Page 1 of 3
Maxaa kala haysta.
Posted: Fri Sep 02, 2011 8:14 am
by zingii
>
Oliveoil iyo naagaha somaliyeed maxaa lakala siiyaa?
>
Rovingmad iyo
Voltage maxaa isdaba dhigay?
>
Qorraxeey yaa baray (

)?
>
Ximanjaale iyo TFG intee bay ku dambeen?
>
Shirib iyo
granpa maxaa shabaabiyay?
>
KOW ma kalar blind baa?
>
Basra wali ma la miisaamay?
Re: Maxaa kala haysta.
Posted: Fri Sep 02, 2011 11:23 am
by ciyaal_warta
adiga iyo afarleey maxaa idin kala heysto
aniga iyo nabz af somaligeeda maxaa kala heysto
canjeero iyo laxoox maxaa kala heysto

Re: Maxaa kala haysta.
Posted: Fri Sep 02, 2011 11:37 am
by zingii
ciyaal_warta wrote:adiga iyo afarleey maxaa idin kala heysto
aniga iyo nabz af somaligeeda maxaa kala heysto
canjeero iyo laxoox maxaa kala heysto 
koonfur iyo galbeed ayaa kala haysta.

Re: Maxaa kala haysta.
Posted: Fri Sep 02, 2011 2:38 pm
by The_Emperior5
Grandpa iyo gabdhaha majeerteen maxa kala haysta
Dr yalaxow iyo dameeraha maxa kala haysta
udun iyo ururka ssc maxa kala haysta
Mujahid Siilaanyo iyo Majnuun Buurmadow maxa kala haysta
cali gaab iyo cadhada nabeela maxa kala haysta
babygirl iyo coonimada badan maxa kala haysta
Kow iyo nigisyada kaladhada badan maxa kala haysta.
Re: Maxaa kala haysta.
Posted: Fri Sep 02, 2011 3:27 pm
by Executive
The_Emperior5 iyo sas Darood maxa kaala haysto
Monk of Mogadishu iyo siigo maxa kaala haysta
Nabeela iyo quruux dumar maxa kaala haayo
Basra iyo caloosheeda weyn maxa kaala haayo
Re: Maxaa kala haysta.
Posted: Fri Sep 02, 2011 3:34 pm
by OliveOil
Helwa iyo lonelynimo maxaa kala heysta?
BV iyo daba dhaq dhaqlayn maxaa kala heysta?
I can't come up with anything else

Re: Maxaa kala haysta.
Posted: Fri Sep 02, 2011 3:59 pm
by Nabeela
Some are pretty good, guys keep going it's fun

Re: Maxaa kala haysta.
Posted: Fri Sep 02, 2011 4:12 pm
by The_Emperior5
Ximaanjaale iyo xayasiinta faarmaajo maxa kala haysta
oilive oil iyo saliid seydh seydhinta maxa kalahaysta
Reer widhwidh iyo Executive af walanweynkiisa maxa kala haysta
Qoraxay iyo nafteed qooq maxa kala haysta
Re: Maxaa kala haysta.
Posted: Fri Sep 02, 2011 4:19 pm
by zingii
> daanyeer iyo extreme talk section maxaa kala haysta.
Re: Maxaa kala haysta.
Posted: Fri Sep 02, 2011 4:21 pm
by Cali_Gaab
Ximanjaale oo guuriga hooyadii huurda oo ku leh 'muqadishu barbershop ayaan ku jira' maxaa kala haysta?
Ciyaal warta oo hadh iyo jeer sheeko dumar dhex taagan maxaa kala haysta?
Executive oo reer beledweyn ah, luuqada abgaalka ku hadlaya oo hadana ku leh 'Dhulbahantuhu ha dagaalamaan' maxaa kala haysta?Emperior oo 19 jir ahaa ilaa iyo 2007kii iyo fullstop ka la isticmaalo markaad wax soo qortiid maxaa kala haysta?
Re: Maxaa kala haysta.
Posted: Fri Sep 02, 2011 4:25 pm
by kismayogedojubaland
Maxaa kala haysta?
Re: Maxaa kala haysta.
Posted: Fri Sep 02, 2011 4:31 pm
by Alchemist
FAH iyo Banning Maxaa kala haysta?
Grandpa iyo Gaal maxaa kala haysta?
oliveoil iyo french kissing her co worker maxaa kala haysta

Re: Maxaa kala haysta.
Posted: Fri Sep 02, 2011 4:40 pm
by The_Emperior5
fah iyo fastfoodku u ku faxay maxa kala haysta
Basra iyo balwad is naaxinta maxa kala haysta
Abdiwahaab iyo Ardayda wahaabiyinta maxa kala haysta
Ciyaalwarta iyo Ciyaal Xamarku is moodayo maxa kala haysta
afisoone iyo afkisa cas eeh sheikh dalxiis u eeg maxa kala haysta
Djibsomali iyo Dibjirnimadisa maxa kala haysta
Imam hutuking iyo irhaabiyinta maxa kala haysta
Re: Maxaa kala haysta.
Posted: Fri Sep 02, 2011 4:45 pm
by BlackVelvet
OliveOil wrote:Helwa iyo lonelynimo maxaa kala heysta?
BV iyo daba dhaq dhaqlayn maxaa kala heysta?
I can't come up with anything else

You are so sad

Re: Maxaa kala haysta.
Posted: Fri Sep 02, 2011 4:47 pm
by greenday
Is this the new way to caay people
