Geedi Socodka Siyaasadeed EE Soomaalida.
Posted: Sun Sep 11, 2011 12:08 pm
Isbadalada iyo geedi socodka siyaasadeed ee Soomaliya markii laeego
iyadoo fiirimo gaar ah la siinayo dariiqa ay maanta saarantahay, waxaa
muuqanaya oo la inkiri karin inaynu ku jahaysannahay dhaqankii aan asalka
u lahayn hadaynu Soomaali nahay.
Taariikhda intaynu ka warqabno Soomaali ma aysan ahayn dad xukun wadaaga.
Ummad qaab qabiileed u dagto oo odayaal iyo ugaasyo matalo leh baynu ahayn.
Qabiil kasta goonidii buu u dagi jiray oo isku maamuli jiray, xataa kuwooda wada daga
ee dhul wadaaga ahaa, oday dhaqameedyo iyo ugaasyo u kala gaar ah bay lahaayeen.
Maantana markii laeego, maamul goboleesiga soo badanaya waxaa la oran karaa
asal keeni baynu ku laabanaynaa.
by macalin ZINGII.