Waaheen reporter arrested in hargeysa
Moderator: Moderators
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Waaheen reporter arrested in hargeysa
WARGEYSKA WAAHEEN – TODAY’S PAPER
Stay Connected
Saturday, September 10th, 2011 | Posted by Maxamud
Ciidamada Booliska ee SPU Ee Hargeysa oo Xabsiga dhigey Wariye ka tirsan Waaheen.
Hargeysa(Waaheen) Ciidamada Booliska ee Soomaliland ee Sida gaarka ah u tababaran ee la dagaalanka Argagixisada ee loo yaqaan SPU ayaa maanta Xabsiga u taxabay Wariye Saleeban Cabdi Cali (Kalshaale) oo ka mid Ah wariyaasha Waaheen ee Hargeysa, Wariye Saleeban ayaa markii Ciidamada Boolisku ay xidhayeen waxa uu ku guddo jiray Hawlmaalmeedkisa shaqo, waxanu Xilgaasi doonayey in uu war ka duubo wasarada Arimaha Gudaha oo ay ka jirtay Xaflad uu Xilka kula wareegayey Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Cusub (Duur) oo maanta Xilkii wasaradaasi kala wareegay Wasiir ku-xigeenka Wasarada Arimaha Gudaha, oo Hore uu xilkaasi iska casilay Wasiirkii hore Gaboose.
Wariye Saleeban Cabdi Cali ayaa waxay Ciidamadu u geeysteen dhawacayo iyaga oo ku xidhay Saldhiga dhexe ee Hargeysa, Inkasta oo aanu wariyuhu wax dhibaato ah aanu samaynin ayaa waxa amarka xadhigiisa biyey mid ka mid ah Sarkiisha Ciidanka Booliiska oo ugu hanjabey wariyaha in uu Xidhidoono Bila danbi kadiban uu kaba dhabeyey sakaalkaasi, Taan ayaa muujinaysa Cabudhinta Xukumada Siilanyo ay ku hayso Saxaafada Madaxbaan ee u heeganka ah in ay Bulshadeeda u gudbiso Musawirka dhabta ah ee dalka ka jira.
Xadhigan ay Ciidmada Booliska ee SPU u geysteen wariyaha waxa uu ka danbeyey markii koox wariyaal ah loo diiday in ay galaan wasarada Arimaha Gudaha iyada oo xaflaadaasi loo sii dayey uun Warbaahinta dawlada.
Dhanka kale wariye ka mid ah Saxaafada ayaa isagan Boolisku ka kala jabiyeen kamaradii uu sitay iyaga oo isku dayey in ay xidhan.
Isku soo wada Duubo Arrintan ayaa waxay ka dhalatay iyada oo Saaka wasarada Arrimaha Gudaha la keenay Ciidamo Badan oo ah ku ladagaalanka Argagixisada kuwaasi oo aad u hubaysnaa, Balse waxa aan illaa hada la garaneynin sababta ciidamada intaasi leeg loo keen wasarada arimaha gudaha, iyo cida bixisay in warbaahinta la xidho, loona diido in ay galan Xafladaasi.

Re: Waaheen reporter arrested in hargeysa
Another one goes down this guys was badly beaten today.
Axmed xuseyn ciise is feeling the heat , xaaladisu ma wanaagsana

- hargaysaay
- SomaliNet Super
- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: Waaheen reporter arrested in hargeysa
how do you see this action done by the government emperorThe_Emperior5 wrote:Another one goes down this guys was badly beaten today.
Axmed xuseyn ciise is feeling the heat , xaaladisu ma wanaagsana
-
- SomaliNet Super
- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Re: Waaheen reporter arrested in hargeysa
kana Ahmed Xussian buu ku waashayThe_Emperior5 wrote:Another one goes down this guys was badly beaten today.
Axmed xuseyn ciise is feeling the heat , xaaladisu ma wanaagsana

- hargaysaay
- SomaliNet Super
- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: Waaheen reporter arrested in hargeysa
I think ahmed husein owns waaheen
-
- SomaliNet Super
- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Re: Waaheen reporter arrested in hargeysa
he doesn't own it, waaheen is run like a non profit foundation and i am one of the guys who contributes and donates to their foundationhargaysaay wrote:I think ahmed husein owns waaheen
- Mr_Alfaas
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3439
- Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
- Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland
Re: Waaheen reporter arrested in hargeysa
Goljano Lion wrote:kana Ahmed Xussian buu ku waashayThe_Emperior5 wrote:Another one goes down this guys was badly beaten today.
Axmed xuseyn ciise is feeling the heat , xaaladisu ma wanaagsana![]()
what he has got to do with? Dude ma waxaad rabtaa inaanu ina Bixi cayno miyaa
![]()

- abdikarim86
- SomaliNet Super
- Posts: 12077
- Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
- Location: Bristol
Re: Waaheen reporter arrested in hargeysa
Goljano Lion wrote:kana Ahmed Xussian buu ku waashayThe_Emperior5 wrote:Another one goes down this guys was badly beaten today.
Axmed xuseyn ciise is feeling the heat , xaaladisu ma wanaagsana![]()
what he has got to do with? Dude ma waxaad rabtaa inaanu ina Bixi cayno miyaa
![]()

I think emporior believes Ahmed Hussein is a threat to Ina Biixi,
although I can't understand why?
If he carries on we'll all start on Ina biixi.

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Waaheen reporter arrested in hargeysa
Guys Guys who said axmed xuseyn ciise is a threat to any one he is not even running for a political position in Somaliland what threat you lot talking about
Goljanoh he runs the show in waaheen these kids who write waaheen do it on behalf of him

- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Waaheen reporter arrested in hargeysa
Sultan Emperior i have good news here i have the pictures of the arrested reporter

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1987
- Joined: Thu Aug 11, 2011 4:35 pm
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 15 Replies
- 848 Views
-
Last post by HaragWafi85
-
- 23 Replies
- 2385 Views
-
Last post by Museyusuf
-
- 1 Replies
- 331 Views
-
Last post by gobdoon
-
- 4 Replies
- 566 Views
-
Last post by abdikarim86
-
- 12 Replies
- 1568 Views
-
Last post by Madelina
-
- 21 Replies
- 1800 Views
-
Last post by OmarMahamoud
-
- 7 Replies
- 627 Views
-
Last post by Cheroke
-
- 92 Replies
- 6014 Views
-
Last post by jamols2
-
- 90 Replies
- 614 Views
-
Last post by kambuli
-
- 15 Replies
- 1383 Views
-
Last post by BestPlaya