Latest update of Gaalkacyo war

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12577
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Latest update of Gaalkacyo war

Post by XimanJaale »

Dib ayuu u qarxay maanta dagaal hor leh oo ka socda magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, kaasoo u dhexeeya ciidamada maamul goboleedka Puntland iyo koox maleeshiya ah oo hubeysan.


Dagaalka maanta wuxuu xoogiisa ka socdaa xaafadda Garsoor ee waqooyiga ku taalla, wuxuuna bilowday mar ay dableyda deegaanka ee ciidamada Puntland la dirirayo weerar soo qaadeen, labada dhinac ayaa waxaa soo gaaray gurmadyo ciidan iyo gaadiidka dagaalka, mid kastana waxay ku taameysaa in ay tan kale ka adkaato.

Khasaaraha dagaalkan u dambeeyey ma cada, hase yeeshee waxaa sii kordhayo tirada ku dhimatay isku dhicii shalay oo gaartay ugu yaraan 15-qof iyo dhaawaca inka badan 20.

Saraakiil u hadlay Puntland ayaa ku eedeeyey maleeshiyaadka ay hardamayaan in ay xiriir la'leeyihiin Al-Shabaab, gurmadna ka helayaan laakiin cid u hadashay kooxdan ma jirto.

Maleeshiyada ka soo horjeeda Puntland waa kuwa beeleed ka soo jeeda degmada Goldogab, waxayna ku doodeysaa beeshaas oo uu u dhashay guddoomiyaha baarlamaanka Puntland in si gardarro ah oo soo weeraray, xaqna ay u leedahay in ay is-difaacdo.
Dagaalka qaraar ee ka socda waqooyiga magaalada Gaalkacyo ayaa u muuqdo in marba marka ka dambeysa uu sii xoogeysanayo, iyadoo uu ku sii faafayo aagag hor leh.



Wararkii u dambeeyey ee ay Gedoweb heshay ayaa sheegayo in khasaaraha dagaalkan uu geystay maanta ay dhan tahay dhimashada dad ka badan 10-qof iyo dhaawac toboneeya kale oo u badan dhinacyada dagaalamayo, ciidamada Puntland iyo maleeshiyaadka deegaanka ee dirirayo ayaa hadda isku hayo xaafadaha Garsoor iyo Israac oo uu dagaalku soo gaaray saacado dhawaa, waxaa si culus loo maqlayaa rasaasta ka dhaceysa qoryaha Tiknikada ee ay labada dhinac wataan.

Isbitaalada magaalada waxaa buux-dhaafiyey dadka dagaalkan ku dhaawacmay, iyadoo meel la kala dhigo la'layahay, shaqaalaha caafimaadka ayaa ku waramayo in dadka dhaawacan isugu jiraan kuwa xaaladoodu halis tahay iyo qaar dhaawacoodu fudud yahay, waxayna dalbadeen gurmad dheeraad ah iyo dawooyin si loola tacaalo dadka dhibaateysan.

Magaalada dhankeeda waqooyiga dhaqdhaqaaqii ganacsiga wuu xaniban yahay ma jiro gaadiid isaga kala gooshayo, dadka waxay isugu jiraan kuwa ka barakacay waqooyiga iyo qaar ku gabanayo guryahooda si ay uga badbaadaan xabadda xoogga badan ee dhaceysa.

Labada ciidan waxaa soo gaarayo askar iyo hub, taasoo dagaalka kaga sii dareyso Puntland ayaa u dirtay ciidankeeda gawaari dagaalka, iyadoo ku adkeysaneyso in ay la dirireyso rag Shabaab ah ama taageero u ah, maleeshiyada maamulka ka soo horjeedana waxay qabaan in ay difaacayaan naftooda oo khatar la soo geliyey.

Wasaaradda amniga Puntland ayaa sheegtay in ay la dagaalameyso koox argagixiso ah, siina wadi doonto dagaalka ilaa ay ka sifeyso.

Madaxweynaha maamulka Galmudug Maxamed Axmed Caalim ayaa isna ku tilmaamay dagaalkan mid qabiil oo aan lagu tilmaami karin in lala dagaalamayo dad ammaan darro wado, wuxuuna intaas ku daray in beelaha iyaga ka heshiiyaan dagaalka soona afjaraan khilaafkooda.

