Huge explosion rocks Bosaso,while the town Laag is captured!
Posted: Wed Sep 07, 2011 3:50 pm
Qarax qasaaro badan dhaliyay oo ka dhacay Boosaaso
Boosaaso: (Sh. M. Network) Qarax sababay qasaaro nafeed oo badan ayaa waxaa la sheegay inuu caawa ka dhacay magaalada Boosaaso ee gobolka Barri.
War goordhow naga soo gaaray magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa waxa uu sheegay in qarax nooca uu yahay aan la ogeyn lagu weeraray guri halkaasi uu ku leeyahay wasiir ku xigeenkii hore ee amaanka Maamulka Puntland.
Guriga qaraxa lagu weeraray ee Mas’uulkaasi oo ku yaalla Xafada Laanta hawada ee Boosaaso ayaa waxaa la sheegay inuu geystay qasaaro badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo aan la ogeyn inta uu la egyahay, iyadoo ilaa hada aan la ogeyn cida ka dambeysa qaraxaasi.
Ciidamo badan oo ka tirsan kuwa Puntland oo halkaasi gaaray ayaa waxa la sheegay inay bandow kusoo rogeen magaalada islamarkaana ay wadaan baaritaano ay ku xaqiijinayaan amaanka kuwaasi oo aan la ogeyn inay dad ku qab qabteen iyo in kale.
Majiro wax war ah oo kasoo baxay Saraakiisha Maamulka Puntland oo ku aadan qaraxa lala eegtay Guriga wasiir ku xigeenkii hore ee wasaaradda amaanka Puntland hase ahaatee qaraxaani ayaa waxa uu qeyb ka yahay falalka amni daro ee ka taagan deegaanada uu ka taliyo Maamulka Puntland.
Meydadka Askar Gowracan oo Duleedka Boosaaso lagu arkay iyo Tuulada Laag oo ka baxday Gacanta Faroole.
Wednesday, 07 September 2011 09:31 Editor Hits: 370
Dagaal culus ayaa goordhaw kusoo gaba gaboobay magaalada Boosaaso kaasi oo u dhexeeyay xoogaga deegaanka Galgala iyo Maleeshiyaad Ashahaadda ladirir ah oo Puntland taabacsan.
Wararka nagasoo gaaraya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in xoogaga deegaanka ee ladulmiyay ay weerareen Koontaroolka lagasoo galo magaalada Boosaaso.
Dagaal saacad socday ayaa ka dhacay Koontaroolka oo markii dambe ay dib uga gurteen maleeshiyaadkii Puntland daacadda u ahaa.
Inkastoo aan faah faahin laga helin khasaaraha ka dhashay dagaalka Koontaroolka Boosaaso hadane waxaa war sugan laga helay dagaalkii xalay Laag ka dahcay.
Meydadka 4 Askari oo Gowracan iyo 2 Askari oo Rasaas madaxa uga taal ayaa maanta barqadii lagu arkay wadada laamiga ah waxaana lasheegay in lagu dilay dagaalkii Xalay.
Dadka deegaanka ayaa sheegay in ay ka argagaxeen markii ay arkeen ciidanka oo sidii xoolaha oo kale qoorta looga jaray, waa markii 2-aad oo ay mujaahidiintu Gowracaan maleeshiyaadka PIS-ta Faroole.
Haye, how is everyone doing today?