Xaaji muusa Farax Igare School Opened in Cali ciise village

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Xaaji muusa Farax Igare School Opened in Cali ciise village

Post by The_Emperior5 »

Xaflad ilyartu Is Qabatay Oo Xadhiga Lagaga Jaray Dugsi Sare Oo Loogu Magac Daray Xaaji Muuse IGARE Magaalada Cali Ciise.

Burco(Ramaas) September 6, 2011 – Dugsi Sare oo loogu magac daray Xaaji Muuse Igare ayaa shalay laga furay magaada Cali Ciise. Xamanta oo ay ku beegantahay 5 th semteper waxaa magalada cali ciise laga furay iskuul lagu magabaaco{xaaji muuse igare }

Dugsigan ayaa laga furay Magaalada Cali Ciise oo dhinaca Hawd kaga beegan Magaalo Madaxda gobolka Togdheer. Waxaanay qiyaas ahaan u jirtaa Burco masaafo dhan 68 Mayl.

Xafladan oo si miisaan leh loosoo agaasimay waxa kazoo qayb galay dad aad u badan oo leh dhamaan qaybaha bulshada, oo iskugu jira Cuqaal, Salaadiin, Wax-garad, Culimo Awdiin, Ganacsato iyo Siyaasiin iyo xubno badan oo Qurbajoog.



Dugsigan oo ku fadhiya dhul baaxadiisu aad u wayntahay waxa uu ka koobanyahay 7 aqal oo loogu talo galay ardayda fasalka 1-aad ee dugsiga sare ilaa fasalka afraad ee dugsiga sare ( form1- form4). Dugsigu waxa uu leeyahay Library wayn oo loogu talo galay inay ardaydu wax ku akhristaan, waxna ka baadhaan. Waxa sidoo kale dugsiga loo sameeyay Laboratory ( Shaybaad) loogu talo galay in ardaydu ku samayso tijaabooyinka sayniska iyo casharada ay baranayaan.

Waxa xadhiga ka jaray dugsiga Mudane Xuseen Saalax Muuse oo ka tirsan Qurbajooga iyagu wax ka dhisay dugsiga cusub ee Xaaji Muuse IGARE ee magaalada Cali Ciise.



Mudane Xuseen waxa kamid ahaa hadalkiisi furitaanka dugsiga “ Waxaan aad ugu faraxsanahay inaan xadhiga ka jaro dugsigana cusub ee loo dhisay da’yarta reer Somaliland iyo deeegaankaba, waxaana inshaalaah sii wadi doonaan dadaalka lagu dhisay dugsiga”

Waxa sidoo kale xaflada furitaanka ka hadlay Gudoomiyaha ururka Horumarinta Waxbarashada ee MUBAAX mudane Rashiid Faarax Cali oo isagu u xil saarna hirgalinta mashruuc dhisida iskuulkan.

Gudoomiye Rashiid waxa uu si qoto dheer uga waramay sida ay ugu soo dhabar adaygeen hawsha dhisitaanka dugsiga Xaaji Muuse Igare, waxaanu balan qaaday inay sii wadi doonaan hawlaha lagu dardar galinayo kobcinta waxbarashada ka Urur ahaan. Waxaanu intaas ku daray inay soo dhawaynayaan cid kasta oo wax ku taraysa dadaalka loogu jiro kobcinta tacliinta.

Sidoo kale waxa madashada kalmad kazoo jeediyay Gudoomiyaha Degmada Duruqsi Md Maxamed Muuse Warsame oo hambalyeeyey dadka dhisay dugsiga kana codsaday in aanay halkaas kaga hadhin ee ay sii wadaan dadaalka ay ku dhiseen dugsiga. Waxaanu carabka ku dhuftay in dugsigani noqon doona mid loo aayi doono.



