Clan Roads
Moderator: Moderators
- ChiefAaqil
- SomaliNetizen
- Posts: 526
- Joined: Mon Nov 15, 2010 1:41 pm
Clan Roads
Maxay Daarantahay Wadada Ay Beesha H/Awal ( Isaaq) Qorshaynayaan in laga dhiso Hargeysa ilaa Djibouti oo ayna Wadadani sii marin Borama
posted by: Webmaster
http://www.togaherer.com/2011/07/31/max ... in-borama/
Maxay Daarantahay Wadada Ay Beesha Sacad Muuse ( Isaaq) Qorshaynayaan in laga dhiso Hargeysa ilaa Djibouti oo ayna Wadadani sii marin Borama
Waar Hurdaayoow Toos oo Dalkaaga Difaaco
Meeshan Fadhi ma yaallo ama Habarcafaan ahow amam Maxadcase ahoow ama Makaahiil wuxuumbaa kuu yaalla Deegaaan Laaan hadii anad la iman Feejignaan iyo dhiiranaan ad Dalkaaga ku difaacato
Beelaha Gadabuursiga ayay la yaab ku noqotay markay maqleen Wafdigii Wasiirka Maaliyaddu hogaaminayay ee Djibouti u tegay in la iska kaashado Wado Laami ah oo isku Xidha Hargeysa ilaa Djibouti oo sii marta Wadada Cad. Taasoo takoorasa oo an mareyn Borama ama Wadad kale ee Cali Xaydh
Wasiirka Maaliyaddu wuxuu shirar Joogto ah la galaa Ganacsatada iyo Aqoonyahanka Beeshooda iyadoo laga shirayo sidii dhawaan Beesha H/Awal isugu balaadhin lahayd Deegaanka Lughaya
Xusuuso Beeshani waxay hore u qaadatay Deeganadii la wada Degenaa sida Gebiley, Caadda iyo Banka Wajaale
Yaab, Waa yaabka Yaabkii iyo Amankaag????
Haddaba akhristoow tani wax lala yaabo maaha ee waxay ka mid tahay Qorshaha Balaadhan ee u degsan Beesha H/Awlal-ISAAQ ooah in dhulka Gadabuursigu Deegaan ahaan u leeyahay lagala wareego mudo an ka badnayn 20 ka sano ee soo socda
Waxaa qorshahan ku jira in talaabo talaabo loo fuliyo arrintan oo marka hore la badhxo Deegaanda Gadabuursiga oo an la arag Deegaan ay Gaar u leeyihiin.
Waa hadday u hirgasho Inshalla Hirgeli mayso oo Ragbaa Deegaankaas leh la doonayao in la boobee Waad xasuustaa 5 Bilood ka hor markii ay Beesha H/Awal isku dayeen inay Xoog ku qaataan Deegaanka Lughaya oo ay Suldaan Bug ah ku Caleemo saaraan wixii ka dhacay waa la ogaa.
Nimankaasi sidaas kumay qancin ee waxay wadaan Qorshayaal is barbar socda oo Gadabuursi lagaga dhigayo Beel an lahayn Deegaan Gaar ah.
Tani waa Caddaan oo Waxaa ku hadaaqaya Mar walba Suldaanada H/Awal iyo Xitaa Culimaaudiinkooda oo TV yada iyo Joornaaladab la taagan

Gadabuursi maaha Dad fahmi waayaya sida qaloocan ee Dawladdan Siilaanyo ee U afduuban Beeshan H/Awal ay wax u waddo umana Baahna Nabadgeliyo Dhulka Gadabuursiga lagu boobayo oo waxuu u baahanyahay inuu Difaacdo Deegaankiisa
Gebogebo: Wadadii EU du ku deeqday 80 kii waxay ahayd Djibouti ilaa Berebra ee halkeedii ha loo daayo haddii la doonayo in lagu soo xidho Hargeysa dee Borama na in la soo mariyo ayay xaq u leedahay ee ha la joojiyo Anaaniyadda shay walba Aniga
Taasi waxay innoo keenaysaa Burbur
Waa iga Digniin waanan usoo joognay Dawlado adag oo Caddaalad Darro ku burburay waabase innagoo ah Beelo Shirkad ku ah Maamul
By Abdi Toosh

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Clan Roads
Poor gadabuursiis are scared that the road will go from hargeysa to lughaya all the way to djibouti borama will be cut off 

- ChiefAaqil
- SomaliNetizen
- Posts: 526
- Joined: Mon Nov 15, 2010 1:41 pm
Re: Clan Roads
This project is not initiated or led by the Somaliland Road Authority nor by the Minister of Infrastructure. Its in fact initiated by a single clan who agreed on this in a secret clan gathering, which Emperior denies it ever took place. It is also led and funded by a single clan.

- abdikarim86
- SomaliNet Super
- Posts: 12077
- Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
- Location: Bristol
Re: Clan Roads
I think it's less of HA and more of the HA subclans who settle waqooyi (meaning the coast and mountains north of Hargeisa)
People like the Nuux Ismaacil, Mikaahiil and Bahgobe have been buying up land North of Hargeisa for the last few years,
in villages like Dar es Salaam, Agabar, and Horohaadley
and they want to develop it since Hargeisa isn't our "tuulo" anymore with all the "influx"
People like the Nuux Ismaacil, Mikaahiil and Bahgobe have been buying up land North of Hargeisa for the last few years,
in villages like Dar es Salaam, Agabar, and Horohaadley
and they want to develop it since Hargeisa isn't our "tuulo" anymore with all the "influx"

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Clan Roads
Monkey boy stop your bulshit this project is financed by the somaliland govt and djibouti govt its not a secret every clan can use the road its not a habarawal road or sacad muse road it will connect hargeysa with lughaye all the way to djibouti also diaspora members can fund it all is welcome just like the road between burco and hargeisa. And no we dont hold clan meetings. Viva mujahiid maxammad xaashi allow ku daa
Last edited by The_Emperior5 on Wed Sep 07, 2011 5:56 am, edited 1 time in total.
Re: Clan Roads
The joke of the year, a HA road. ROFL

C'est impossible'.

