southern citizen should understand PL law in Puntland

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

southern citizen should understand PL law in Puntland

Post by FBISOMALIA »

Image

Gaalkacyo (RBC Radio):- Gudoomiyaha cusub ee gobolka Mudug Mudane Maxamed Yuusuf Jaamac (Tigey) ayaa waxaa uu faah faahin ka bixiyay tallaabooyinka laga sugayo in maamulkiisa cusub uu ka qabto gobolka Mudug.

Mudane Maxamed Yuusuf ayaa sheegay in uu xooga saari doono arimaha amaanka iyo nabadgelyada gobolka Mudug, wuxuuna intaa ku daray in uu arintaasi iskaashi kala yeelan doono dhinacyada ay khuseyso.

Gudoomiyaha waxaa uu soo hadal qaaday wada noolaanshaha dadka reer Puntland ee gobolka Mudug iyo dadka ka yimid koonfurta Soomaaliya, isagoo arimahaasi ka hadlayana wuxuu yiri ” Waxaan dhisi doonaa Guddi ay leeyihiin dadka ka yimid koonfurta Soomaaliya ee jooga gobolka Mudug, waxaana arintaasi aan uga gol leenahay in ay naga nabad galaan annaguna aan ka nabadgalno isla markaana nabad lagu wada noolaado”.

Mudane Tigey wuxuu sidoo kale sheegay in uu xoojin doono wada shaqeynta maamulka Galmudug si meesha ay uga baxdo dhibaatooyinka amniga la xiriira ee mararka qaar dhaca wuxuuna sheegay si dadku u kala nabadgalo oo nabadgelyo iyo xasilooni loogu wada noolaado in ay ka shaqeyn doonaan.

Gudoomiyaha cusub ee gobolka Mudug Mudane Maxamed Yuusuf Jaamac (Tigey) wuxuu hadalkiisa raaciyay in uu ka fogaan doono wax kasta oo keeni kara isku dhaca iyo isfaham darro dhexmarta mas’uuliyiinta gobolka Mudug.

Maamulka cusub ee Gudoomiye Maxamed ayaa ku soo beegmaya xilli amaanka Gaalkacyo ay wax iska badaleen maalmihii ugu dambeeyay waxaana laga filayaa in maamulkani cusub uu wax ka badal dhinaca amniga ah in uu la yimaado.

Cawil Maxamuud Cabdi

Cawil@raxanreeb.com

RBC Radio.
Southie4life
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 481
Joined: Thu Apr 16, 2009 10:16 am

Re: southern citizen should understand PL law in Puntland

Post by Southie4life »

stop blaming southerners for faroles lack of leadership,,,maybe if president visit it would help,,,,
User avatar
PrinceDaadi
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2442
Joined: Sun Jul 10, 2011 5:32 pm
Location: Daadi Island

Re: southern citizen should understand PL law in Puntland

Post by PrinceDaadi »

The title of the thread has nothing to do with the content of of the article.
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: southern citizen should understand PL law in Puntland

Post by FBISOMALIA »

Southie4life wrote:stop blaming southerners for faroles lack of leadership,,,maybe if president visit it would help,,,,
just close your mouth sheegto :|
PrinceDaadi wrote:The title of the thread has nothing to do with the content of of the article.
if you see the lines those explain why i write the title
Southie4life
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 481
Joined: Thu Apr 16, 2009 10:16 am

Re: southern citizen should understand PL law in Puntland

Post by Southie4life »

im typing and not using my mouth,,,,,make me,,,,,dont write a thread directed at all southern citizens,,,focus on politics,,,,but again i expect this from u
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: southern citizen should understand PL law in Puntland

Post by FBISOMALIA »

Southie4life wrote:im typing and not using my mouth,,,,,make me,,,,,dont write a thread directed at all southern citizens,,,focus on politics,,,,but again i expect this from u
first thing this is not concern you east africa

second every topic you bring faroole name for no Reason cause he said SSC are terrorist ...!!!

thirdly im Quote Gudoomiyaha mudug words directly to the southern citizens just check the lines

right now im not in good mood to discus your SSC so close your mouth :|
User avatar
tightrope
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6581
Joined: Thu Jul 15, 2010 1:46 pm
Location: U MAD SOUTHIE?

Re: southern citizen should understand PL law in Puntland

Post by tightrope »

SOUTHERNERS :down:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”