Kadib wada tashi dheer oo ay beesha Talxe Amaareer oo ka tirsan beelweynta Sade ku yeelatay kulan Taleefaneed ayaa waxaa kasoo baxay qodobo muhiim ah oo u dhignaa sidaan hoose:
- Ka dib markaan argnnay xaaladda adag ee uu dalku maraayo.
- Kaddib markaan aragnay rabitaanka iyo talooyinka siyaasiyiinta iyo nabaddoonada beesha Talxe ee ah in ay beesha Talxe yeelato isku xirnaan dal iyo dibadba leh.
- Kadib markaan qiimaynay rabitaanka beesha ee ku wajahan dhinacyada isku xirka, habsami u wada shaqeynta, iyo xoojinta dhinaca dhaqanka.
- Kadib markaan dareennay ama aan aragnay in aan la heleynin hogaan guud oo dhaqan oo ka shaqeeya cadaalad, kana dhaxeeya beesha sade, ayay beesha Talxe Amaareer iyada oo xog ogaal buuxa u ah wixii soo maray 20kii sano ee lasoo dhaafay iyo hogaan dhaqmeed la’aantii iyo cadaalad daradii soo martay dhamaan beesha sade, waxay go’aansatay in uusan jirin wax hogaan dhaqan ah oo ay beesha Talxe la wadaagto beel weynta Sade, balse ay beesha gooni u leedahay hogaan dhaqmeed, kaas oo ah ugaaska guud ee beesha Talxe oo ah Ugaas Cabdi Buule Xasan Dabac.
Sidoo kale, waxay beesha Talxe Amaareer soo dhawaynaysaa cid alaale iyo cidii ka shaqaynaysa nabada iyo horumarka gobalka Gedo iyo guud ahaanba geyiga Soomaaliya, iyadoo lawada ogsoonyahay in ay beesha Talxe ku caan baxday nabad jaceyl iyo samir, isla markaana aysan ka qeyb qaadan colaadihii ka dhacay gobalka Gedo.
Baqaan waxaa si wada jir ah usoo saaray odayaahsa magacooda hoos ku xusan yahay:
1. Ugaas Cabdi Buule Xasan (Dabac), ugaaska beesha Talxe Amaareer.
2. Macalin Ibraahin Nuur Shacbaan, ku xigeenka Ugaaska
3. Nabdoon Cabdi Shiiloow Dhaqane
4. Nabadoon Maxamed Cali Aden (Geesdiir)
5. Nabdoon Ibrahim Adan Buule Cabdi Kooshin
6. Suldaan Axmed Muuse Aamiin
7. Xildhibaan Xasan Cumar
8. Col. Maxamuud Bare Qaasim (Qoslaaye)
9. Maxamed Yaquub Cilmi.
Bayaankaan waxaa lagala xariiri karaa saddexda nin ee hoose oo ka mid ah mas’uuliyiin ka tirsan Gudiga Farsamada ee beesha Talxe:
1. Cabdi Rashiid Abdi Adan Buule
madaxa Gudiga Farsamada beesha Talxe
bulle04@hotmail.com
2. C/qadaair Cali Isaaq (Jeeri)
xubin Gudiga Farsamada
jeyborso3@hotmail.com
3. Yuusuf Maxamed Bayoow
xubin Gudiga Farsmada
yuusuf500@hotmail.com
Beesha Talxe Amaareer have appointed a new ugaas
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- XimanJaale
- SomaliNet Super
- Posts: 12577
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
Beesha Talxe Amaareer have appointed a new ugaas
-
- SomaliNetizen
- Posts: 495
- Joined: Tue Aug 07, 2007 6:01 pm
- Location: Buurdhuubo - greater Gedo region of Somali republic.
Re: Beesha Talxe Amaareer have appointed a new ugaas
Hambalyo
Waa talaabo mar hore loo baahnaa in la qaado, waxaan rajeyn in ugaaska beesha Talxe uu noqdo mid ka faaiideysta kala jabjabkii iyo hoggaan xumadii haysatay Marexaan 200 sano ee aan soo dhaafnay.
Waa talaabo mar hore loo baahnaa in la qaado, waxaan rajeyn in ugaaska beesha Talxe uu noqdo mid ka faaiideysta kala jabjabkii iyo hoggaan xumadii haysatay Marexaan 200 sano ee aan soo dhaafnay.
- XimanJaale
- SomaliNet Super
- Posts: 12577
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
Re: Beesha Talxe Amaareer have appointed a new ugaas
Waa ayaan daro iin wili lagu heshin Ugaaska guud ee beesha Sade, waxaa xalay yimid maxamed ugaas xaashi ugaas hirsi nairobi kuna wajahan gedo sidi lawareegi laha ugaasnimada beesha sade hadaba ugaas omar AUN wiilkis oo jooga oo la yiraho maxamed ugaas omar ugaas hirsi baa asagna isla rabo ugaasnimada marka yaa noqon ugaaska? Wiilka uu adeerka uu yahay oo ka yimid canada mise wiilka uu dhalay oo jooga gedo? Aniga waxay ila tahay hadii sidan ku sii socoto iin beesha reer ugaas sharmarke lawareegi ugaasnimada. Hada beelaha kale ee Sade waxay bilowi inay gooni ugaas uu sameystaan sida hada socoto ee beesha talxe ku bilowday.
- Voltage
- SomaliNet Super
- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: Beesha Talxe Amaareer have appointed a new ugaas
Has anyone ever heard Abdirizak say something positive about internal Marehan affairs? Kanoo kale inaad qabiil isla sheegataan wallahi waxaa ka fiican shisheeye aad is afgarataan.
As for the issue, I see no reason why Talxe or other Sade sub-clans should not have their own heads who represent them in the clan. However when it comes to the paramount traditional titular head of the Sade, it will always belong to reer Ugaas Shermaake. This is not a political, but a traditional title of inheritance and what is going on now if Talxe wants an Ugaas that has the same position as the Ugas Shermaake they should look to history. The last Ugaas to die was Ugaas Siraaji in Caabudwaaq, and reer Dalal tried to claim their own Ugaas. Before that the same things happened. Every power-hungry individual tries to use their clan to take advantage of the death and momentarily disorganization following the head Ugaas' death but everything is brought back to reality when the new paramount Ugaas is legitimized and cements his position.
However, they really should fix up the deliberation process that chooses the new Ugaas. They need to have a very visible mandate and should come from all the Sade sub-clans. There is no reason why Ugaas Cumar's brother and son are contesting the same title. A committee should long started that process following Ugaas Cumar's death (AUN).

