Maxad u malaynaysaan Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Maxamuud(Siilanyo,Rooble,Langadhe) booqasho uu ku tago magaalada Casiimada Somaliya Si uu usoo arko dhibta ka jirta iyo waxa uu ka caawin karo uu ka cawiyo.
Fikradan aad ayan u soo dhaweynaya shaqsiyan ahaan,waayo wa fursad aad u qaali ah labada wadan na waxtar u ah.
Rer Somalia waxa ay qiri doonaan in ay Somaliland ay walalahoda Somalia la garab taaganyihin hiil iyo hoo ba.
Rer Somaliland iyagana ha ku dhiiradan in xidhiidh walaaltinamadi naga dhaxeysey ay dib u bilaabanto,xidhiidh ganacsi,xidhiidh dhinac kasta leh(oo Banana ha ugu horeyo

Ka dhiibo Fikirkaaga.