FINALLY! CIID WANAAGSAN IN MINNEAPOLIS(CENTRAL TIME)
Posted: Tue Aug 30, 2011 5:42 pm
Allah Akbar! Allahu AKbar! Barito Waa ciidi dhabta aheed ee dadka kunool agagaarka central time. minneapolis/canada. Hadaa haye raac tahay. Dadka badankooda "Haye-raac-waaye". Ayagoo bishii arkin ayee ciideen. Xaqiiqdii Minneapolis aniga galab ayee i tahay. Bishana waxey soo baxeysaa Tomorrow at 7:29pm august 31,2011.
Africa laga arkay waa sheeko ciyaal iyo maangaabnimo. Waa inaa aragtaan bisha Ramadaan. Today we have technology and Nasa. I knew today Minneapolis can not been seen "Bisha". Dadka wa iska afuraan ayagoo arkin Bisha Shawaal iyo ayagoo bisha dhameeystirin.
Here is the Evidence in Minneapolis; Tomorrow is the first day will Appear the month....

---------------------------------------------------------------------------------------------------------------------
Happy Ciid Tomorrow if you live in Minneapolis, USA; Toronto, Canada....