Jewish ship caught giving weapons to TFG (Murtad)

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Jewish ship caught giving weapons to TFG (Murtad)

Post by grandpakhalif »

Dagaalka Soomaaliya ayaa galay marxalad ah xasaasi ah waxaana dalka iskusoo aruursanaya cadawga Islaamka nuucyadiisa ugu sharta badan.

Sidaasi oo ay tahay mujaahidiinta Somaliya iyana waxay helayaan Hiilka muslimiinta waloow uusan u dhigmin dacmiga ay helayaan ciidamada Nasaarada Madoowga ah ee Xamar qeyb ka jooga.

Yahuuda xoogga ku heysata dhulalka Filasdiin iyo Masjidul Aqsaa ayaa kusoo biirtay duulaanka lagusoo qaaday dalka Somaaliya arrinkaasi oo dagaalka Somaliya ka dhigaya mid caalimi ah.
Yahuudda oo Markab Hub u sida DKMG ah iyo AMISOM Muqdisho usoo dirtay (Warbixin).

Waxaa meeha ka baxay Xujooyinkii ay daliishan jireen culimaa'usuuga,Dabadhilifyada odayaasha dhaqanka Soomaalida sheegtay in dhamaan kuwa ku sheega dagaalka Somaliya in uu u dhexeeyo Soomaali dhaxdeeda.

Dabcan qof walba oo caqli leh waa ogyahay in xujooyinka ay qolyahaasi ku doodaan uu yahay warka cadawga iyaga qudhooduna way ogyihiin basle waxay isku dayayaan in ay khaldaan shacabka Soomaaliyeed ee aan waxna akhrin waxna qorin ee Idaacadaha leyska maqlo ku xiran.

Yahuudda markii ugu horeysay waxay markab sahay dagaal sida usoo dirtay magaalada Muqdisho si ay AMISOM uga caawiyaan ladagaalanka Shabaabul Mujaahidiin.

Maalmo kahor ciidanka Masar ayaa Kanalka Suweys ku qabtay Markab shixnado dagaal usoo siday dhanka dalka Soomaaliya.

Saraakiisha Yahuuda ayaa Masaarida u sheegay in hubka ay u wadaan Muqdisho oo lagula dagaalami rabo Shabaabul Mujaahidiin kadibna waa ay fasaxeen.
Ilo wareedyo ayaa SomaliMeMo u sheegay in Markabkan Yahuuda uu Khamiista soo socota kusoo aadanyahay magaalada Muqdisho.

Markabka ayaa kasoo shiraacday Dekadda magaalada Xeyfa ee dhulka Filasdiin,wasiirka difaaca Yahuuda Baraag oo lahadlay wargeyska Jpost ee Yahuudda kasoo baxaya ayaa sheegay in Hubkan ay direen uu qeyb ka yahay balan qaad ay horay usiiyeen DKMG ah.
User avatar
ciyaal_warta
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9629
Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
Location: Hiiraan State of Somalia

Re: Jewish ship caught giving weapons to TFG (Murtad)

Post by ciyaal_warta »

waaw nice propoganda from alhabaar u can tell these things to illitarate pple in soomaliya but not us bro..good luck brainwashing the kids in torronto :lol: :lol:
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Jewish ship caught giving weapons to TFG (Murtad)

Post by grandpakhalif »

ciyaal_warta wrote:waaw nice propoganda from alhabaar u can tell these things to illitarate pple in soomaliya but not us bro..good luck brainwashing the kids in torronto :lol: :lol:
Fuck off.
User avatar
ciyaal_warta
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9629
Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
Location: Hiiraan State of Somalia

Re: Jewish ship caught giving weapons to TFG (Murtad)

Post by ciyaal_warta »

grandpakhalif wrote:
ciyaal_warta wrote:waaw nice propoganda from alhabaar u can tell these things to illitarate pple in soomaliya but not us bro..good luck brainwashing the kids in torronto :lol: :lol:
Fuck off.

