Page 1 of 2
Maxkamada Sare JSL o beri ku dhawaqi donta Natijada Ucid
Posted: Sat Sep 10, 2011 4:20 pm
by Mr_Alfaas
Maxkamadda sare ee dastuuriga ah ee Somaliland ayaa Axadda barri si rasmi ah ugu dhawaaqaysa go’aanka ay ku kala saarayso labada garab ee xisbiga Mucaaradka ah ee UCID oo dacwadooda hore u dhageysatay.
Maxkamadda sare oo dhowrkii maalmood ee u dambeeyay ku hawlanayd sidii ay u kala saari lahayd garabyadda xisbiga Mucaaradka ah ee UCID oo uu ka dhaxeeyo khilaaf xoog badan oo sababey in xukuumadu albaabada u laabto xarunta dhexe ee xisbigaas ayaa la sheegay inay dhamaystirtay hawsheedii ay ku kala saarayso.
Guddoomiyaha maxkamadda sare Md Yuusuf Ismaaciil Cali ayaa la sheegay inuu garyaqaanada labada garab khamiistii soo gaadhsiiyay qoraalka casuumadda ee ay kaga soo qayb-galayaan ku dhawaaqida go’aanka maxkamadda ee ay garabyadda xisbiga UCID mid ka mid ah ugu xukumayso masuuliyadiisa.
Ilaa hadda lama oga go’aanka maxkamadu waxa uu noqonayo, inkasta oo warar aan lagu kalsoonayn sheegayaa in maxkamadu go’aan ku gaadhay in la qabto shirwaynaha xisbiga oo hore labada garab midba wakhti gaar ah u qabtay qabsoomidiisa, iyadda oo la tilmaamay in maxkamadu qoraaladda ay u kala gudbiyeen labada garab kala dhex baxday in wakhtiga hogaamiyayaasha xisbigu dhammaaday sidaa daraadeedna maxkamadu go’aankeedu yahay in shirwayne guud la qabto si hogaan cusub xisbiga loogu doorto.
Dhinaca kale, garabyadda xisbiga UCID iyo taageerayaashooda ayaa u dhag taagaya go’aanka maxkamada sare waxa uu noqonayo, balse waxa la sugaaba waa go’aanka maxkamada oo la filayo inuu dhaco Axadda barri.”
Re: Maxkamada Sare JSL o beri ku dhawaqi donta Natijada Ucid
Posted: Sat Sep 10, 2011 4:21 pm
by Cali_Gaab
Can't wait, let the games begin

Re: Maxkamada Sare JSL o beri ku dhawaqi donta Natijada Ucid
Posted: Sat Sep 10, 2011 4:23 pm
by The_Emperior5
Maxkamada hada alfaas ba ka masuul ah

Re: Maxkamada Sare JSL o beri ku dhawaqi donta Natijada Ucid
Posted: Sat Sep 10, 2011 4:25 pm
by Mr_Alfaas
Cali_Gaab wrote:Can't wait, let the games begin

soomaha bahashu imikay xalad yeelateyba faysal cali waraabe nafta ka dhacsan o wadnuhu faraha ku haya.
The_Emperior5 wrote:Maxkamada hada alfaas ba ka masuul ah

what do u mean masuul ka tahay am not Mr Yuusuf Ismaaciil Cali

Re: Maxkamada Sare JSL o beri ku dhawaqi donta Natijada Ucid
Posted: Sat Sep 10, 2011 4:28 pm
by Cali_Gaab
The_Emperior5 wrote:Maxkamada hada alfaas ba ka masuul ah

On somalinet your the supreme court, i'm the President, emperior is the suldaan and Siciid is Gaboose

Re: Maxkamada Sare JSL o beri ku dhawaqi donta Natijada Ucid
Posted: Sat Sep 10, 2011 4:30 pm
by Mr_Alfaas
Cali_Gaab wrote:The_Emperior5 wrote:Maxkamada hada alfaas ba ka masuul ah

