Page 1 of 1

Black Ahmed is called to Dolow by Meles

Posted: Fri Sep 09, 2011 10:49 am
by grandpakhalif
Dowlada Kirishtanka Kenya ayaa gebi ahaanba Xiriirkii ay lalaheyd u jartay hogaamiyaha Ashahaadda ladirirka Axmed Madoobe oo ku fashilmay arbushaad uu ladamacsanaan wilaayada Jubbooyinka.


Ilo wareedyo lagu kalsoonyahay ayaa xaqiijinaya in Axmed Madoobe looga yeeray degmada Doolow ee gobolka Gedo halkaasi oo ay ku suganyihiin saraakiil Itobiyaan ah.

Axmed Madoobe oo ay ku adkaatay in uu Doolow tago ayaa dirsaday wafdi ka kooban sedax xubnood oo saraakiisha Itoobiya ee Doolow ku sugan kasoo qaadi doono awaamir ku socota Axmed Madoobe.
Wararka ayaa intaasi ku daraya in Axmed madoobe uu ka go'ay dowladda Kenya uuna Itoobiya ka raadsanayo kaalmo Milleteri si uu usii wado falaaganimadiisa ku aadan ladagaalanka shareeca Islaamka.
Axmed Madoobe ayaa caqabad xoogan kala kulmay Nin isaga K/xigeen u ahaan jiray oo lagu magacaabo Sheekh Daahir oo kaasi oo dhanka Kenya ka xigsaday kadib markii uu sameystay maleeshiyaad isaga u gaar ah.

Khilaaf beeleed soo kala dhaxgalay isaga iyo Col.Cabaas ayaa sababay in uu joogsado duulaankii Jubbooyinka lalaa damacsanaa oo deegaanja Dhoobley dhaafi waayay.

Re: Black Ahmed is called to Dolow by Meles

Posted: Fri Sep 09, 2011 11:35 am
by AhlulbaytSoldier
Blacky came to realize that kenyans are cowards.
Azania fairytale state and askambanooni are not to be taken serious.