Galkacayo - 28 dead, 150 wounded.

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

anonymousfaarax
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1987
Joined: Thu Aug 11, 2011 4:35 pm

Galkacayo - 28 dead, 150 wounded.

Post by anonymousfaarax »

Heavy fighting in a town in central Somalia has left at least 30 people dead and 100 wounded :shock: .

A hospital in the town of Galkayou, supported by Medecins Sans Frontieres, has been coping with the casualties.

The town is divided between the regions of Puntland and Galmudug.

The conflict involves 2 clans, but Puntland said the fighting was taking place between its troops and a group with links to Islamic radicals of al-Shabab.

The clashes, involving heavy artillery, have been taking place in residential areas of Galkayou.

On Saturday there was a lull in the fighting, but the commander of Puntland paramilitary force, Colonel Mohamed Muse was killed in the town.
Famine spreads

"MSF is extremely concerned about the high number of civilian casualties that this round of fighting has caused," said Rolland Kaya.

Somali Prime Minister Abdiweli Mohammed Ali has appealed for a halt to the fighting, calling for a peaceful resolution of the conflict.

Meanwhile, the UN has warned that the situation in drought-stricken Somalia is deteriorating, and that almost all regions of the south could face famine.

It says rates of malnutrition and mortality are rising and diseases are continuing to spread.

BBC http://www.bbc.co.uk/news/world-africa-14775137
anonymousfaarax
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1987
Joined: Thu Aug 11, 2011 4:35 pm

Re: Galkacayo - 28 dead, 150 wounded.

Post by anonymousfaarax »

Xaalada Dagaalkii Ka Socday Magaalada Gaalkacyo Iyo Maamulka Galmudug oo Ka Hadlay
September 2, 2011 // Warar Somaali

Waxaa soo badanaya khasaaraha lixaadka leh ee ka dhashay Dagaalada ka dhacay magaalada Gaalkacyo, maalintii labaad oo xiriir ah.

Dad ka badan 28 qof ayaa ku dhintay dagaalka halka dhaawacu uu gaarayo ilaa 150 kale :shock: oo qaarkood la gaarsiiyey xarumaha caafimaadka magaalada Gaalkacyo ee Waqooyiga iyo Koonfurta. Waxaana wadooyinka qaar ee magaalada lasoo sheegayaa meydad yaala hareeraha wadooyinka, oo aan wali fursad lagu qaado loo helin.

Dagaalkii ka dhacay saaka magaalada ee joogsaday xilligii duhurka, ayaa dib mar kale u qarxay kadib markii ay soo dhamaatay salaadii jimcada, waxaana si weyn looga maqlayaa guud ahaan Gaalkacyo diryanka madaafiicda, iyo huba boobayaasha ee ay isticmaalayeen kooxaha kasoo horjeeda ciidamada dowlada iyo waliba darwiishta Puntland.

Dagaalka oo kusii siqay fariisimaha ay maamulaan maamulka Galmudug, waxana muuqata in looga itaal roonaaday maleeshiyo qaab qabiil isku baheystay oo ciidamada dowlada kasoo horjeeda.

Ciidamada Puntland ayaa lasoo sheegayaa inay haatan gacanta ku hayaan guud ahaan xaafada garsoor oo uu maanta dagaalka xoogiisu ka socday islamarkaana meesha laga saaray inta badan maleeshiyadii dagaalamaysay.


Waxaana haatan xasilooni laga dareemayaa goobihii lagu dagaalamay shalay iyo maanta, mana muuqato wada xaajoodyo socda oo lagu daminayo dagaalada soo noq-noqday.

Duqaymo waxyeela geystay ayaa ku dhacay dhismayaal dhawr oo uu kamid ahaa Hotel Kaah iyo City Center waxaana la tilmaamayaa in burbur xoogan uu daarahaasi soo gaaray.

Meelaha qaarkood waxaa lasoo sheegayaa in loo geystay bililiqo aan sidaas u badnayn, waxaana gebi ahaanba Gaalkacyo gashay mid kamida dagaaladii ugu xumaa ee in dhowaalaba ka dhaca magaalada.

Qoysas badan ayaa isaga barakacay goobihii uu dagaalku saameeyey, iyadoo dadka qaarkiisna isagaba soo carareen guud ahaan Gaalkacyo, iyagoo u hayaamay magaalooyinka kale.

Dhanka kale madaxweynaha Galmudug Axmed Caalin ayaa saxaafada u sheegay in dagaalku uu dhankooda soo fiday, islamarkaana dhaawacyo faro badana la jiifiyey xarumaha caafimaad ee qaybtooda ku yaala.

Caalin wuxuu kaloo sheegay in dagaalka u dhaxeeyo qabiilooyin, waxaana jirta ayuu yiri gurmadyo ka kala yimid meela kala duwan, oo ilaa baadiyaha laga soo gurmanayo.


Caalin ayaa ku eedeeyey in Puntland ay joojiso awooda ay u isticmaaleyo duqaymaha ka socda magaalada, isagoo ku goodiyey in maamulkiisu aanu faraha ka laaban doonin, hadii uu ku soo fido dhankooda dagaalka.
User avatar
gemini07
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7100
Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
Location: president of amiir faroole's fan club

Re: Galkacayo - 28 dead, 150 wounded.

Post by gemini07 »

Caalin is obviously looking to relocate to Hobyo.
anonymousfaarax
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1987
Joined: Thu Aug 11, 2011 4:35 pm

Re: Galkacayo - 28 dead, 150 wounded.

Post by anonymousfaarax »

This must've been some extreme fighting cuz 28 dead, 150 wounded is highly unsusual in a two day battle in anywhere but south somal.
User avatar
DropkickMurphy
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 822
Joined: Sat Jul 02, 2011 9:13 pm
Location: Xaafada Iskufilan

Re: Galkacayo - 28 dead, 150 wounded.

Post by DropkickMurphy »

Allah ha u naxariisto intii dhimatay. This sacad guy who lives in my city lost his mom to stray bullets.
anonymousfaarax
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1987
Joined: Thu Aug 11, 2011 4:35 pm

Re: Galkacayo - 28 dead, 150 wounded.

Post by anonymousfaarax »

Puntland forces have vacated Garsoor and the leader of Mudug Puntland forces has been killed. Though the article below seems very anti Puntland... :roll:

http://www.puntlander.com/?p=931
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19081
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: Galkacayo - 28 dead, 150 wounded.

Post by FarhanYare »

sacad should give this poor people some break from this war :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”