Page 1 of 1

Alshabaab takes over ceelwaaq and defeats xabashis

Posted: Sun Sep 11, 2011 7:51 am
by Khalid Ali
Xarakada Al-shabaab oo dagaal khasaare badan geystay kula wareegay degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo

Axad, Septenber, 11, 2011 (HOL) — Xarrakada Al-shabaab ayaa dagaal khasaare badan dhaliyay kula wareegtay baqonimadii maanta degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo, halkaasoo ay tan iyo billowgii sannadkan ay ka talinayeen ciidamada DKMG ah ee Soomaaliya.

Dagaalka oo ka dhashay weerarro qorsheysan oo ay Xarakada Al-shabaab dhowr jiho kaga qaaday degmadaas ayaa dhaliyay dhimashada ugu yaraan 14-qof oo labadii dhinac ee dagaalamay ka mid ah, iyadoo degmada ay hadda gacanta ku hayaan xoogagga Al-shabaab.

Xoogaga Al-shabaab ayaa la sheegay inay dhowr jaho ka weerareen degmada taasna ay keentay in ciidamadii dowladda KMG ah ee ku sugnaa ay u cararaan dhinaca degmada Mandheera ee dalka Kenya.

Dhaawacyada 15-askari oo ka tirsan ciidamada DKMG ah ayaa la geeyay isbitaalka Mandheera ee dalka Kenya kuwaasoo ka mid ahaa askartii ku dhaawacmay dagaalkii Ceelwaaq ka dhacay. Ma cadda khasaaraha dhaawac ee gaaray dhinaca kale inta uu le'eg yahay.


"Shacab badan oo kasoo cararay dagaalka u Ceelwaaq ku dhexmaray ciidamada DKMG ah iyo Al-shabaab ayaa soo gaaray Mandheera," ayay gobjoogayaal u sheegeen warbaahinta, iyadoo shacabku ay sheegeen in dad rayid ah ay dagaalka u dhinteen.

Guddoomiyaha gobolka waqooyi bari ee dalka Kenya James Ole Serian ayaa u sheegay saxaafadda dalkiisa inay adkeeyeen amaanka xuduudda si ay uga hortagaan in dagaalku uu dhankooda kusoo fido, isagoo sheegay in degmada Ceelwaaq ay u jirto xadka 10-km.

"Waxaan la soconaynaa xaaladda, waana haysannaa ciidammo ammaanka suga," ayuu yiri Ole Serian.

Xoogaga Al-shabaab ayaa ku sugan gudaha degmada Ceelwaaq waxaana dadku ay sheegeen inay joogaan gaadiidka dagaalka ee Al-shabaab, iyadoo saraakiil ka hadlay warbaahinta Muqdisho ee Al-shabaab ay guulo ka sheegteen dagaalka.

Dowladda KMG ah ayaan weli ka hadlin dagaalka, iyadoo dagaalka uu sababay inuu gubto suuqa buusaar oo ka mid ah suuqyada ku yaalla degmada Ceelwaaq kaddib markii ay ku dhaceen madaafiicda ay dhinacyadu isdhaafsanayeen.

Re: Alshabaab takes over ceelwaaq and defeats xabashis

Posted: Sun Sep 11, 2011 8:00 am
by Warsame101
Poor reading comprehension

Re: Alshabaab takes over ceelwaaq and defeats xabashis

Posted: Sun Sep 11, 2011 8:31 am
by hargaysaay
Its tfg troops that clashed with alshabab your title is mis leading where does it say xabashis were involved :?

Re: Alshabaab takes over ceelwaaq and defeats xabashis

Posted: Sun Sep 11, 2011 8:40 am
by Khalid Ali
The tittle says Alshabaab takes over Ceelwaaq and they did what is misleading about that :lol:

Re: Alshabaab takes over ceelwaaq and defeats xabashis

Posted: Sun Sep 11, 2011 8:43 am
by hargaysaay
khalid ali wrote:The tittle says Alshabaab takes over Ceelwaaq and they did what is misleading about that :lol:
yeah but still i dont see any indication that xabashis part took the fighting

Re: Alshabaab takes over ceelwaaq and defeats xabashis

Posted: Sun Sep 11, 2011 8:45 am
by Khalid Ali
Hargeysay have u ever heard of AhluZina wal zanawi

Re: Alshabaab takes over ceelwaaq and defeats xabashis

Posted: Sun Sep 11, 2011 9:19 am
by hargaysaay
Waar meeshaad u socoto waan u jeedaa ka joog ta labaad sidii farmaajo u soo baxay reerkan marexan sade waan taageeraa xataa dambiyadii siyaad bare waa ka dhaafay :D :up:

Re: Alshabaab takes over ceelwaaq and defeats xabashis

Posted: Sun Sep 11, 2011 9:27 am
by Khalid Ali
Hargeysay haleen u socoda anigu warki ugu danbeyey ayaan Ku sheegey anigu Qabil kama hadlin nagada qabilka iyo qabyalada adeer.

Re: Alshabaab takes over ceelwaaq and defeats xabashis

Posted: Sun Sep 11, 2011 9:39 am
by Voltage
Meeshaad u socotid waan naqaan. You want this discussion to get to why Berbera has the highest HIV infection rate in Somalia. Nigis Amxaaro cid reerkaaga ka badiso ee Soomaali ku dhex jirta lama arko ilaahay baana taa og

Re: Alshabaab takes over ceelwaaq and defeats xabashis

Posted: Sun Sep 11, 2011 9:50 am
by Khalid Ali
Voltage aad baad u cadheysantahay maxa dhacay :lol: maxa aids iyo cudurada laga acuduubileystey meesha keenay,Voltage are you denying Ahlu Zina wal zanawi are not Zanawis Condoms , or are you agreeing with amin Amirs Cartoons Ahlu sade wal jamaca :lol:

Re: Alshabaab takes over ceelwaaq and defeats xabashis

Posted: Sun Sep 11, 2011 10:02 am
by grandpakhalif
Interesting.

Re: Alshabaab takes over ceelwaaq and defeats xabashis

Posted: Sun Sep 11, 2011 10:12 am
by Khalid Ali
Picture of Alshabaab soldiers moving into ceelwaaq

Image

Re: Alshabaab takes over ceelwaaq and defeats xabashis

Posted: Sun Sep 11, 2011 12:23 pm
by King-of-Awdal
You must be really happy to see more destruction and fighting Emperior.

Re: Alshabaab takes over ceelwaaq and defeats xabashis

Posted: Sun Sep 11, 2011 4:17 pm
by Murax
Voltage wrote:Meeshaad u socotid waan naqaan. You want this discussion to get to why Berbera has the highest HIV infection rate in Somalia. Nigis Amxaaro cid reerkaaga ka badiso ee Soomaali ku dhex jirta lama arko ilaahay baana taa og


Its actually true, and I heard emperiors subclan live there :lol: