
Gudiga guurtida beesha Absame iyo Gudiga nabadeynta beelaha Sade iyo Kuumade oo maanta Dhoobley ku shiray.
Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 01/09-2011 shir ku yeeshay magaalada dhoobley ee gobolka jubada hoose Guurtida Absame iyo gudiga qabanqaabada dib u heshiissinta beelaha Kuumade iyo Sade.
Nabadoonada ka qayb galay shirka oo ay ka mid ahaayeen odayaal aad looga ixtiraamo deegaanka,qiimo iyo qadarin weyna ku leh ayaa waxaa ka mid ahaa:
Nabadoon Cali Xussen Nuur (cali dheere)
Nabadoon Sheekh Ismaaciil Xaaji cabdi
Nabadoon Cabdullahi Sareeye Axmed
Nabadoon Cabdullahi sheekh Xuseen
Nabadoon Mukhtaar Cabdille Isaaq
Mawliid Cali Digaale
Nabadoon Xayi Barkhadle
Siyaad Maxamed Xasan
Nabadoon Maxamud Xasan Dhogor
Nabadoon Suldaan Barax Axmed
Magacyada gudiga qabanqaabada
Mukhtaar Cabdullahi Sahal
Imaam Rashiid Cabdi Guuraa
Cabdullahi Cabdi Jaamac (C/llahi Shinbir)
Maxamed Xusen dhageey.
Waxii faahfaahin ah oo ku saabsan shirkaasi gadaal ayaan idinka soo gudbin doonaa hadii alle yiraahdo.
waamonews.com