Odayaal dhaqameed ka soo jeeda gobolka Mudug ayaa iyaguna ku baaqayo in dagaalka la joojiyo oo la isugu yimaado miiska wada-hadalka.
The Puntland army that attacked Garsoor (Reer Maxamed Mumin sub-clan of Leelkase xaafad) was pushed back by the Reer Maxamed Mumin army and the war spread into Israac (Majerteen xaafad).

Currently the Leelkase army control Garsoor, the main hospital of Galkacyo and the checkpoint of Israac.
User avatar
Garuun
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 615
Joined: Thu Feb 26, 2009 5:44 pm
Location: PanSoMali Liberation Movement: Sovereignty First.

Re: Latest update of Gaalkacyo war

Post by Garuun »

It was Warsengeli in Sanaag, now Leelakase , Dhulbahaante half way in.Garxajis next?
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Latest update of Gaalkacyo war

Post by udun »

Alle ha kala qaboojiyo dadka wallaalaha ah ee dirirtu u dhexeyso. Intaasaa ku filan in qofku yiraahdo isagoo aan buunbuunin. Xusuusnow dhiig Muslim baa daadanaya e.
User avatar
HaragWafi85
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1838
Joined: Sun Sep 19, 2010 9:48 am
Location: Somaliland.

Re: Latest update of Gaalkacyo war

Post by HaragWafi85 »

Garuun what has Garhajis got to do with Puntland?
User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12577
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Re: Latest update of Gaalkacyo war

Post by XimanJaale »

daba_gaale wrote:Just received a phone call from my relatives in Gaalkacyo around 8am Friday Gaalkacyo time, the war resumed! and it's gotten worse, the dhabayaco along with their proxy punaniland army outfits(Pretending to be dawlad) are once again attacking Garsoor with all kinds of weapons, i.e. a tank was spotted shelling Garsoor today as well.

:roll: at the dhabayaco using a tank on Garsoor, wow, as if that's gonna help, Americans with unlimited supply of weapon power couldn't win in Baqdad, and u fools bring a tank, lol thats like bringing a fuckking turtle to war, guess whats gonna happen,
----the dhabayaco is gonna venture into Garsoor Neighbourhoods, not knowing a thing about our alleyways ofcourse, and they'll get surrounded, and their Tank will be caputured!


---- We all knew this attack on Garsoor(Leelkase Area of Gaalkacyo) had 'Qabiil' Agenda written all over it, i mean why else would they send a 'strictly' ALL Majerten armed men to apprehend a Leelkase businessman inside Garsoor :shock: :shock: That's like literally asking for war, no better way of provoking someone.

---> this war has the markings of the last 'unfinished' clash between the Subclans of Leelkase and Subclans of Majerten in Gaalkacyo, i.e. Reer Mahad & Reer Mahamd Mumin, in the last clash there were something like 3 Leelkase dead and 12 Mj's dead, so abviously they are trying to revenge, but that's not gonna work in GAALKACYO!
specially since the last war ended, why the fukk would you try to revive that?? And on top of that drag the name of Puntland in your little tribal conflicts?? i mean does this mean Majerten cannot fight on a Qabiil level, they have to drag a freakin 'state government' into tribal war, using puntland money, resources, and weapons to attack other Daroods, i.e. once it was Warsangeli in Galgalo, once again Dhulbahante in border region of Nugaal/Sool, and now it's Leelkase???

Am i the only NOT suprised! These fools are living in the 1960's with their SSDF dominated politics and stupid leaders who advise them on bullshyt.


Well above everything "ALLAH" is witness to the whole thing, and we leave it to him, maybe in the grande scheme of things, something that looks bad i.e. war, is probably good for the area, i.e. bringing about a new change, a new maamul, a new phase into Somalia affairs,

who knows maybe THE REAL AL-SHABAAB well actually come to Gaalkacyo, i mean we all know about "THE BOY WHO CRIED WOLF" .........they've been asking for Al-shabaab for the longest, and i pray to Allah that they really get their fight brought to them into the heart of Garoowe, Qardho and Boosaaso! AAMIIN, and that will give them a little taste of their 'evil medicine'.

