Caqli Dameer.
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- zingii
- SomaliNet Super
- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Caqli Dameer.
Dameerka liitow
Cawska daaqaya
Ma diidantahay
Daaradihii cadaaye
Dahabka u dhigmay
Dumintoodi shalayiyo
Dhiiga daadanaya
Ragii ka dambeeyay ee
Doorka ka qaatay
Inuu soo daabacay
Iyadoo daawasho ah (ciyaal-warta)?
Cawska daaqaya
Ma diidantahay
Daaradihii cadaaye
Dahabka u dhigmay
Dumintoodi shalayiyo
Dhiiga daadanaya
Ragii ka dambeeyay ee
Doorka ka qaatay
Inuu soo daabacay
Iyadoo daawasho ah (ciyaal-warta)?
Re: Caqli Dameer.

Zingi stays dropping that heat, that straight fire ether. I dont know what you just said but I am assuming it's a lyrical diss to ciyaal warta. word to motha.
This is gonna be good.
- zingii
- SomaliNet Super
- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: Caqli Dameer.
Advo wrote:![]()
Zingi stays dropping that heat, that straight fire ether. I dont know what you just said but I am assuming it's a lyrical diss to ciyaal warta. word to motha.
This is gonna be good.
Let me be specific for your entertainment cuzz.
Ducufka aan haysto
waa miduu diidanyahay
carabkayga daahirkaa
dalabaadka magaciise. (not ciyaal-warta)
Hoos inoo yara daji:
Post uu daabacay
duq ciyaal-warta
dood wadaag ah
anoo dul maraya
dameer dhawaaqaya
dhagahayga soo ma dareemin.
Dood wadaagii rageed
Door ka qaadashadeediyo
moqfiikaan daabacay
hadalo dabacsan iyo
deelqaaf maanan kala kulmin!
- DropkickMurphy
- SomaliNetizen
- Posts: 822
- Joined: Sat Jul 02, 2011 9:13 pm
- Location: Xaafada Iskufilan
Re: Caqli Dameer.
On what thread did this beef start?
- BlackVelvet
- SomaliNet Super
- Posts: 23249
- Joined: Thu Mar 11, 2010 2:54 pm
- Location: On Idman's mind
Re: Caqli Dameer.
Now this is one way to inject some dhaqan back into SNet
I think I have improved since last time I tried:
DropkickMurphy dadkaan dagaalkooda
dib iyo dhinac meelba u dhaqaaqin
duuli iyo dagaal dadka ka so harey
maanta dhibaatada so dagtey
threadka TL wiilkan isku caayeyn ka dhalatey
Mashallah I have impressed myself
I think I have improved since last time I tried:
DropkickMurphy dadkaan dagaalkooda
dib iyo dhinac meelba u dhaqaaqin
duuli iyo dagaal dadka ka so harey
maanta dhibaatada so dagtey
threadka TL wiilkan isku caayeyn ka dhalatey
Mashallah I have impressed myself

- zingii
- SomaliNet Super
- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: Caqli Dameer.
Calaamadaha Dameerka:
wuu dood jecelyahay
misna waa dabaal.
wuu dagaal jecelyahay
misna waa daciif.
fooltej buu daba ordaayo
ku dayo is yiraa.
taariikhaha dabiicigaa iyo
dastuurada dunida yaal
fooltej baa si dabajoog ah
qalbiga ugu daabaca.
markuu diidana
FACTS ku durduriya.
wuu dood jecelyahay
misna waa dabaal.
wuu dagaal jecelyahay
misna waa daciif.
fooltej buu daba ordaayo
ku dayo is yiraa.
taariikhaha dabiicigaa iyo
dastuurada dunida yaal
fooltej baa si dabajoog ah
qalbiga ugu daabaca.
markuu diidana
FACTS ku durduriya.

- ciyaal_warta
- SomaliNet Super
- Posts: 9629
- Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
- Location: Hiiraan State of Somalia
Re: Caqli Dameer.
waraa Zingi adi waxaaga danaano miyaa TL iyo Volta ayagaa is bursadee ka dhax bax nooh
mida kale afarleydaa iska yareey maku dhihinooo sxb
meesha radio muqdishu maa mooday markii af adeeg dadka kula sheekeysaneysid
Ragu wa is dilaa ee caayda ka reeba sheekada
Rabigeey waa caadil ragoow
Rabtii leesku rifo rag isku qabtu meelan aheen wa ceeb
Riyo iyo reerka daaqood hadii leesku qabto
doodo hala ruuugoo madax hala soo mariyo
yaan leesla rafan oo rab walbo leysku caayn
intaa wa iga talo
loooool BV qaafiyada lee ku dar and u set to be afarley poet...try to pick one Xaraf and start with almost everyline and almost every word 
mida kale afarleydaa iska yareey maku dhihinooo sxb
meesha radio muqdishu maa mooday markii af adeeg dadka kula sheekeysaneysid

