Baaq Nabadeed iyo Tacsi

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Shift
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1740
Joined: Thu Nov 25, 2010 3:47 am
Location: Allow Lakala Miiranyee Melez ha na raacin

Baaq Nabadeed iyo Tacsi

Post by Shift »

Baaq Nabadeed iyo Tacsi ka soo baxay Jaaliyada Absame iyo Adeerkood ee North America oo ku socda dhinacyada Gobolka Mudug ku dagaalamya.

Halkan ka dhagayso Radio Qorahay

--------------------------------------------------------------------------------

Baaq Nabadeed iyo Tacsi ka soo baxay Jaaliyada North America ee Absame iyo Adeerkood.
Soomaalidu waxay ku maah maahdaa “ nabad ayaa naas la nuugo leh”. Waxaan aad oogu xunnahay, nasiib darana ah dagaallada u dhexeeya walaalaha sokeeyaha ah ee wada dagen gobolka Mudug.

Waxaan ku dhiiri galineynaa kuna boorineynaa inay ilaaliyaan xasiloonida deegaankooda, maanta dadka Soomaaliyeed xabad baahi uma qabaan, iyadoo maanta gayiga Soomaaliyeed hadheeyeen abaaro iyo macaluul, waxaan idiinku baaqeynaa islaax iyo wanaag dantuna ay idiinku jirtaa.

Waxaa idin leenahay walaalayaal dagaal wiil baa ku dhinte’e wiil kuma dhasho dadkaa dagaalamaya waa qaraabo iyo ehel, maamullada iyo shacabka gobalkaa ku nool waxaan kula talineynaa in dagaalkaa la joojiya, lana helo caqli caafimaad qaba oo ka xanuunsada dhinac walba sokeeyaha dagaallamaya waa inay ogaadaan inay ku jiraan talo xumaalayaal si xun u fakaraya. Markey arintu halkaas joogto waa in lahelo wax garad meel dheer ka fakaraya kana xunuunsanaya labada wiil ee dhimanaya.

Waxaan tacsi u direynaa dhammaan dadkii ku geeriyoodey dagaalkaa sokeeye ama ay dhibaato ka soo gaadhey, waxaana leenahay walaalayaal waan ka xanuunsaneynaa dhibka meeshaas ka dhacey, waxaan garab taagannahay cidii kasta oo wada in arintaas waan waan nabadeed lagu dhameeyo.

Baaqan wuxuu ka soo baxay Jaaliyada Absame iyo Adeerkood ee North America.
Jaaliyada oo afkeeda uu ku hadlayo Gudoomiyaha dhaqanka Ugaas Maxamuud Cunshuur Faarax
User avatar
XaliimoFarax
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2936
Joined: Wed Sep 15, 2010 9:44 pm
Location: Only words on screen

Re: Baaq Nabadeed iyo Tacsi

Post by XaliimoFarax »

Jaaliyada Absame iyo Adeerkood
I heard abt this before...I dont get it. How can a qabiil have adeer. If so how come other qabiils dont have a adeer, grandpas, aunties etc? Walle Somali qabiils are down right confusing. :
User avatar
Shift
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1740
Joined: Thu Nov 25, 2010 3:47 am
Location: Allow Lakala Miiranyee Melez ha na raacin

Re: Baaq Nabadeed iyo Tacsi

Post by Shift »

Qabiil can have an adeer,the reason you dont hear alot about the uncle is the youngsters weey tarmeen and are mentioned alot more than their elder.
In the case of harti,waxaa adeer u ah geri koombe.Absame na waxaa adeer u ah cabdi kuumade.
RovingMadness
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2910
Joined: Mon Apr 04, 2011 2:39 am
Location: SNET's Resident Boogeyman

Re: Baaq Nabadeed iyo Tacsi

Post by RovingMadness »

XaliimoFarax wrote:
Jaaliyada Absame iyo Adeerkood
I heard abt this before...I dont get it. How can a qabiil have adeer. If so how come other qabiils dont have a adeer, grandpas, aunties etc? Walle Somali qabiils are down right confusing. :
Yes, they do. For example, Duduble Hiraab is the adeer of Madarkicis Hiraab ( Habar Gidir)
User avatar
XaliimoFarax
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2936
Joined: Wed Sep 15, 2010 9:44 pm
Location: Only words on screen

Re: Baaq Nabadeed iyo Tacsi

Post by XaliimoFarax »

Okay then can a qabiil have abti? Any examples?
RovingMadness
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2910
Joined: Mon Apr 04, 2011 2:39 am
Location: SNET's Resident Boogeyman

Re: Baaq Nabadeed iyo Tacsi

Post by RovingMadness »

XaliimoFarax wrote:Okay then can a qabiil have abti? Any examples?
Yes, Mudulood are the Abti of Xawadle & Abgaal are the Abti of Murusade
User avatar
XaliimoFarax
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2936
Joined: Wed Sep 15, 2010 9:44 pm
Location: Only words on screen

Re: Baaq Nabadeed iyo Tacsi

Post by XaliimoFarax »

RovingMadness wrote:
XaliimoFarax wrote:Okay then can a qabiil have abti? Any examples?
Yes, Mudulood are the Abti of Xawadle & Abgaal are the Abti of Murusade
Okay tnx it seems we have the whole family tree.

Mudulood aint they Abgaal? :?
User avatar
Avicenna
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 719
Joined: Thu Aug 11, 2011 11:59 am
Location: Atlanta, GA.

