Hiiraan.com.."cabaas forced to leave dhobleey"

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Shift
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1740
Joined: Thu Nov 25, 2010 3:47 am
Location: Allow Lakala Miiranyee Melez ha na raacin

Hiiraan.com.."cabaas forced to leave dhobleey"

Post by Shift »

Hate to say it but i know what am talking about :lol:

Khilaaf soo dhexgalay ciidamada dowladda ee ku sugan Dhoobley iyo Al-shabaab oo duulaan ku ah degmadaas

Isniin, Ogoosto 29, 2011 (HOL) - Warar lagu kalsoon yahay oo ay HOL ka heshay gobollada Jubbooyinka iyo Gedo ayaa sheegaya inuu jiro khilaaf xooggan oo soo dhexgalay saraakiisha ciidamada dowladda KMG ah ee ku sugan degmad Dhoobley ee gobolka Jubbada hoose, iyadoo ciidammo Itoobiyaan ahna ay dhaqdhaqaaqyo ka bilaabeen gobolka Gedo.

Xarakada Al-shabaab ayaa iyaduna ciidamo fara badan geysay gobollada Gedo iyo Jubbada hoose si ay isugu daydo inay dib u qabsato degmooyinkii looga qabsaday dagaalladii horraantii sannadkan ka dhacay gobolladaas.

Wararku waxay intaas ku darayaan in Col. Cabbaas oo ka mid ahaa saraakiisha hoggaaminaya ciidamada DKMG ah ee ku sugan degmada Dhoobley uu ciidankiisii kala baxay degmadaas isagoo u jiheystay degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo.

"Ciidamada DKMG ah ee ku sugan Dhoobley waxaa soo dhexgalay khilaaf ba'an, taas ayaana keentay in saraakiil ka tirsan hoggaanka ay bilaabaan inay ciidankooda kala baxaan degmadaas," ayuu HOL u sheegay sarkaal ku sugan Dhoobley oo diiday in magac ahaan iyo darajo ahaan la xuso.

Sarkaalkan wuxuu sheegay in ciidamadu ay hab beeleed u kala furfurteen ayna ku sugan yihiin deegaanka ciidamadii kasoo jeeday deegaanada Jubbada hoose, iyadoo aanay dowladdu qaadin tallaabo ay ku xalinayso khilaafkaas.

Dhanka kale, ciidammo Itoobiyaan ayaa ka billaabay degmooyinka Gobolka Gedo ee ay gacanta ku hayso DKMG ah dhaqdhqaaqyo ciidan, iyadoo ciidamada dowladda la bilaabay in loo kala wareejiyo degmooyinka ay kaga sugan yihiin gobolkaas.

Lama yaqaan sababta keentay in dowlada Itoobiya ay dhaqdhaqaaqyo ka bilowdo gobolka Gedo, inkastoo uu dhawaan sheegay ra'iisul wasaaraha Itoobiya, Meles Zenawi inay awoodi karaan inay gargaarka geeyaan goobaha ay Xarakada Al-shabaab ka taliso si loo baajiyo inay dadka ku nool deegaannadaas u dhintaan macluul.

Dagaalyahannada Al-shabaab ayaa iyaguna ku qulqulaya labada gobol ee Gedo iyo Jubbada hoose, iyagoo doonaya inay qaab awoodeed ku qabsadaan degmooyinkii horraantii sannadkan laga fara marjoojiyay.

Goobjoogayaal ku sugan gobolladaas oo ka cudur-daartay inaan magacyadooda ku sheegno warbixintan ayaa sheegay in ciidammo hubeysan oo Al-shabaab ka tirsan ay buuxiyeen gobolladaas, kuwaasoo isku diyaarinaya inay weeraraan degmooyinka ay ku sugan yihiin ciidamada DKMG ah.

Dowlada Soomaaliya oo kaashanaysa ciidammo Itoobiyaan ah iyo Ahlusunna ayaa si awood ah kaga qabsatay Xarakada Al-shabaab afar degmo oo ka tirsan gobolka Gedo iyo degmada Dhoobley ee gobolka Jubbada hoose.