- King-of-Awdal
- SomaliNet Super
- Posts: 6111
- Joined: Thu May 17, 2007 5:26 am
- Location: The Future.
Re: Beesha Talxe Amaareer have appointed a new ugaas
I thought Son of the late Ugaas alway's inherit's the Position of Ugaas. Atleast it seem's that way in my Clan.Voltage wrote:Has anyone ever heard Abdirizak say something positive about internal Marehan affairs? Kanoo kale inaad qabiil isla sheegataan wallahi waxaa ka fiican shisheeye aad is afgarataan.
As for the issue, I see no reason why Talxe or other Sade sub-clans should not have their own heads who represent them in the clan. However when it comes to the paramount traditional titular head of the Sade, it will always belong to reer Ugaas Shermaake. This is not a political, but a traditional title of inheritance and what is going on now if Talxe wants an Ugaas that has the same position as the Ugas Shermaake they should look to history. The last Ugaas to die was Ugaas Siraaji in Caabudwaaq, and reer Dalal tried to claim their own Ugaas. Before that the same things happened. Every power-hungry individual tries to use their clan to take advantage of the death and momentarily disorganization following the head Ugaas' death but everything is brought back to reality when the new paramount Ugaas is legitimized and cements his position.
However, they really should fix up the deliberation process that chooses the new Ugaas. They need to have a very visible mandate and should come from all the Sade sub-clans. There is no reason why Ugaas Cumar's brother and son are contesting the same title. A committee should long started that process following Ugaas Cumar's death (AUN).
- Garbo_Gedo
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1138
- Joined: Sun Mar 29, 2009 10:42 am
- Location: Gedo, Baladki Amiirada
Re: Beesha Talxe Amaareer have appointed a new ugaas
This is obviously misleading and an article prepared by few grudge holding individuals who doesn't represent our beloved Talxe.
-
- SomaliNetizen
- Posts: 495
- Joined: Tue Aug 07, 2007 6:01 pm
- Location: Buurdhuubo - greater Gedo region of Somali republic.
Re: Beesha Talxe Amaareer have appointed a new ugaas
Voltage +Garbo
Waxaa idin la gudboonaa inaad ugaaska Talxe aad boggaadin u dirtaan, waxaadse halkaan ka muujiseen ficilxun oo beesha qaarkeed lagu yaqaan.
Talxe ama Marexaan kale oo ugaas sameystay ansixin idinkagama baahna Gedona awalba Talxe, reer Xassan, Cali dheere, Hawraarsame iyo Uurmidig ayaa wax laga weydiin jiray hadda ka dibna wax laga weydiindoonaa.
Waxaa kale oo aan la idin sheeggin in markii ugaasnimada Marexaan ee Gedo reer Talxe ku wareejiyay Galti reer Diini ah 65 ka hor si loo tuso walaalnimada ay reer Guri u hayeen tolkood, nasiib daro waad la garan weydeen.
4 ugaas iyo sedex Garaad oo Marexaana ayaa la soo caleemo doonaa dhawaan iga hubiya in aan ugaaska reer Diini dhexdiisa aanu isku layn.

