




Moderator: Moderators







Ergada nabadeed ee beesha Sade Daarood ee soo gaartay magaalada Gaalkacyo ayaa maalmihii la soo dhaafay qeyb ka ahayd ergooyinka ku guda jira waan-waanta iyo wada xaajoodyada laga dhex wado dhinacyada dirirtu ku dhexmartay magaalada Gaalkacyo.
Ergada Beesha Sade Daarood waxay soo saareen Bayaan ay ku xoojinayaan nabada magaalada Gaalkacyo isla markaana ay shacabka kula dardaarmayaan in laga shaqeeyo nabada iyo xasiloonida Gaalkacyo.
Afhayeenka Ergada beesha Sade, Hareeri Cali Barre ayaa akhriyay bayaanka ay soo saareen ergada beesha Sade waxaana qodobadii ergadu soo saartay ka mid ahaa.
In gebi ahaanba la joojiyo xabada nooc kasta oo ay tahay.
In si guud loo qaato nabada iyo waan-waanta ay wadaan ergada Daarood.
In la soo celiyo dadkii colaada ku barakacay.
In dib loo furo wadooyinka xiran, lakala qaado ciidamada, dibna loo howlgeliyo dhamaan goobihii ganacsiga ee magaalada Gaalkacyo.
In laga fogaado wax kasta oo abuuri kara jewi colaad, lana taageero nabada.
Ergada nabadeed ee ka socotay Beesha Sade Daarood ayaa waxay soo gaareen magaalada Gaalkacyo iyagoo ka kooban 31 xubnood oo uu horkacayo Ugaaska guud ee beesha Sade Daarood Ugaas Axmed Barre Cali Xaabuun.
Read more: http://kismaayo24.com/?p=16130#ixzz1XNdGRQBz


MashallahGaalkacyo(Puntlandi.com) Video: Iyadoo maalmahaanba ay Odoyaal dhaqameedyada Puntland ku mashquulsanaayeen ka mira dhalinta isfahan la dhex dhigo Dowlada iyo Odoyaal dhaqameedyada Xaafada Garsoor ayaa waxey gaareen guulo wax ku ool ah oo horseedaya in Xaafada Garsoor uusan dagaal dambe ka dhicin,iyo in meesha laga saaro shaki ku kala dhex jirey Dowlada iyo Odoyaal dhaqameedyada, iyadoo la tix galinayo in amaanka Gobolka uu yahey masuuliyada Dowlada, maleeshiyaadka hubeysana laga saaro xaafada dhexdeeda, si hadaba taasi u hirgasho waxaa markiiba lagu dhaqaaqey qaadista Isbaarooyin yaaley Xaafada Garsiir, Waxaa Ciidanka Dowlada lagu celiyey Xeryahoodii. hoos ka daawo Odoyaal dhaqameedyada Puntland iyo waliba qaar ka yimid meelo Puntland ka baxsan sida Caabud waaq oo qaadaya isbaarooyinka.
Waxaa soo gudbinaya Wariye Mahad Jamac Koronto halka aad ka daawaneysaana waa Puntlandi
War adigu maxaa ka galay if Leelkase diaspora in Australia report Faroole? iidoor baa tahay ku mashquul the 3 habro iyo habartii xabusheed.SahanGalbeed wrote:War odayaashan daaroodku waa "tardy".
Shalay daaroodku halkaasu socday bal eega idinku ba![]()
viewtopic.php?f=250&t=285167&start=15
Aniga ka soo gaadhay oo ku idhi wax isku fala , I should be thanked , ungrateful wax loo ma noqdo !!

We thank u o dear neighbourSahanGalbeed wrote:War odayaashan daaroodku waa "tardy".
Shalay daaroodku halkaasu socday bal eega idinku ba![]()
viewtopic.php?f=250&t=285167&start=15
Aniga ka soo gaadhay oo ku idhi wax isku fala , I should be thanked , ungrateful wax loo ma noqdo !!