Ma jiraan hadal kasoo baxay dhinaca dowladda KMG ah oo ku saabsan khilaafka soo dhexgalay saraakiisha ciidamada taabacsan ee ku sugan degmada Dhoobley iyo dhaqdhaqaaqa ay ciidamada Itoobiya ka billaabeen gobolka Gedo.

Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online
maxuseen@hiiraan.com
Muqdisho, Soomaaliya
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Hiiraan.com.."cabaas forced to leave dhobleey"

Post by Voltage »

Cabaas and those boys should have never been in Dhoobley. Go to Gedo, reinforce the front against Al Shabaab, remove the idea "Azania" has any place in Gedo region in Ceel-waaq, push into Baardheere, and then contribute to the slow push south. That should have been the strategy to begin with.

This is actually a positive excuse in this regard because the Kenyan-trained troops had a mandate to go to Dhoobley and now that they did and left because of khilaaf, they can go reinforce Gedo without making it seem as if they are breaking promises. Good development.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Hiiraan.com.."cabaas forced to leave dhobleey"

Post by The_Emperior5 »

Viva azania state of somalia the people of azania are building a state well done
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Hiiraan.com.."cabaas forced to leave dhobleey"

Post by Voltage »

Jubbaland iyo heblaayo cidna kaa warsan mayso Emperiorow. :lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Hiiraan.com.."cabaas forced to leave dhobleey"

Post by The_Emperior5 »

Oo ma waxan ku idhi iga warayso yarku walana ma voltage ba

Meesha adeer azania la yidha eeh la soco
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Hiiraan.com.."cabaas forced to leave dhobleey"

Post by Voltage »

Jubbaland arrimaheeda waxaad tiraah cidna kala socon mayso :up:
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28303
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Hiiraan.com.."cabaas forced to leave dhobleey"

Post by Murax »

Okay, lets say this is the case. Its says a lot that Sade are even in Dhoobley in the first place running things when its not even their deegan.


You'd never find a Marexaan here saying a Ogadeen army are leaving Garbaharey because its unfathomable for them to be in carro marexaan in the first place :lol:

This is a good move, Marexaan should not be fighting for Dhoobley When Baardheere which is 5x bigger is still not in their control :up:
Last edited by Murax on Mon Aug 29, 2011 5:25 am, edited 4 times in total.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Hiiraan.com.."cabaas forced to leave dhobleey"

Post by The_Emperior5 »

Voltage iska da waxaaso why was cabaas forced to leave dhooblay :D
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28303
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Hiiraan.com.."cabaas forced to leave dhobleey"

Post by Murax »

FBISOMALIA iskawaran :lol:
Last edited by Murax on Mon Aug 29, 2011 6:32 am, edited 1 time in total.
User avatar
BlackVelvet
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 23249
Joined: Thu Mar 11, 2010 2:54 pm
Location: On Idman's mind

Re: Hiiraan.com.."cabaas forced to leave dhobleey"

Post by BlackVelvet »

Voltage and Murax take a seat before the OGs dhaanto on your heads with their big feet.
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Hiiraan.com.."cabaas forced to leave dhobleey"

Post by Voltage »

Maxaa dheerarka cagahooda ku baray horta :lol:
User avatar
BlackVelvet
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 23249
Joined: Thu Mar 11, 2010 2:54 pm
Location: On Idman's mind

Re: Hiiraan.com.."cabaas forced to leave dhobleey"

Post by BlackVelvet »

It is one of those things you can spot from a mile. Their big feet and your tiny teeth :lol:
Voltage wrote:Maxaa dheerarka cagahooda ku baray horta :lol:
btw that af Somali is tacbaan
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Hiiraan.com.."cabaas forced to leave dhobleey"

Post by AhlulbaytSoldier »

I feel sorry for Cagdheer, large in numbers yet soft as snow.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”