:lol: :lol: :lol: iyaataro iigu soo taraarax ya mobasbas :lol:
Hussein53
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 297
Joined: Sat Feb 23, 2008 7:31 pm

Re: Jewish ship caught giving weapons to TFG (Murtad)

Post by Hussein53 »

grandpakhalif wrote:
ciyaal_warta wrote:waaw nice propoganda from alhabaar u can tell these things to illitarate pple in soomaliya but not us bro..good luck brainwashing the kids in torronto :lol: :lol:
Fuck off.
Brother don't swear.

Plus this ciyaal_warta wont believe anything unless his masters media organisations (somali bbc and somali VOA) reports it's. Or Israel openly starts supporting AMISOM and even then he will find an excuse to support GAALO over muslimeen. While at the same time pretend to be pro palestinian and anti USA (Israel).

THIS IS WHAT YOU CALL

A

HYPOCRITE!!!!!!!!!
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Jewish ship caught giving weapons to TFG (Murtad)

Post by grandpakhalif »

Im sick and tired of his anti islam rants, this guy does not even support the muslims and whenever they are exposed he supports kufr. A munafaq indeed!!
User avatar
ciyaal_warta
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9629
Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
Location: Hiiraan State of Somalia

Re: Jewish ship caught giving weapons to TFG (Murtad)

Post by ciyaal_warta »

i support kufaaaaaaaaaaar over khawarij am i clear bytches...take ur nonsense out of here :mrgreen:
Hussein53
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 297
Joined: Sat Feb 23, 2008 7:31 pm

Re: Jewish ship caught giving weapons to TFG (Murtad)

Post by Hussein53 »

ciyaal_warta wrote:i support kufaaaaaaaaaaar over khawarij am i clear bytches...take ur nonsense out of here :mrgreen:
I alhamdulilah, its good you make yourself clear and those 2 angels on your shoulders will record your words and who you support. I will guarantee you that you will regret it on Yamul Qiyama.
User avatar
ciyaal_warta
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9629
Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
Location: Hiiraan State of Somalia

Re: Jewish ship caught giving weapons to TFG (Murtad)

Post by ciyaal_warta »

Hussein53 wrote:

and who are u judge me sxb...i will make a peace with a kaafir and but u idiot khawarij supporters dont know a thing about islam and Allah will judge on qiyama for using the good name of islam to murder innocent pple
Hussein53
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 297
Joined: Sat Feb 23, 2008 7:31 pm

Re: Jewish ship caught giving weapons to TFG (Murtad)

Post by Hussein53 »

It is not me who judges you, its ALLAH and here are the verse that prove this with NO AMBIGUITY.

Qur'an (5:51) - "O you who believe! do not take the Jews and the Christians for friends; they are friends of each other; and whoever amongst you takes them for a friend, then surely he is one of them; surely Allah does not guide the unjust people."
Clearly ALLAH says your an unjust person who will not receive guidance

Qur'an (5:80) - "You will see many of them befriending those who disbelieve; certainly evil is that which their souls have sent before for them, that Allah became displeased with them and in chastisement shall they abide."
This verse CLEARLY says anyone who support kufar over muslims will DEFINTELY be in the FIRE.

Qur'an (3:28) - "Let not the believers Take for friends or helpers Unbelievers rather than believers: if any do that, in nothing will there be help from Allah:
Another verse CONFIRMING the reality of what you fell into.

P.S
If you did not know then repent from your deeds, but make sure its a real repentance and reframe from supporting of Al Kufar.

Your hatred for the MUSLIM mujahideen will make you apostate if you don't be careful, there are some people in here who do not support Al Shabab however they have not gone as far as you have in your hatred of the muslims and love for TFG and AMISOM. You can disagree with shabab but dont trespass on the limits of ALLAH.
User avatar
ciyaal_warta
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9629
Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
Location: Hiiraan State of Somalia

Re: Jewish ship caught giving weapons to TFG (Murtad)

Post by ciyaal_warta »

Hussein53 wrote:It is not me who judges you, its ALLAH and here are the verse that prove this with NO AMBIGUITY.