On somalinet your the supreme court, i'm the President, emperior is the suldaan and
Siciid is Gaboose 
siciid wuu is casiley maalmahan sidi gaboose isu casiley siciid lama arage

Re: Maxkamada Sare JSL o beri ku dhawaqi donta Natijada Ucid
Posted: Sat Sep 10, 2011 4:31 pm
by The_Emperior5
Cali_Gaab wrote:The_Emperior5 wrote:Maxkamada hada alfaas ba ka masuul ah

On somalinet your the supreme court, i'm the President, emperior is the suldaan and Siciid is Gaboose


f-king hell does that mean you can lock me up like that fool like boqor raabi
I cant believe a midget can lock up the sultan
Loool@ sicid is gaboose does that mean he is jobless at the moment.
so who is xaabsade garad 13
And rightwing is buurmadow
and Keyse is the hargeysa governor

Re: Maxkamada Sare JSL o beri ku dhawaqi donta Natijada Ucid
Posted: Sat Sep 10, 2011 4:33 pm
by Cali_Gaab
I thought Haragwafi was Siciid himself
Lol@ siduu is casilay. I remember when Siciid used to say that Gaboose was not Habar Younis before Kulmiye took charge. When he was appointed to become the interior minister Siciid was running around with a list of wasiiro iyo beesha ey ka soo jeedaan. Markaas uu gaboose dhinaca habar younista ku daray

Re: Maxkamada Sare JSL o beri ku dhawaqi donta Natijada Ucid
Posted: Sat Sep 10, 2011 4:33 pm
by Mr_Alfaas
Re: Maxkamada Sare JSL o beri ku dhawaqi donta Natijada Ucid
Posted: Sat Sep 10, 2011 4:35 pm
by The_Emperior5
haa rightwing wa buurmadow aad bu caya dawlada cali gaab liqaaye wabu stalkgereya , sidu buurmadow Siilaanyo u stalkgereyo when he goes to china buurmadow u ka daba taga,, when liqaaye goes to the mafrish,, rightwing ba stalkgereya

Re: Maxkamada Sare JSL o beri ku dhawaqi donta Natijada Ucid
Posted: Sat Sep 10, 2011 4:35 pm
by Cali_Gaab
Re: Maxkamada Sare JSL o beri ku dhawaqi donta Natijada Ucid
Posted: Sat Sep 10, 2011 4:37 pm
by HaragWafi85
Cali_Gaab waryaahe been ha iga samaysan i never claimed Gaboose wasn't H.Y. Malaha waxad igu khaldaysa those marexaan kids in gedo section that were claiming that 1 year in gedo section before me and emperior gave them some reality slaps.
Re: Maxkamada Sare JSL o beri ku dhawaqi donta Natijada Ucid
Posted: Sat Sep 10, 2011 4:37 pm
by The_Emperior5
Re: Maxkamada Sare JSL o beri ku dhawaqi donta Natijada Ucid
Posted: Sat Sep 10, 2011 4:38 pm
by Saraxnow
Re: Maxkamada Sare JSL o beri ku dhawaqi donta Natijada Ucid
Posted: Sat Sep 10, 2011 4:41 pm
by Mr_Alfaas
The_Emperior5 wrote:
haa rightwing wa buurmadow aad bu caya dawlada cali gaab liqaaye wabu stalkgereya , sidu buurmadow Siilaanyo u stalkgereyo when he goes to china buurmadow u ka daba taga,, when liqaaye goes to the mafrish,, rightwing ba stalkgereya

Liqaaye iyo general ki o shekeysanaya o rightwing u tashanayadan arag
caqilka1 wrote:LiQaaye_TDH wrote:Caaqilka ninyow Meeshan in Haybe maad strickly Adan |Madoobe ka dhigtaan? inaga Ilaaliya Basaasiinta dee....
Haday noqootay international! Waxaa laa idhi mar hadu odaygii madaxweyne yahay waa in laa soo dhaweya dadka laangaabka ah. Plus theirs been change of owner ina haybe no longer owns it! Another Reer xaaji guy owns it!