North Galkacyo residents loot business shops

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12578
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

North Galkacyo residents loot business shops

Post by XimanJaale »

The people from North Galkacyo loot businesses owned by people from Bay and Bakool :down:
Xaaladda magaalada Gaalkacyo ayaa maanta kacsanayd kadib markii habeenimadii xalay halkaasi lagu dhaawacay mid kamid ah ganacsatada magaalada ugu caansan, iyadoo sidoo kale xalay weerar geystay khasaare dhaawac ah loo geystay Idaacadda Daljir ee magaaladaasi.
Qaar kamid ah dadweynaha ayaa maanta sameeyey banaanbaxyo ay uga soo horjeedaan falalka ammaan darro, waxayna boob u geysteen qaar kamid ah goobaha ganacsi ee dadka kasoo gobolada Bay iyo Bakool.
Beegsiga dadka kasoo jeeda goboladaasi ayaa yimi kadib markii dad dhowr ah oo loo qab qabtay dilalkii magaalada ka dhacay ay noqdeen dadka kasoo goboladaasi Bay iyo Bakool.
Galabta xaafadda Israac kooxo hubaysan ayaa ku dilay 6-ruux oo ah dhalinyaro lasoo sheegay in ay kasoo jeedaan gobolada Bay iyo Bakool.
Waxaa sidoo kale jiray boob loo geystay goobo ganacsi oo ay dadkaasi magaalada ku lahaayeen, waxaana la boobay alaabtii oolayd.
Madaxweynaha Puntland ayaa dhowaan magaalada usoo magcaabay maamul cusub kaasi oo loogu talagalay in ay wax ka qabtaan xaaladaha kasii daraaya ee magaalada Gaalkacyo ka jira.
Dhanka kale magaalada Garoowe ayaa waxaa maanta ka baxay Ciidamo badan oo isugu jira Boolis, Daraawiish iyo kuwa Sirdoonka Puntland ee PIS-ta, waxaana la sheegay in ay galabta gudaha u galeen magaalada Gaalkacyo.
Xaaladda magaalada Gaalkacyo ayaa maal mahan kasii daraysay xaga ammaanka, waxaana jira dilal iyo qaraxyo ka dhacay asbuucyadii lasoo dhaafay.
User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12578
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Re: North Galkacyo residents loot business shops

Post by XimanJaale »

I have to tell the Wagardhac citizens in Galkacyo to protect my fellow southerners :up:

Lets protect the people from Bay and Bakool :up: :som:
Aseelah-Raaida
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1590
Joined: Wed Apr 01, 2009 10:43 am

Re: North Galkacyo residents loot business shops

Post by Aseelah-Raaida »

:lol: :lol: :lol:

3 topics with articles from dubious sites dedicated to PL ,all in an hours time.
User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12578
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Re: North Galkacyo residents loot business shops

Post by XimanJaale »

Wararka naga soo gaaraaya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaaya iyo lix qof oo rayid ah maanta halkaasi lagu dilay.
Inkastoo aanay warar faah faahsan kasoo bixin dilka dadkaasi ayaa wararka hordhaca ah waxay sheegayaan in lagu dilay xaafadda Israac ee dhanka waqooyi ee magaalada Gaalkacyo.
Wararka qaar ayaa sheegaaya in dadka la laayey ay yihiin dhalinyaro kasoo jeeda gobolada Bay iyo Bakool kuwaasi oo lala xiriirinaayey falal ammaan darro oo maal mahii lasoo dhaafay ka jiray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.
Ciidamada ammaanka ayaa halgallo ka sameeyey xaafadda uu dilku ka dhacay ee Israac waxaana la sheegay in ay Ciidamo qab qabteen tiro dad ah.
Dilka raggaan ayaa kusoo aaday xilli magaalada Gaalkacyo habeenimadii xalay dhaawac loogu geystay mid kamid ah ganacsatada magaaladaasi.
Sidoo kale waxa uu kusoo aaday xilli habeenimadii xalay weerar bam gacmeed ah lala eegtay xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Gaalkacyo kaasi oo uu ku dhaawacmay hal ruux.
Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa maanta ka jiray banaanbaxyo ay dadka magaaladaasi uga soo horjeedaan falalka ammaan darro ee magaalada kuso kordhay.
Waxaa jira qaar kamid ah goobaha ganacsiga ee dadka kasoo jeeda gobolada Bay iyo Bakool oo dhac loo geystay maanta.
:down:
User avatar
Coeus
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11709
Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region

Re: North Galkacyo residents loot business shops

Post by Coeus »

O....M..G :shock:
User avatar
Knight of Wisdom
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6609
Joined: Thu Aug 27, 2009 1:56 pm
Location: Eiffel Tower

Re: North Galkacyo residents loot business shops

Post by Knight of Wisdom »

Seems like shit is hitting the fan in Galkaacyo. Who's looting who? Who's killing who?
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: North Galkacyo residents loot business shops

Post by FBISOMALIA »

it seems i will add a new girl to my list soon :lol: :lol: :lol:
Aseelah-Raaida
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1590
Joined: Wed Apr 01, 2009 10:43 am

Re: North Galkacyo residents loot business shops

Post by Aseelah-Raaida »

FBISOMALIA wrote:it seems i will add a new girl to my list soon :lol: :lol: :lol:

:lol: :lol:
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19029
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: North Galkacyo residents loot business shops

Post by FarhanYare »

Aseelah-Raaida wrote:
FBISOMALIA wrote:it seems i will add a new girl to my list soon :lol: :lol: :lol:

:lol: :lol:
:lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”