Waxa madasha sidoo kale ka hadlay Wasiirkii hore ee Wasaarada Arimaha Gudaha Dr. Maxamed Cabdi Gaboose, waxaanu yidhi Dr. Gaboose “ Waxa sharaf iyo farxad ii ah inaan kazoo qayb galo xafladan, iyo inaan arko da’yarta Somaliland oo heshay dagal ku haboon waxbarashada, waxbarasho tayo leh, macalimiin khibrad leh. Waxaanan leeyahay dhalinyarooy dadaala, anaguna waanu idin taageeraynaaye”

Gudoomiye ku xigeenka xisbiga Kulmiya Prof C/raxmaan C/qaadir Faarax oo isna goobta ka hadlay waxa uu si qoto dheer uga waramay heerka waxbarashada Somaliland iyo raggii soo gaadhsiiyay halka ay marayso manta. Waxaana kamid ahaa erayadiisii “ Waxaan aad u soo dhawaynayaa dhamaan dadkii ka qayb qaatay dhismaha dugsiga, waxaad noqon doontaan dad magacoodu sii jiro sidii dadkii hore ee usoo halgamay waxbarashada Somaliland. Waxaan dhamaantiin idikula talinayaa inaydun usoo jeesataan waxbarashada oo aydaan noqon kuwo kasii jeeda



Dhanka kale waxa iyaguna madasha ka hadlay xubnaha jaaliyada iyagu dhisay dugsiga siiba Jaaliyada Ingiriiska, oo uu u hadlayay afhayeenka Jaaliyada Mudane Xuseem Saalax Waxaanu sheegay inay sii wadi doonaan jaaliyad ahaan hawshan oo aanay halkaas kaga hadli doonin. Waxaanu Mudane Xuseen Saalax ku booriyay dadka gacmaha ka laabtay ka qayb qaadashada dhismaha dugsigan inay dib iskugu noqdaan oo ay wixii ay ka gaysan karaan ka gaystaan dugsiga.

Xaflada oo ahayd madal aad u xiiso badan, waxa iyana madashada ku sugnaa kana hadlay xubno kamid ah madaxda Xisbiga UCID, Wasiirkii hore ee Maaliyada Md Cabdi Cawil Jaamac iyo Marti Sharaf Kale oo dhamaantood ku dheeraaday faaiidada waxbarashada iyo muhiimada uu dugsigani leeyahay iyo marxalada kala duwan ee Waxbarashadu soo martay.



Wariye:-Mukhtaar maxamed jaamac (Nadaara)

Ramaasnews Desk

Burco Office
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Xaaji muusa Farax Igare School Opened in Cali ciise vill

Post by The_Emperior5 »

Image
User avatar
HaragWafi85
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1838
Joined: Sun Sep 19, 2010 9:48 am
Location: Somaliland.

Re: Xaaji muusa Farax Igare School Opened in Cali ciise vill

Post by HaragWafi85 »

:clap: :clap: Well done Reer Cali Ciise.

Image
User avatar
TheSultaan
Posts: 140
Joined: Tue Sep 06, 2011 11:43 am
Location: Rack City BiiiiJ

Re: Xaaji muusa Farax Igare School Opened in Cali ciise vill

Post by TheSultaan »

The Diaspora build this high school and the Community in Cali ciise who collected the money well done to them , And may allah bless the soul of the Legendary Xaaji musa farax igare. :sland: :up:
User avatar
HooBariiska
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7692
Joined: Thu Apr 08, 2004 7:00 pm
Location: In My Ardaaa - Ballin' & Haasaawin'

Re: Xaaji muusa Farax Igare School Opened in Cali ciise vill

Post by HooBariiska »

Cali Ciise? What Qabiil is that
User avatar
HaragWafi85
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1838
Joined: Sun Sep 19, 2010 9:48 am
Location: Somaliland.

Re: Xaaji muusa Farax Igare School Opened in Cali ciise vill

Post by HaragWafi85 »

Halkan Ka Daawo: Gaboose iyo Qaar Ka Tirsan Madaxda Asxaabta Qaranka oo Ka Qaybgashay Xadhig Ka Jarka Dugsi Sare oo Laga Hirgaliyay Deegaanka Cali Ciise ee Gobolka Togdheer.

User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Xaaji muusa Farax Igare School Opened in Cali ciise vill

Post by Voltage »

It's like naming a school in the US after Benedict Arnold.
User avatar
HaragWafi85
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1838
Joined: Sun Sep 19, 2010 9:48 am
Location: Somaliland.

Re: Xaaji muusa Farax Igare School Opened in Cali ciise vill

Post by HaragWafi85 »

General Benedict Arnold was like Indho Cadde a dude that flip flopped alot (from Pro ICU to Pro TFG/Ethiopia/AMISOM). Not Igarre as he never changed sides and was always against the Mad Mullah and his tribalist Dervish movement.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Xaaji muusa Farax Igare School Opened in Cali ciise vill

Post by The_Emperior5 »

Tagteed ma haysaan kuwina tacab kashaare
tafaruq idinka ma ahayn tiirkayaga idinka adage
Talade igare baanu ku tagnay Turub Sidisiiye
Toga dheer wanu ka tagnay Danood na waku tamashlayney

The poem above was composed by sultaan cawad diiriiye praising haji musa farah because he organized a raid for sultan cawad. Against the darod ogadens sultan cawads bitter rivals they lifted the camels and the raid went great.


Cali beeneley ogaden poet on haji musa

Igire iyo sidii dawaldii Adari oo qoodhay
Ingiriis miyay nagu masaleen aaladanu wadanay.
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Xaaji muusa Farax Igare School Opened in Cali ciise vill

Post by Voltage »

Harag, Indhacade would resemble someone who switched sides in the US civil war. The nature of Benedict Arnold doesn't concern his flip flopping, it concerned him as an American fighting against American independence and for the British. Benedict Arnold doesn't mean flip flopper, it means "traitor".

Igarre was a shoeshine for the British and fought against his Somali Muslim people who were fighting against White Christians who came from Britain to colonize Somali lands.I know he is your clansmen, but even a 5 year old kid in Siberia will see him for what he was.
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Xaaji muusa Farax Igare School Opened in Cali ciise vill

Post by hargaysaay »

Voltage wrote:Harag, Indhacade would resemble someone who switched sides in the US civil war. The nature of Benedict Arnold doesn't concern his flip flopping, it concerned him as an American fighting against American independence and for the British. Benedict Arnold doesn't mean flip flopper, it means "traitor".

Igarre was a shoeshine for the British and fought against his Somali Muslim people who were fighting against White Christians who came from Britain to colonize Somali lands.I know he is your clansmen, but even a 5 year old kid in Siberia will see him for what he was.
lets not bring the muslinimo here voltage there was fierce clan feuds at that time and remember ina igare did not just take part in karbashing darwiish he also took part in the collapse of the gaal loving sultan kenadiid
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Xaaji muusa Farax Igare School Opened in Cali ciise vill

Post by hargaysaay »

The_Emperior5 wrote:Image
omg xuseen saalax is in this picture when goormuu sl yimid tolw
User avatar
HaragWafi85
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1838
Joined: Sun Sep 19, 2010 9:48 am
Location: Somaliland.

Re: Xaaji muusa Farax Igare School Opened in Cali ciise vill

Post by HaragWafi85 »

Voltage your comparison is very poor to say the least. Benedict Arnold did not have the support of the American people when he switched to the British side were's Igarre enjoyed a widespread support from different sections of the Somalis for his efforts to tackle the clannish raids of Mad Mullah and his Dervish movement who were like the modern day Al Shabab. Nor was the Dervish movement anything like the American independence as for starters they never consisted of all Somalis and weren't successful like the American indepedence movement led by George Washington. Which is why Igarre has more respect and is popular in many parts of the Somali peninsula from Hargeysa to Hobyo in comparison to the Mullah. You don't see schools named after the Mad Mullah in Hargeysa, Burco, Erigavo, Berbera etc but rather more reasonable freedom fighters such as Omar Bashiir, Gabay Xoog, Haji Yuusuf aadan.
Last edited by HaragWafi85 on Wed Sep 07, 2011 4:23 am, edited 2 times in total.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Xaaji muusa Farax Igare School Opened in Cali ciise vill

Post by The_Emperior5 »

Igare was a legend he made sure his tribesmen were armed to the fullest that no clan could harm them. Igare knew that the brits had no real interest in somaliland.. He heard about a darood mullah raiding his tribesmen he organized him self and raided the. Mullah. Igare comes from highly respected clan being ruled by another clan that was his rival was an insult to him as he was a royal and karbaashed his enemies.
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Xaaji muusa Farax Igare School Opened in Cali ciise vill

Post by Voltage »

fiqi tolki kama jano tago :|
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”