C'est impossible'.
- abdikarim86
- SomaliNet Super
- Posts: 12077
- Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
- Location: Bristol
Re: Clan Roads
Any road to Djibouti built by a government should pass through Borama anything else is idiotic
However if the locals want to build themselves a road iyagay ku xidhantahay meesha ay mari doonto

However if the locals want to build themselves a road iyagay ku xidhantahay meesha ay mari doonto

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Clan Roads
No its not idiotic since there is allready a road from gabiley to borama its a bad road but better a bad road than no road we need a road that connects hargeysa with. Northeren awdal there is currently not a single road that heads way to northeren awdal so the road will go through north of awdal all the way to djibouti. And its funded by both sl and dj governments
- abdikarim86
- SomaliNet Super
- Posts: 12077
- Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
- Location: Bristol
Re: Clan Roads
No emporior it is idiotic....If it's being funded by the government it should follow the road west to Borama and start from there to DjiboutiThe_Emperior5 wrote:No its not idiotic since there is allready a road from gabiley to borama its a bad road but better a bad road than no road we need a road that connects hargeysa with. Northeren awdal there is currently not a single road that heads way to northeren awdal so the road will go through north of awdal all the way to djibouti. And its funded by both sl and dj governments
More people live along the road west than along the road North.
I am not saying the road North should not be built but the Road west should have a higher
priority.
And plus a lot of reer Djibouti folks baa usoo xagaa baxa Gabiley, Borama and the other small towns/villages west than Hargeisa.
- ChiefAaqil
- SomaliNetizen
- Posts: 526
- Joined: Mon Nov 15, 2010 1:41 pm
Re: Clan Roads
This project is not led by the Minister of Ifrastructure but by the Minister of Finance and his nephew is chair of the board constructing the road.
The people of Erigavo, Elafweyn, Badhan, Dhahar, Oodweyneh, Borama, Lasqoray, Salaxley, Baligubadle are in their need for a road. The goverment should fund these roads who have been on the list of the Somaliland Road Authority(SRA) for years to be build. Some of these roads have been started years ago, but due to lack of funding they never were finished.
The road van Hargeysa to Djibouti is not passing by a single city or district. But the one from Hargeysa to Djibouti through Borama, passes by dozens of places. This road has been in construction for years, the goverment should fund finishing this road instead of road which will be the most expensive road ever because it will need a lot ot TNT/explosives to remove all those mountains and hills.

Last edited by ChiefAaqil on Wed Sep 07, 2011 6:28 am, edited 1 time in total.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Clan Roads
But there is already a road that connect borama to gabiley and a good road that connects gabiley to hargeysa why build another road there the one that connects dila to borama is finished while there is not a single road that connects hargeysa to the coast of awdal. If you say there should be a high way that connects borama to djibouti thats reasonable
- ChiefAaqil
- SomaliNetizen
- Posts: 526
- Joined: Mon Nov 15, 2010 1:41 pm
Re: Clan Roads
The_Emperior5 wrote:But there is already a road that connect borama to gabiley and a good road that connects gabiley to hargeysa why build another road there the one that connects dila to borama is finished while there is not a single road that connects hargeysa to the coast of awdal. If you say there should be a high way that connects borama to djibouti thats reasonable
There is a road, it goes through Borama and there is another from Berbera. these roads a much cheaper to construct.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Clan Roads
Hargeysa is the capital city of somaliland,, why should i first.have to go to borama if i want to go to lughaya. Borama is near the ethiopian sl border while lughaya is on the coast of awdal
- abdikarim86
- SomaliNet Super
- Posts: 12077
- Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
- Location: Bristol
Re: Clan Roads
I am saying Borama is closer to Djibouti and there is already a road to Dilla which is 15km from Borama.The_Emperior5 wrote:Hargeysa is the capital city of somaliland,, why should i first.have to go to borama if i want to go to lughaya. Borama is near the ethiopian sl border while lughaya is on the coast of awdal
We do not want a Hargeisa-centric Somaliland... it's one of the reasons Somalia collapsed (having everything concentrated in the Capital).
and plus it would be way more expensive.
Borama to Djibouti before Hargeisa to djibouti

- ChiefAaqil
- SomaliNetizen
- Posts: 526
- Joined: Mon Nov 15, 2010 1:41 pm
Re: Clan Roads
Habar Awal using public goverment funds to construct Clan Roads. 

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 618 Views
-
Last post by AsadSL
-
- 13 Replies
- 1076 Views
-
Last post by immirgration_officer
-
- 19 Replies
- 1469 Views
-
Last post by West.London.Soldier.
-
- 3 Replies
- 423 Views
-
Last post by *SOMALIAS_FINEST*
-
- 4 Replies
- 1682 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 9 Replies
- 1177 Views
-
Last post by NGM
-
- 65 Replies
- 2577 Views
-
Last post by CRAZY_FUGITIVE
-
- 2 Replies
- 1013 Views
-
Last post by SomaliDefenceCouncil
-
- 6 Replies
- 501 Views
-
Last post by BARIIS&BASTOO_BOY
-
- 0 Replies
- 243 Views
-
Last post by Snapshots