listen they aint no mujahid in somaliya..what is happening in soomaaliya is fitnah that is what the culuma said..do u know better than shiikh cumar faaruq AUN and the Mufty of Somalia Alcalaamaha Sheikh Shariif Cabdi Nuur ?? huh bunch of brainwashed kids who know nothing about islam..tell me which surah is in those ayat u mentioned without looking at the quran huh

this what the culuma said about Shiikh sharif government if u can read somali
(Shacabka.net)--Mekka:-Waxaa maalintii Jimacaha ahayd iskugu yimid kulan qaar ka tirsan culimada iyo aqoon yahanada Soomaaliyeed ee ku sugan Magaalada Mekkah ee dalka Sacuudiga,culimada Soomaaliyeed ee kulankaas ka soo qayb galay ayaa waxaa ka mid ah Alcalaamaha Sheikh Shariif Cabdi Nuur iyo Fadiilatu Sheikh Cumar Faaruuq iyagoo 2 sheikh ay markii ugu horeysay ay ka hadleen mowqif kooda diiniga ah ee ku aadan Dowlada cusub ee dhawaan madaxweyne loogu doortay Sheikh Shariif Sheikh Axmed.
Halkaan Ka Dhagayso codkii Culimada Sh Shariif Cabdi Nuur iyo Sh Cumar Faaruuq
Sh Shariif Cabdi Nuur oo ah Muftiga ugu aqoonta badan dalka Soomaaliya iyo Sh Cumar Faaruuq ayaa waxaa ay fatwoodeen in la adeeco oo la raaco dowlada uu madaxa ka yahay Sh Shariif Sh Ahmed waxayna ka digen in laga hor yimaado ama khilaafka la sii wado.

Sh Shariif Cabdi Nuur ayaa ku tilmaamay doorashada madaxweynaha DFKM mid la mid ah tii lagu doortay Khaliifada 3aad Cismaan Bin Cafaan.

Sh Shariif Cabdi Nuur ayaa ugu baaqay umada Soomaaliyeed in ay taageeraan dowlada la soo doortay madaama uu Sh Shariif leeyahay diinta baan dadka ku dhaqayaa lana joojiyo daniga xun loona maleeyo malo wanaagsan maadaama uu kacdoonka dowr weyn ku lahaa dalkana uu ka saaray ciidankii Itoobiya.

Waxaa Markii danbe Makarafoonka loo dhiibay Sheikh Cumar Faaruuq isaga oo taageeray Sheikh Shariif Cabdi Nuur wuxuuna sheegay in khilaafka la joojiyo lana raaco dowlada la soo dhisay.

http://www.shacabka.net/view.php?id=3333
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Jewish ship caught giving weapons to TFG (Murtad)

Post by grandpakhalif »

Those scholars are corrupted, we don't listen to human only creator.
ahmedbrant
Posts: 134
Joined: Tue Jan 08, 2008 6:07 pm

Re: Jewish ship caught giving weapons to TFG (Murtad)

Post by ahmedbrant »

Where is the source?
Hussein53
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 297
Joined: Sat Feb 23, 2008 7:31 pm

Re: Jewish ship caught giving weapons to TFG (Murtad)

Post by Hussein53 »

SUBHANALLAH

I have brought you what ALLAH says about your ACTION ciyal_warta and your over riding it with the words of SIMPLE HUMAN beings to justify your wrong actions.

ALLAH says you cannot support Kufar over muslims without loosing faith and you're coming along with misguided humans who's not even talking about the same subject.

If the so called culuma tell you tomorrow that you don't have to pray are going to follow them into the fire?????

Wallahi it is you WHO DONT KNOW NOTHING ABOUT ISLAM

YOUR CONFUSED and TOO Arrogant to accept that your wrong and that will block you from repenting and correcting your action.
User avatar
ciyaal_warta
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9629
Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
Location: Hiiraan State of Somalia

Re: Jewish ship caught giving weapons to TFG (Murtad)

Post by ciyaal_warta »

grandpakhalif wrote:Those scholars are corrupted, we don't listen to human only creator.

goood luck..Culuma are the inheritors of the prophets sxb

Hussein

bro trying to take ayat out of context wont help u to justify a killing of a muslim..beheading muslims without a trail and whenever they been asked why they say he admit it such a lame excuse :down:

if u really blve its jihad why u staying in kufaar country and begging them what a hypocrite?

go back and die like a real khawarij ...the war in soomaaliya is fitnah there is nothing called jihad in soomaaliya just a bunch of delusional brainwashed kids like u :down:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”