War Deg Deg Maxkamada Sare oo ku Dhawaaqday Xukunka Muranka
Posted: Sun Sep 11, 2011 4:20 am
War Deg Deg Maxkamada Sare oo ku Dhawaaqday Xukunka Muranka Xisbiga UCID …. Iyo Eng Faysal Cali Waraabe oo helay Dacwada
Maxkamada Sare ee Jmahuuriyadda Somaliland Ayaa Ku dhawaaqday Xukunka Maxkamada iyo Go`aanka Muranka ka dhex oognaa Xisbiga UCID.
Maxkamada ayaa Go`aamisay in Gudoomiyaha SHarciga ah ee Xisbiga UCID yahay Eng faysal Cali Waraabe sidoo kalena meesha ka saaray wixi ku meel gaadha aha ee jiray sidoo kalena waxay xukuntay go`aamisayna in muddo Saddex bilood ah gudahood lagu qabto shirweynaha xisbiga.
Maxkamada ayaa sidoo kale go`aamisay in wixii ka nool shirweynihii labaad ee xisbiga ay sharci yihiin …
http://www.togaherer.com/2011/09/11/war ... biga-ucid/