All opinions must be respected........

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
1moonlight
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 969
Joined: Sat Jan 29, 2011 4:32 pm
Location: Guriga Jid Cadaha Saaran.

All opinions must be respected........

Post by 1moonlight »

siyaad bare wuxuu ahaa xaaraan quute oo qabyaalista ahaa wuu diiday inuu Sooomalida wada simo Muqdisho uma uusan imaan inuu madaxweeyne ka noqdo wuxuu xamar udhisay Somali ma aheen ee qabiilkiisa ayuu u dhistay siyaad bare Muqdisho wuxuu u yimid unuu qabiilkiisa soo dajiyo oo qabiilkiisa u dhisto. afweeyne isaaq buu weerar ku qaaday oo diyaarado ku gumaaday afweeyne ninkii Hawiye ah wuu dili jiray ama xabsi ayuu ku tuuri jiray. afweeyne inuu shaqo siiyo wuu diiday Hawiye aqoonta leh oo shahaadooyinka heesto oo shaqo raadiska ah. afweeyne wuxuu shaqo siin jiray nimanka kasoo jeedo qabiilka uu kadhashay oo jaahiliin xoolo dhaqato ahaa oo aanan xataa garaneen sida wax loo saxiixo laakiin siyaad bare wuxuu ku dhihi jiray war suulkiina wax ku saxiixa wuxuuna siin jiray shaqada ugu sareeyso. siyaad bare wuxuu kasoo horjeeday inuu nin Hawiye ah uu ganacsi sameesto ama dhaqaalo yeesho afweeyne wuxuu kasoo horjeeda Hawiye iyo hormarkiisa. marka xaqdarada iyo qabyaalada waxaa bilaabay siyaad bare asaga ayaana naftiisa kuwaayay. 



hada su aashu waxeey tahay maxaa Hawiye usoo kordhay markii kaligii taliyihii siyaad bare lasaaray?

xor nimo ayuu Hawiye dib u helay inuu Dhulkiisa si xor ah ugu Noolaado uuna ganacsi iyo dhaqaalo ugu sameeysto.

Hawiye maantay waa dadka ugu tirada badan Soomaaliya ugu Geesisan Soomaaliya ugu Daajirsan Soomaaliya Hawiye waa Dadkii Italia America iyo Ethiopia Soomaaliya kasaaray oo kaxoreeyay Hawiya waa dad diintooda iyo Wadankoodaba jecel Hawiye waa dad ilaaheey Wanaag Magac Sharaf Geesinimo intaba ilaaheey isugu daray oo siiyay. Hawiye waa Soomaaliya. Soomaaliya waa Hawiye. GUUL iyo Wadaninimo Hawiye ilaaheeybaa siiyay.

waxaana abaalkaas iyo Mahada iska leh ilaaheey kasogoow......... waa

General Maxamed Faarax Caydiid ( ilaaheey ha u Naxariisto AAMIIN )

Image

Image


GUUL Somalia :som: :up:

GUUL Hawiye :som: :up:
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”