Maxkamada Sare JSL o beri ku dhawaqi donta Natijada Ucid
Moderator: Moderators
- Mr_Alfaas
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3439
- Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
- Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland
Maxkamada Sare JSL o beri ku dhawaqi donta Natijada Ucid
Maxkamadda sare ee dastuuriga ah ee Somaliland ayaa Axadda barri si rasmi ah ugu dhawaaqaysa go’aanka ay ku kala saarayso labada garab ee xisbiga Mucaaradka ah ee UCID oo dacwadooda hore u dhageysatay.
Maxkamadda sare oo dhowrkii maalmood ee u dambeeyay ku hawlanayd sidii ay u kala saari lahayd garabyadda xisbiga Mucaaradka ah ee UCID oo uu ka dhaxeeyo khilaaf xoog badan oo sababey in xukuumadu albaabada u laabto xarunta dhexe ee xisbigaas ayaa la sheegay inay dhamaystirtay hawsheedii ay ku kala saarayso.
Guddoomiyaha maxkamadda sare Md Yuusuf Ismaaciil Cali ayaa la sheegay inuu garyaqaanada labada garab khamiistii soo gaadhsiiyay qoraalka casuumadda ee ay kaga soo qayb-galayaan ku dhawaaqida go’aanka maxkamadda ee ay garabyadda xisbiga UCID mid ka mid ah ugu xukumayso masuuliyadiisa.
Ilaa hadda lama oga go’aanka maxkamadu waxa uu noqonayo, inkasta oo warar aan lagu kalsoonayn sheegayaa in maxkamadu go’aan ku gaadhay in la qabto shirwaynaha xisbiga oo hore labada garab midba wakhti gaar ah u qabtay qabsoomidiisa, iyadda oo la tilmaamay in maxkamadu qoraaladda ay u kala gudbiyeen labada garab kala dhex baxday in wakhtiga hogaamiyayaasha xisbigu dhammaaday sidaa daraadeedna maxkamadu go’aankeedu yahay in shirwayne guud la qabto si hogaan cusub xisbiga loogu doorto.
Dhinaca kale, garabyadda xisbiga UCID iyo taageerayaashooda ayaa u dhag taagaya go’aanka maxkamada sare waxa uu noqonayo, balse waxa la sugaaba waa go’aanka maxkamada oo la filayo inuu dhaco Axadda barri.”

- Cali_Gaab
- SomaliNet Super
- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: Maxkamada Sare JSL o beri ku dhawaqi donta Natijada Ucid
Can't wait, let the games begin 

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Maxkamada Sare JSL o beri ku dhawaqi donta Natijada Ucid
Maxkamada hada alfaas ba ka masuul ah 

- Mr_Alfaas
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3439
- Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
- Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland
Re: Maxkamada Sare JSL o beri ku dhawaqi donta Natijada Ucid
soomaha bahashu imikay xalad yeelateyba faysal cali waraabe nafta ka dhacsan o wadnuhu faraha ku haya.Cali_Gaab wrote:Can't wait, let the games begin
what do u mean masuul ka tahay am not Mr Yuusuf Ismaaciil CaliThe_Emperior5 wrote:Maxkamada hada alfaas ba ka masuul ah

- Cali_Gaab
- SomaliNet Super
- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: Maxkamada Sare JSL o beri ku dhawaqi donta Natijada Ucid
The_Emperior5 wrote:Maxkamada hada alfaas ba ka masuul ah

On somalinet your the supreme court, i'm the President, emperior is the suldaan and Siciid is Gaboose

- Mr_Alfaas
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3439
- Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
- Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland
Re: Maxkamada Sare JSL o beri ku dhawaqi donta Natijada Ucid
siciid wuu is casiley maalmahan sidi gaboose isu casiley siciid lama arageCali_Gaab wrote:The_Emperior5 wrote:Maxkamada hada alfaas ba ka masuul ah![]()
On somalinet your the supreme court, i'm the President, emperior is the suldaan and Siciid is Gaboose

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Maxkamada Sare JSL o beri ku dhawaqi donta Natijada Ucid
Cali_Gaab wrote:The_Emperior5 wrote:Maxkamada hada alfaas ba ka masuul ah![]()
On somalinet your the supreme court, i'm the President, emperior is the suldaan and Siciid is Gaboose

I cant believe a midget can lock up the sultan
Loool@ sicid is gaboose does that mean he is jobless at the moment.
so who is xaabsade garad 13

