Failed Assasination attempt on President Siilaanyo

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Failed Assasination attempt on President Siilaanyo

Post by Keyse_0208 »

Ciidamada Aamanka Somaliland Oo Gacanta Ku Dhigay Rag Looga Shakiyay In Ay Isku Qarxinayayeen Masjid Jaamaca Hargeysa, Halkaasi Oo Uu Madaxweyne Siilaanyo Ku Tukanayay

saddex nin oo looga Tuhmay in ay Maleegayeen Wareero is qarxisnimo, Taasi oo ay la bar tilmaamayadsanayeen Masjid Jaamaca

Hargeysa (GNS) Ciidamada Amaanka Somaliland ayaa Aroornimadii Salaasada oo ku beegnayd Maalintii ciidul-fidriga, ku qabtay saddex nin oo looga Tuhmay in ay Maleegayeen Wareero is qarxisnimo, Taasi oo ay la bar tilmaamayadsanayeen Masjid Jaamaca Magaalada Hargeysa, Halkaasi oo uu ku tukanayay Madaxweyne Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxmuud Siilaanyo, Xubno ka mid ah Golihiisa Wasiirada Xildhibaano ka tisrsan Labada Golle Qaran iyo Waliba Kumanaan Qof oo kale.

Raggan ayaa ay Ciidamada Aamanku Qabteen wax yar ka hor intii aan Madaxweyne Siilaanyo masaajidkaas gaadhin subaxnimadii ciidda.

Ragan la hayo ayaa laga qabqabtay iyaga oo ku sugan duleedka woqooyi ee Masjid-jaamaca Hargeysa, gaar ahaan dhinaca qiblada oo ku beegan albaabka Madaxweynuhu masjidka ka gelayey.

Saddexdan Nin ayaa asal ahaan ka soo jeeda Koonfurta Dalka Somaliya, Waxana la sheegay in ay Saddexdan nin ay hadda ku xidhan yihiin xarunta ciidanka CID-da ee magaalada Hargeysa.

Si kastaba ha ahaatee waxaan wali wax war ah ka soo saarin Dhacdadan Masuuliyiinta Xukuumada Somaliland.

Gabiley
Hargeysa Office
User avatar
IRONm@N
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5122
Joined: Tue May 01, 2001 7:00 pm
Location: Jannatul-Fardowsa
Contact:

Re: Failed Assasination attempt on President Siilaanyo

Post by IRONm@N »

End of days, while the only safe place on earth, isn't safe anymore
User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: Failed Assasination attempt on President Siilaanyo

Post by Keyse_0208 »

IRONm@N wrote:End of days, while the only safe place on earth, isn't safe anymore
Majority of the time being assasinated in the mosque is the trade mark of p/land :lol: fortunatly koonfurians are watched with eagle eyes inside somaliland, every foking koonfurian is a potential suspect, if u know what im saying.
Good Job to the Ciidanka amaanka :up:
User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: Failed Assasination attempt on President Siilaanyo

Post by ToughGong »

IRONm@N wrote:End of days, while the only safe place on earth, isn't safe anymore
It says failed
Saraxnow
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4751
Joined: Mon Jun 27, 2011 7:02 pm

Re: Failed Assasination attempt on President Siilaanyo

Post by Saraxnow »

This is dangerous. They came allll the way from konfuur to target Silanyo? How come wararka did not mention this?
User avatar
IRONm@N
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5122
Joined: Tue May 01, 2001 7:00 pm
Location: Jannatul-Fardowsa
Contact:

Re: Failed Assasination attempt on President Siilaanyo

Post by IRONm@N »

Keyse_0208 wrote:
IRONm@N wrote:End of days, while the only safe place on earth, isn't safe anymore
Majority of the time being assasinated in the mosque is the trade mark of p/land :lol: fortunatly koonfurians are watched with eagle eyes inside somaliland, every foking koonfurian is a potential suspect, if u know what im saying.
Good Job to the Ciidanka amaanka :up:
koonfur doesn't proof anything, Somalilanders call SCC and Makhiir koonfur, Puntland koonfur, mudug, Banadir, Jubba.
so koonfur doesn't say anything.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Failed Assasination attempt on President Siilaanyo

Post by The_Emperior5 »

we do not call ssc or maakhir koonfur , Koonfur is anything east of ceelaayo and koonfur is anything east of yoocade 5 km from garowe.

This is Koonfur

Nugaal
Bari
mudug
Galguduud
banadir
shabeelada hoose
shabeelada dhexe
jubada hoose
jubada dhexe
bay
and bakool

iyo are from one of these provinces you are a koonfurian.
gedo
hiiraan.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”