Page 1 of 1

Waaheen reporter arrested in hargeysa

Posted: Sat Sep 10, 2011 6:21 pm
by The_Emperior5
WARGEYSKA WAAHEEN – TODAY’S PAPER

Stay Connected

⁠Saturday, September 10th, 2011 | ⁠Posted by Maxamud

Ciidamada Booliska ee SPU Ee Hargeysa oo Xabsiga dhigey Wariye ka tirsan Waaheen.

Hargeysa(Waaheen) Ciidamada Booliska ee Soomaliland ee Sida gaarka ah u tababaran ee la dagaalanka Argagixisada ee  loo yaqaan SPU ayaa maanta Xabsiga u taxabay Wariye Saleeban Cabdi Cali (Kalshaale) oo ka mid Ah wariyaasha Waaheen ee Hargeysa, Wariye Saleeban ayaa markii Ciidamada Boolisku ay xidhayeen waxa uu ku guddo jiray Hawlmaalmeedkisa shaqo, waxanu Xilgaasi doonayey in uu war ka duubo  wasarada Arimaha Gudaha oo ay ka jirtay Xaflad uu Xilka kula wareegayey  Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Cusub  (Duur) oo maanta Xilkii wasaradaasi kala wareegay Wasiir ku-xigeenka Wasarada Arimaha Gudaha, oo Hore uu xilkaasi iska casilay Wasiirkii hore Gaboose.

Wariye Saleeban Cabdi Cali ayaa waxay Ciidamadu u geeysteen dhawacayo iyaga oo ku xidhay Saldhiga dhexe ee Hargeysa, Inkasta oo aanu wariyuhu wax dhibaato ah aanu samaynin ayaa waxa amarka xadhigiisa biyey mid ka mid ah Sarkiisha Ciidanka Booliiska oo ugu hanjabey wariyaha in uu Xidhidoono Bila danbi kadiban uu kaba dhabeyey sakaalkaasi, Taan ayaa muujinaysa Cabudhinta Xukumada Siilanyo ay ku hayso Saxaafada Madaxbaan ee u heeganka ah in ay Bulshadeeda u gudbiso Musawirka dhabta ah ee dalka ka jira.

Xadhigan ay Ciidmada Booliska ee SPU u geysteen wariyaha waxa uu ka danbeyey  markii koox wariyaal ah loo diiday in ay galaan wasarada Arimaha Gudaha iyada oo xaflaadaasi loo sii dayey uun Warbaahinta dawlada.

Dhanka kale wariye ka mid ah Saxaafada ayaa isagan Boolisku ka kala jabiyeen kamaradii  uu sitay iyaga oo isku dayey in ay xidhan.

Isku soo wada Duubo Arrintan ayaa waxay ka dhalatay iyada oo Saaka wasarada Arrimaha Gudaha la keenay Ciidamo Badan oo ah ku ladagaalanka Argagixisada kuwaasi oo aad u hubaysnaa, Balse waxa aan illaa hada la garaneynin sababta ciidamada intaasi leeg loo keen wasarada arimaha gudaha, iyo cida bixisay in warbaahinta la xidho, loona diido in ay galan Xafladaasi.

 

Re: Waaheen reporter arrested in hargeysa

Posted: Sat Sep 10, 2011 6:24 pm
by The_Emperior5
Another one goes down this guys was badly beaten today.

Axmed xuseyn ciise is feeling the heat , xaaladisu ma wanaagsana

Re: Waaheen reporter arrested in hargeysa

Posted: Sat Sep 10, 2011 6:31 pm
by hargaysaay
The_Emperior5 wrote:Another one goes down this guys was badly beaten today.

Axmed xuseyn ciise is feeling the heat , xaaladisu ma wanaagsana
how do you see this action done by the government emperor

Re: Waaheen reporter arrested in hargeysa

Posted: Sat Sep 10, 2011 6:34 pm
by Goljano Lion
The_Emperior5 wrote:Another one goes down this guys was badly beaten today.

Axmed xuseyn ciise is feeling the heat , xaaladisu ma wanaagsana
kana Ahmed Xussian buu ku waashay :lol: :lol: what he has got to do with? Dude ma waxaad rabtaa inaanu ina Bixi cayno miyaa
:lol: :lol:

Re: Waaheen reporter arrested in hargeysa

Posted: Sat Sep 10, 2011 6:38 pm
by hargaysaay
I think ahmed husein owns waaheen

Re: Waaheen reporter arrested in hargeysa

Posted: Sat Sep 10, 2011 6:50 pm
by Goljano Lion
hargaysaay wrote:I think ahmed husein owns waaheen
he doesn't own it, waaheen is run like a non profit foundation and i am one of the guys who contributes and donates to their foundation

Re: Waaheen reporter arrested in hargeysa

Posted: Sat Sep 10, 2011 7:13 pm
by Mr_Alfaas
Goljano Lion wrote:
The_Emperior5 wrote:Another one goes down this guys was badly beaten today.

Axmed xuseyn ciise is feeling the heat , xaaladisu ma wanaagsana
kana Ahmed Xussian buu ku waashay :lol: :lol: what he has got to do with? Dude ma waxaad rabtaa inaanu ina Bixi cayno miyaa
:lol: :lol:
:lol: :lol:

Re: Waaheen reporter arrested in hargeysa

Posted: Sun Sep 11, 2011 4:46 am
by abdikarim86
Goljano Lion wrote:
The_Emperior5 wrote:Another one goes down this guys was badly beaten today.

Axmed xuseyn ciise is feeling the heat , xaaladisu ma wanaagsana
kana Ahmed Xussian buu ku waashay :lol: :lol: what he has got to do with? Dude ma waxaad rabtaa inaanu ina Bixi cayno miyaa
:lol: :lol:
:lol:
I think emporior believes Ahmed Hussein is a threat to Ina Biixi,
although I can't understand why?

If he carries on we'll all start on Ina biixi. :mrgreen:

Re: Waaheen reporter arrested in hargeysa

Posted: Sun Sep 11, 2011 6:35 am
by The_Emperior5
Guys Guys who said axmed xuseyn ciise is a threat to any one he is not even running for a political position in Somaliland what threat you lot talking about

Goljanoh he runs the show in waaheen these kids who write waaheen do it on behalf of him :lol:

Re: Waaheen reporter arrested in hargeysa

Posted: Sun Sep 11, 2011 10:00 am
by Khalid Ali
Sultan Emperior i have good news here i have the pictures of the arrested reporter 8-)


Image

Image

Image

Image

Re: Waaheen reporter arrested in hargeysa

Posted: Sun Sep 11, 2011 3:30 pm
by anonymousfaarax
Image

:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: