Page 1 of 2
Sheekh Aadan Siiro
Posted: Tue Aug 30, 2011 8:13 pm
by adam2000
Waxaan aad iyo aad uga hadlaynaa dadkaa Oromada ah iyo Itoobiyaanka Dalka soo galay waar waxa la leeyahay 2050-ka Itoobiyaanku waxay noqonayaan laba boqol iyo toban Milyan markii tiro koob lagu sameeyey, waar Somaliland waxa la leeyahay konton sanadood ka dib todoba Milyan ilaa sideed Milyan ma dhaafayno, waar hadaynaan xad u sameyn dalkay inaga qaadayaan, waar cuduro badan bay wadaan oo dhib badan bay inagu hayaan, maanta shan boqol oo guri ilaa lix boqol oo guri oo min boqol Dollar ahi waa imisa waa lixdan kun oo Dollar, guryaha ay ilaaliyaan oo kaliya iskaa shaqooyinka kale ee ay hayaan oo lixdan kun oo Dollar imisa reer baa maanta ku noolaan lahaa, waxa ka daran guryahaasi fasaadka ay sameeyaan iyo guryo lagu tunto ayay kiro yar ka dhigeen oo sadex is wada jiidaya maydaan arag, dadkeenii wax la siin lahaa oo dhan shaqalaheenu qaali ha noqdeene ILAAHEY ayaa iskeen baday, waar Xukuumadda waxaanu kala hadlaynaa waar dadkaa wadanka ha laga saaro, waad arkaysaa Wajaale ama Wasiir ha noqdo ama mid wadaad ah ha noqdo ama mid baayac mushtariya ha noqdo ila aad sharci ku gasho ma geli kartid Wajaaladaa tobanka talaabo inoo jirta, waar inaga teena maxaa nomadis laan ka dhigay dee waxaan leeyahay qofkii sharci haystaana dalka ha soo galo kii kalena ha iska joogo, inta joogtana Xukuumadda waxaanu kala hadalnay in badan waar go’aan ha ka gaadhaan, dadkana waxaanu ku waaninaynaa waar lacagta ka daaya oo markay idiin yimaadaan raashin uun siiya way soo lacag doonteen, waxaad arkaysaa nin baayac mushtari ah oo walaalkii bakhtiyayo oo inta uu tukaankiisa hortiisa isla soo hor taagay u qaybinaya kuwaas, waar iyagaa iska noqonaya oo shaqada ha siinina, kuwiina shaqada siiya intuu doono ha qaatee”.
Sacad Muuse Cabdi
Gabiley News Reporter
Hargeysa Office
Contactgabiley@yahoo.com
--------------------------------------------------------------------------------
Published: 2011-08-30
Re: Sheekh Aadan Siiro
Posted: Tue Aug 30, 2011 8:22 pm
by The_Emperior5
This guy really loves his country well said sheikh adaan siiro
Re: Sheekh Aadan Siiro
Posted: Tue Aug 30, 2011 9:09 pm
by JSLBerbera
Waa sidu sheegay, xala xidho xadka. No more oromo in our country!
Re: Sheekh Aadan Siiro
Posted: Tue Aug 30, 2011 9:17 pm
by afisoone
Wax isdhaamo meesha kuma arko.
Re: Sheekh Aadan Siiro
Posted: Tue Aug 30, 2011 9:32 pm
by adam2000
hadaan nimankan la iska qaban intay goori 'goortahay tabtaa israail oo kalay inagu noqonayaan.
falastiin maanta dhulkii ay lahaayeen ayay u baryootamayaan.
Re: Sheekh Aadan Siiro
Posted: Tue Aug 30, 2011 9:34 pm
by ToughGong
Live and let live I say
Re: Sheekh Aadan Siiro
Posted: Tue Aug 30, 2011 9:38 pm
by JSLBerbera
adam2000 wrote:hadaan nimankan la iska qaban intay goori 'goortahay tabtaa israail oo kalay inagu noqonayaan.
falastiin maanta dhulkii ay lahaayeen ayay u baryootamayaan.

Re: Sheekh Aadan Siiro
Posted: Tue Aug 30, 2011 9:39 pm
by adam2000
smy, ma london baad guri ka iibsatay. ku qabso ku qadi mayside.maanad ka baqanayn.
Re: Sheekh Aadan Siiro
Posted: Tue Aug 30, 2011 9:51 pm
by ToughGong
I figured dadka meeshoodi ka yimid koley masaib ayaa keenay
So why persecute them,if in the future there lands are safe from wars and droughts I'm sure they'll return volantarily
Re: Sheekh Aadan Siiro
Posted: Tue Aug 30, 2011 9:55 pm
by JSLBerbera
seemeyer wrote:I figured dadka meeshoodi ka yimid koley masaib ayaa keenay
So why persecute them,if in the future there lands are safe from wars and droughts I'm sure they'll return volantarily
Where they are from is already peaceful and is more barwaaqo than somaliland. They come to our country without sharci

Re: Sheekh Aadan Siiro
Posted: Tue Aug 30, 2011 10:01 pm
by ToughGong
^
Would you leave your country if everthing was "hunky dory"
It's not the natural thing to do is it,except for the very view individuals the have the wanderlust
Re: Sheekh Aadan Siiro
Posted: Tue Aug 30, 2011 10:05 pm
by adam2000
habeenkii markay hoydaan heesahay ku ciyaaraan waxa ka mida,
'dadku dhabacsanaa dhulku hodansana.
Re: Sheekh Aadan Siiro
Posted: Tue Aug 30, 2011 10:07 pm
by ToughGong
What does "dhabacsanaa" mean
Re: Sheekh Aadan Siiro
Posted: Tue Aug 30, 2011 10:12 pm
by JSLBerbera
seemeyer wrote:^
Would you leave your country if everthing was "hunky dory"
It's not the natural thing to do is it,except for the very view individuals the have the wanderlust
I see wat u mean, atleast dowlada have to put a limit. We are not the only country in east africa
Re: Sheekh Aadan Siiro
Posted: Tue Aug 30, 2011 10:18 pm
by afisoone
JSLBerbera wrote:seemeyer wrote:^
Would you leave your country if everthing was "hunky dory"
It's not the natural thing to do is it,except for the very view individuals the have the wanderlust
I see wat u mean, atleast dowlada have to put a limit. We are not the only country in east africa
What country? You mean Somalia