They have cowardly labelled all the tribes they have conflicts with as al-shabaab so that they can get away with using government money, weapons, and foriegn AID!

So what does it look like?? Literally Another 20 years of unrest, conflict and wars in SOMALIA, specially Garoowe--Boosaaso region!
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Latest update of Gaalkacyo war

Post by SahanGalbeed »

The days of reer hebel against the local gov {because they are from another clan} should be over ! backward weeye waxaasi.
Last edited by SahanGalbeed on Fri Sep 02, 2011 1:13 pm, edited 1 time in total.
User avatar
Username1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1251
Joined: Tue Feb 15, 2011 11:32 am

Re: Latest update of Gaalkacyo war

Post by Username1 »

Xarmanjaale, you must be really enjoying this war. Last time you were this excited Farmaajo had been selected to be prime minister. :lol:
User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12577
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Re: Latest update of Gaalkacyo war

Post by XimanJaale »

Username1 wrote:Xarmanjaale, you must be really enjoying this war. Last time you were this excited Farmaajo had been selected to be prime minister. :lol:
I always make threads about military movements in Somalia. That doesn't mean I'm exicted about wars.

I make 40 threads about Xamar battles
I make 100 threads about Gedo battles
I make 100 threads about Jubooyinka battles
I make 100 threads about SSC-Somaliland battles

That doesn't mean I enjoy war :!:
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Latest update of Gaalkacyo war

Post by SahanGalbeed »

War waa beenti usernamow , la' ma' ba tuso Puntland raggan , waxa ku diray laakin weli maan fahmin .
Gedo baan uga soo dirayna gurmad bay ku leeyihin . wtf?
Koodi ra'is al wasaaraha aha na , sida si le'eg , kolba meel aaney wax ka gelin bay isa soo taagan. Sow kii yidhi dhulbahantaha baan ciidamo gurmad ah u diriya :lol: . Wax ay burburiyaan oo meesha looga baxo mooye , weligood wax kula dhisan maayan .
User avatar
Cinque Mtume
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4005
Joined: Fri Mar 06, 2009 5:36 pm
Location: Tres Puntos

Re: Latest update of Gaalkacyo war

Post by Cinque Mtume »

daba_gaale wrote:specially since the last war ended, why the fukk would you try to revive that?? And on top of that drag the name of Puntland in your little tribal conflicts??
Because it's not a tribal conflict from the side of Puntland you dumbass, you already mentioned two arguments on your own why Puntland forces are not motivated by qabiil, at least not initially.
daba_gaale wrote:i mean does this mean Majerten cannot fight on a Qabiil level, they have to drag a freakin 'state government' into tribal war, using puntland money, resources, and weapons to attack other Daroods, i.e. once it was Warsangeli in Galgalo, once again Dhulbahante in border region of Nugaal/Sool, and now it's Leelkase???
You are confused, that 'state government' is itself the display of MJ power, Puntland is not a foreign country in Eastern Europe. Adiguna 'state power' maad isticmaashid marka, yaa ku diidey? :lol:
User avatar
Cinque Mtume
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4005
Joined: Fri Mar 06, 2009 5:36 pm
Location: Tres Puntos

Re: Latest update of Gaalkacyo war

Post by Cinque Mtume »

Username1 wrote:Xarmanjaale, you must be really enjoying this war. Last time you were this excited Farmaajo had been selected to be prime minister. :lol:

The guy is a few strokes away from coming all over his computer screen sxb.
User avatar
shiniile9
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1271
Joined: Sun Feb 15, 2009 11:52 am

Re: Latest update of Gaalkacyo war

Post by shiniile9 »

udun wrote:Alle ha kala qaboojiyo dadka wallaalaha ah ee dirirtu u dhexeyso. Intaasaa ku filan in qofku yiraahdo isagoo aan buunbuunin. Xusuusnow dhiig Muslim baa daadanaya e.
Hadal ikhyaar. :up:
User avatar
OliveOil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7678
Joined: Thu Feb 11, 2010 3:07 am
Location: I walk this empty street on the Boulevard of Broken Dreams

Re: Latest update of Gaalkacyo war

Post by OliveOil »

SahanGalbeed wrote:The days of reer hebel against the local gov {because they are from another clan} should be over ! backward weeye waxaasi.

I agree wallahi :up: :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”