And rightwing is buurmadow

and Keyse is the hargeysa governor

- Cali_Gaab
- SomaliNet Super
- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: Maxkamada Sare JSL o beri ku dhawaqi donta Natijada Ucid
I thought Haragwafi was Siciid himself
Lol@ siduu is casilay. I remember when Siciid used to say that Gaboose was not Habar Younis before Kulmiye took charge. When he was appointed to become the interior minister Siciid was running around with a list of wasiiro iyo beesha ey ka soo jeedaan. Markaas uu gaboose dhinaca habar younista ku daray

Lol@ siduu is casilay. I remember when Siciid used to say that Gaboose was not Habar Younis before Kulmiye took charge. When he was appointed to become the interior minister Siciid was running around with a list of wasiiro iyo beesha ey ka soo jeedaan. Markaas uu gaboose dhinaca habar younista ku daray

- Mr_Alfaas
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3439
- Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
- Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland
Re: Maxkamada Sare JSL o beri ku dhawaqi donta Natijada Ucid
rightwing buurmadow
Kursigan ka dhacay

Kursigan ka dhacay
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Maxkamada Sare JSL o beri ku dhawaqi donta Natijada Ucid
Mr_Alfaas wrote:rightwing buurmadow![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
Kursigan ka dhacay
haa rightwing wa buurmadow aad bu caya dawlada cali gaab liqaaye wabu stalkgereya , sidu buurmadow Siilaanyo u stalkgereyo when he goes to china buurmadow u ka daba taga,, when liqaaye goes to the mafrish,, rightwing ba stalkgereya

- Cali_Gaab
- SomaliNet Super
- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: Maxkamada Sare JSL o beri ku dhawaqi donta Natijada Ucid
Rightwing iyo buurmadow
Udun is Xini Xirey

Udun is Xini Xirey

- HaragWafi85
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1838
- Joined: Sun Sep 19, 2010 9:48 am
- Location: Somaliland.
Re: Maxkamada Sare JSL o beri ku dhawaqi donta Natijada Ucid
Cali_Gaab waryaahe been ha iga samaysan i never claimed Gaboose wasn't H.Y. Malaha waxad igu khaldaysa those marexaan kids in gedo section that were claiming that 1 year in gedo section before me and emperior gave them some reality slaps.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Maxkamada Sare JSL o beri ku dhawaqi donta Natijada Ucid
Cali_Gaab wrote:Rightwing iyo buurmadow![]()
![]()
![]()
Udun is Xini Xirey :lol:

Re: Maxkamada Sare JSL o beri ku dhawaqi donta Natijada Ucid

- Mr_Alfaas
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3439
- Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
- Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland
Re: Maxkamada Sare JSL o beri ku dhawaqi donta Natijada Ucid
Liqaaye iyo general ki o shekeysanaya o rightwing u tashanayadan aragThe_Emperior5 wrote:Mr_Alfaas wrote:rightwing buurmadow![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
Kursigan ka dhacay
haa rightwing wa buurmadow aad bu caya dawlada cali gaab liqaaye wabu stalkgereya , sidu buurmadow Siilaanyo u stalkgereyo when he goes to china buurmadow u ka daba taga,, when liqaaye goes to the mafrish,, rightwing ba stalkgereya
caqilka1 wrote:Haday noqootay international! Waxaa laa idhi mar hadu odaygii madaxweyne yahay waa in laa soo dhaweya dadka laangaabka ah. Plus theirs been change of owner ina haybe no longer owns it! Another Reer xaaji guy owns it!LiQaaye_TDH wrote:Caaqilka ninyow Meeshan in Haybe maad strickly Adan |Madoobe ka dhigtaan? inaga Ilaaliya Basaasiinta dee....
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 252 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 16 Replies
- 753 Views
-
Last post by Barkhadd
-
- 4 Replies
- 466 Views
-
Last post by Barkhadd
-
- 0 Replies
- 325 Views
-
Last post by afisoone
-
- 1 Replies
- 247 Views
-
Last post by Mr_Alfaas
-
- 3 Replies
- 450 Views
-
Last post by djibsomali
-
- 6 Replies
- 396 Views
-
Last post by Mr_Alfaas
-
- 3 Replies
- 340 Views
-
Last post by Barkhadd
-
- 1 Replies
- 500 Views
-
Last post by gobdoon
-
- 15 Replies
- 1641 Views
-
Last post by grandpakhalif