Ergada nabadeed ee beesha Sade Daarood ee soo gaartay magaalada Gaalkacyo ayaa maalmihii la soo dhaafay qeyb ka ahayd ergooyinka ku guda jira waan-waanta iyo wada xaajoodyada laga dhex wado dhinacyada dirirtu ku dhexmartay magaalada Gaalkacyo.
Ergada Beesha Sade Daarood waxay soo saareen Bayaan ay ku xoojinayaan nabada magaalada Gaalkacyo isla markaana ay shacabka kula dardaarmayaan in laga shaqeeyo nabada iyo xasiloonida Gaalkacyo.
Afhayeenka Ergada beesha Sade, Hareeri Cali Barre ayaa akhriyay bayaanka ay soo saareen ergada beesha Sade waxaana qodobadii ergadu soo saartay ka mid ahaa.
In gebi ahaanba la joojiyo xabada nooc kasta oo ay tahay.
In si guud loo qaato nabada iyo waan-waanta ay wadaan ergada Daarood.
In la soo celiyo dadkii colaada ku barakacay.
In dib loo furo wadooyinka xiran, lakala qaado ciidamada, dibna loo howlgeliyo dhamaan goobihii ganacsiga ee magaalada Gaalkacyo.
In laga fogaado wax kasta oo abuuri kara jewi colaad, lana taageero nabada.
Ergada nabadeed ee ka socotay Beesha Sade Daarood ayaa waxay soo gaareen magaalada Gaalkacyo iyagoo ka kooban 31 xubnood oo uu horkacayo Ugaaska guud ee beesha Sade Daarood Ugaas Axmed Barre Cali Xaabuun. (Ugaas guud ee Beesha Sade ee gobolada dhexe).
Gaalkacyo Peace Process latest update
Moderator: Moderators
Gaalkacyo Peace Process latest update
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super
- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Gaalkacyo Peace Process latest update
Adigu arimaha Daarood maxaa ka galay?
Cuqdad Mareexaan uu dhiimo, amiiin
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super
- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Gaalkacyo Peace Process latest update
De waa iska qosol waxaad ka wado halkan.
Maalin waxaad leedahay , majeerteenki baynu usoo socona.
Maalinta ku xigta waxaad leedahay , anaga oo mareexan ah baa ergadan nabadoonka ah kala wadna .
Maalin ximaanjaale baad ku soo galaysa
Maalinta kale awraadle baad la soo baxaysa .
De meel uun ku eekow saxib , haddaadan rabin in lagu gu qoslo .
Maalin waxaad leedahay , majeerteenki baynu usoo socona.
Maalinta ku xigta waxaad leedahay , anaga oo mareexan ah baa ergadan nabadoonka ah kala wadna .
Maalin ximaanjaale baad ku soo galaysa
Maalinta kale awraadle baad la soo baxaysa .
De meel uun ku eekow saxib , haddaadan rabin in lagu gu qoslo .
Re: Gaalkacyo Peace Process latest update
What does my user account got to do with Daarood ama Mareexaan? meeshan uu socdo adiga waxbo kama gelin hadaan rabo china baan aadi.SahanGalbeed wrote:De waa iska qosol waxaad ka wado halkan.
Maalin waxaad leedahay , majeerteenki baynu usoo socona.
Maalinta ku xigta waxaad leedahay , anaga oo mareexan ah baa ergadan nabadoonka ah kala wadna .
Maalin ximaanjaale baad ku soo galaysa
Maalinta kale awraadle baad la soo baxaysa .
De meel uun ku eekow saxib , haddaadan rabin in lagu gu qoslo .
Horta af-somali soo baro, when you read something read it PROPERLY.
Beesha Mareexaan sent their odayaal to Galkacyo the second day after the war to stop the fight, but they they promised if Puntland army continous shelling innocent people, they will sent army from Caabudwaaq to protect the people. Marka orod af-somali soo baro. Laakiin alhamdulilah Puntland army choice to stop the war and heard the baaq of the odayaasha.
Everytime you hear the name Mareexaan sidi niin ciilan baad so booda, war ma mareexaan baa ku farahumeyay?

- TheSultaan
- Posts: 140
- Joined: Tue Sep 06, 2011 11:43 am
- Location: Rack City BiiiiJ
Re: Gaalkacyo Peace Process latest update
You're not leelkase
you're not majeerteen
you're not From puntland
you're not from Galkacyo

you're not majeerteen
you're not From puntland
you're not from Galkacyo

Re: Gaalkacyo Peace Process latest update
I'm DaaroodTheSultaan wrote:You're not leelkase
you're not majeerteen
you're not From puntland
you're not from Galkacyo
I live in Galkacyo waliba Beesha Wagardhac
Laakiin adiga iidoor ba tahay, why do you care about Daarood affairs?

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 12 Replies
- 951 Views
-
Last post by OliveOil
-
- 0 Replies
- 356 Views
-
Last post by MRnutritionist
-
- 30 Replies
- 2580 Views
-
Last post by Somalistan
-
- 2 Replies
- 505 Views
-
Last post by Reer Burao
-
- 10 Replies
- 1793 Views
-
Last post by Daneysteyaasha
-
- 5 Replies
- 593 Views
-
Last post by MrPrestige
-
- 1 Replies
- 454 Views
-
Last post by Khalid Ali