Re: Baaq Nabadeed iyo Tacsi

Post by Avicenna »

RovingMadness wrote:
XaliimoFarax wrote:Okay then can a qabiil have abti? Any examples?
Yes, Mudulood are the Abti of Xawadle & Abgaal are the Abti of Murusade
Its the other way around. Murusade are the abti of Mudulood.

Murusade=Mursal Karanle
Mudulood's mother=Faadumo Karanle
Habargidir's mother=Gidiro Karanle
RovingMadness
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2910
Joined: Mon Apr 04, 2011 2:39 am
Location: SNET's Resident Boogeyman

Re: Baaq Nabadeed iyo Tacsi

Post by RovingMadness »

XaliimoFarax wrote:
RovingMadness wrote:
XaliimoFarax wrote:Okay then can a qabiil have abti? Any examples?
Yes, Mudulood are the Abti of Xawadle & Abgaal are the Abti of Murusade
Okay tnx it seems we have the whole family tree.

Mudulood aint they Abgaal? :?
Abgaal is a sub-clan of Mudulood
User avatar
XaliimoFarax
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2936
Joined: Wed Sep 15, 2010 9:44 pm
Location: Only words on screen

Re: Baaq Nabadeed iyo Tacsi

Post by XaliimoFarax »

Okay tnx....to be honest I only heard Mudulood from u and I asked my mother but due to my lack of pronunciation she couldn't understand me :oops:
RovingMadness
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2910
Joined: Mon Apr 04, 2011 2:39 am
Location: SNET's Resident Boogeyman

Re: Baaq Nabadeed iyo Tacsi

Post by RovingMadness »

Avicenna wrote:
RovingMadness wrote:
XaliimoFarax wrote:Okay then can a qabiil have abti? Any examples?
Yes, Mudulood are the Abti of Xawadle & Abgaal are the Abti of Murusade
Its the other way around. Murusade are the abti of Mudulood.

Murusade=Mursal Karanle
Mudulood's mother=Faadumo Karanle
Habargidir's mother=Gidiro Karanle
You are confusing Murusade with Karanle. Murusade is a sub-clan of Karanle. Karanle are the Reer Abti of Hiraab and Abgaal is the Reer Abti of Murusade :idea:
User avatar
Avicenna
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 719
Joined: Thu Aug 11, 2011 11:59 am
Location: Atlanta, GA.

Re: Baaq Nabadeed iyo Tacsi

Post by Avicenna »

The story my grandmother (AUN) used to tell us went something like "abgaal married Mursal's older sister Faadumo from the Karanles. Then when it was time for oday abgaal to take his bride home, Mursal would follow them and each time, oday abgaal would tell the boy to return home, only for him to continue walking behind them. Which ultimately earned Mursal the nickname "Mahare" or "Ma sabre" and that's how Murusade came to be."

TL - I'm well aware of Murusade being a sub-clan of Karanle. Mursal was the only male heir of the Karanles, the others were daughters i.e. Faadumo (abgaal's mother) and Gidiro (habargidir's mother).
User avatar
Shift
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1740
Joined: Thu Nov 25, 2010 3:47 am
Location: Allow Lakala Miiranyee Melez ha na raacin

Re: Baaq Nabadeed iyo Tacsi

Post by Shift »

Reer abti is harder to keep track of simply becouse somalida kuma abtirsato hooyo.The only way a tribe can consider another as their abtiyaal waa hadaan raacno ninki reerkaa eey kasoo farcameen.For example darood waxaa abti u ah dir(doonbiro).
User avatar
Avicenna
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 719
Joined: Thu Aug 11, 2011 11:59 am
Location: Atlanta, GA.

Re: Baaq Nabadeed iyo Tacsi

Post by Avicenna »

Shift wrote:Reer abti is harder to keep track of simply becouse somalida kuma abtirsato hooyo.The only way a tribe can consider another as their abtiyaal waa hadaan raacno ninki reerkaa eey kasoo farcameen.For example darood waxaa abti u ah dir(doonbiro).
True.

We hardly ever remember Doonbiro. :lol:

I hope your Ramadan was blessed ugaas NY. :up:
RovingMadness
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2910
Joined: Mon Apr 04, 2011 2:39 am
Location: SNET's Resident Boogeyman

Re: Baaq Nabadeed iyo Tacsi

Post by RovingMadness »

Avicenna wrote:The story my grandmother (AUN) used to tell us went something like "abgaal married Mursal's older sister Faadumo from the Karanles. Then when it was time for oday abgaal to take his bride home, Mursal would follow them and each time, oday abgaal would tell the boy to return home, only for him to continue walking behind them. Which ultimately earned Mursal the nickname "Mahare" or "Ma sabre" and that's how Murusade came to be."

TL - I'm well aware of Murusade being a sub-clan of Karanle. Mursal was the only male heir of the Karanles, the others were daughters i.e. Faadumo (abgaal's mother) and Gidiro (habargidir's mother).
I don't think that is the case. Habar Gidir is genealogically older than Abgaal. Madarkicis Hiraab ( Habar Gidir) & Mudulood Hiraab are siblings. Abgaal is a sub-sub-sub clan of Mudulood ( Abgaal Cismaan Darandoole) so the idea of Abgaal & Habar Gidir being married to two sisters is quite far-fetched.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”