Ragu wa is dilaa ee caayda ka reeba sheekada
Rabigeey waa caadil ragoow
Rabtii leesku rifo rag isku qabtu meelan aheen wa ceeb
Riyo iyo reerka daaqood hadii leesku qabto
doodo hala ruuugoo madax hala soo mariyo
yaan leesla rafan oo rab walbo leysku caayn
intaa wa iga talo
BlackVelvet wrote:Now this is one way to inject some dhaqan back into SNet
I think I have improved since last time I tried:
DropkickMurphy dadkaan dagaalkooda
dib iyo dhinac meelba u dhaqaaqin
duuli iyo dagaal dadka ka so harey
maanta dhibaatada so dagtey
threadka TL wiilkan isku caayeyn ka dhalatey
Mashallah I have impressed myself

- zingii
- SomaliNet Super
- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: Caqli Dameer.
Qofka aad ka hadlaysaan ma'aqaan sxbyaal.
Malaha idinkaa maagsan qofkaa sheegaysaan.
Malaha idinkaa maagsan qofkaa sheegaysaan.
- ciyaal_warta
- SomaliNet Super
- Posts: 9629
- Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
- Location: Hiiraan State of Somalia
Re: Caqli Dameer.
zingii wrote:Qofka aad ka hadlaysaan ma'aqaan sxbyaal.
Malaha idinkaa maagsan qofkaa sheegaysaan.

- zingii
- SomaliNet Super
- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: Caqli Dameer.
I dont remember mentioning someone by that name breh.
ps, how did you equate that individual to a donkey?
ps, how did you equate that individual to a donkey?
- zingii
- SomaliNet Super
- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: Caqli Dameer.
Habar dugaag baa maalin shirtay, Shirkii oo socda baa daanyeer istaagay oo sheeko qosol miiran ah ka sheekeeyay.
daanyeer oo awalba majaajileeste iska ahaa baa lagu wada qoslay oo lala dhacay sheekadiisi waxaan ka ahayn (dameer).
Dameerkii madax xoqosho iyo fajac ayuu galay oo asagoo meeshii lagu shiray wali fadhiya ayaa looga kala tagay.
24-saacadood kadib ayaa loogu yimid bartii shalay looga tagay asagoo wali fadhiya oo qosol awgii la ilmeenaya.
yacni qosol qosol dhaafay oo kilyo barar gaaray ayuu qoslayay.
markaas baa la waydiiyay wuxuu ku qoslayo, wuxuuna ku jawaabay:
"sheekadii daanyeer ee shalay baan ku qoslayaa"
slow foqol slow.
daciifnimada dameerka (high-light) u tahay sheekadani.
daanyeer oo awalba majaajileeste iska ahaa baa lagu wada qoslay oo lala dhacay sheekadiisi waxaan ka ahayn (dameer).
Dameerkii madax xoqosho iyo fajac ayuu galay oo asagoo meeshii lagu shiray wali fadhiya ayaa looga kala tagay.
24-saacadood kadib ayaa loogu yimid bartii shalay looga tagay asagoo wali fadhiya oo qosol awgii la ilmeenaya.
yacni qosol qosol dhaafay oo kilyo barar gaaray ayuu qoslayay.
markaas baa la waydiiyay wuxuu ku qoslayo, wuxuuna ku jawaabay:
"sheekadii daanyeer ee shalay baan ku qoslayaa"
slow foqol slow.

daciifnimada dameerka (high-light) u tahay sheekadani.
- BlackVelvet
- SomaliNet Super
- Posts: 23249
- Joined: Thu Mar 11, 2010 2:54 pm
- Location: On Idman's mind
Re: Caqli Dameer.
zingii wrote:I dont remember mentioning someone by that name breh.
ps, how did you equate that individual to a donkey?

I am allergic to starting up beef between 2 individulas lakin why are you trying to hide now?

- zingii
- SomaliNet Super
- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: Caqli Dameer.
^^^
u also believe that individual is dameer as well?
u also believe that individual is dameer as well?

- BlackVelvet
- SomaliNet Super
- Posts: 23249
- Joined: Thu Mar 11, 2010 2:54 pm
- Location: On Idman's mind
Re: Caqli Dameer.
zingii wrote:^^^
u also believe that individual is dameer as well?

I believe that he was out of order for calling you a boon
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 9 Replies
- 919 Views
-
Last post by OliveOil
-
- 1 Replies
- 543 Views
-
Last post by paidmonk
-
- 0 Replies
- 449 Views
-
Last post by GacanSareeye
-
- 16 Replies
- 1735 Views
-
Last post by muriyad
-
- 2 Replies
- 537 Views
-
Last post by SuperLander
-
- 0 Replies
- 453 Views
-
Last post by kaliil
-
- 6 Replies
- 774 Views
-
Last post by oldenglish
-
- 2 Replies
- 482 Views
-
Last post by Kramer