Sultaan Emperiors ciid message

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Sultaan Emperiors ciid message

Post by The_Emperior5 »

Salaamu calaykum dhamaan ayuhaaal muslimin ayuuhal isxaaqiyun ayuhal ahli bait ama bacd waxan idin waleeyahay bishi barakeysneyd eeh ramadan waanu so afjarnay musliminta waxan leeyahay hadaad shuwaalka soomi kartan soomaa.

Ta markaynu ka gudubna dhowr qodob baan idin so jeedineya walaayaal sanado adag baa lugu jira gaar ahaan geeska africa waxan leeyahay midnimida iyo wada jirka hala ilaaliyo dalkeena iyo dadkisa sababo cadawo fara badan baanu leenahay midnimida markeyno ilaalino baynu xadhiga allah na si wanaaagsan u qabsan karna. Cid ilaale cidi isku deyda inu dalkena iyo dadkisa wax yeeleyo meel halooga so jeedsato dadkeena qurbajoogta waxan leeyahay boqolki ba boqol aynu tageerno xukumadeena dalka hogaamisa. Eeh u hormood u yahay mujahid siilaanyo.


Sultaan Emperior qeybti labaad wey so socota. Gacanyare khalid ali baa idin la socodsiin doona, wa bilahi tawfiiq
User avatar
HaragWafi85
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1838
Joined: Sun Sep 19, 2010 9:48 am
Location: Somaliland.

Re: Sultaan Emperiors ciid message

Post by HaragWafi85 »

:up: :sland:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”