Wayna kaa haddaba wayna kaaGarbo_Gedo wrote:This is obviously misleading and an article prepared by few grudge holding individuals who doesn't represent our beloved Talxe.

Talxe in ay ugaaskooda caleemo saartaan oo

-
- SomaliNetizen
- Posts: 495
- Joined: Tue Aug 07, 2007 6:01 pm
- Location: Buurdhuubo - greater Gedo region of Somali republic.
Re: Beesha Talxe Amaareer have appointed a new ugaas
Voltage wrote:Has anyone ever heard Abdirizak say something positive about internal Marehan affairs? Kanoo kale inaad qabiil isla sheegataan wallahi waxaa ka fiican shisheeye aad is afgarataan.
As for the issue, I see no reason why Talxe or other Sade sub-clans should not have their own heads who represent them in the clan. However when it comes to the paramount traditional titular head of the Sade, it will always belong to reer Ugaas Shermaake. This is not a political, but a traditional title of inheritance and what is going on now if Talxe wants an Ugaas that has the same position as the Ugas Shermaake they should look to history. The last Ugaas to die was Ugaas Siraaji in Caabudwaaq, and reer Dalal tried to claim their own Ugaas. Before that the same things happened. Every power-hungry individual tries to use their clan to take advantage of the death and momentarily disorganization following the head Ugaas' death but everything is brought back to reality when the new paramount Ugaas is legitimized and cements his position.
However, they really should fix up the deliberation process that chooses the new Ugaas. They need to have a very visible mandate and should come from all the Sade sub-clans. There is no reason why Ugaas Cumar's brother and son are contesting the same title. A committee should long started that process following Ugaas Cumar's death (AUN).
Voltage: inaad sidaan ka sareyso ayaan adeer ku moodi jiray. waxaad naftaada la jeceshay haddaadan walaalkii u quurin ragganimo waad is deyseen, reer Talxe waa tashteen waxaanan filayaa inaad horay u maqashay maahmaahdaan "Toban Talxaa talo ma dhaafto" A NEW SEDE DYNASTY IN GEDO AND LOWER JUBBA

MAKE NO MISTAKE TALXE ARE NOT REER DALAL THEY FOLLOW THEIR ELDERS AND OUTNUMBER YOU 1-10 IN GEDO AND LOWER JUBBA.
- XimanJaale
- SomaliNet Super
- Posts: 12577
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
Re: Beesha Talxe Amaareer have appointed a new ugaas
abdirisak,
waryaa cuqdad reer diini baad qabta, waliba reer galti oo dhan
nacasyahow beesha ha kala jabin, dayuusyahow reer hassan.
walle beesha reer yusuf baa ugu fiican beesha reer hassan, inta kale waxay qabaan cuqdad reer galti.
waryaa beesha sade hal ugaas bey qabaan wana reer ugaas sharmarke, laakiin aniga xuman ma ku qabo in ay beelaha sade inay ugaas sameystaan oo hoos yimado ugaaska GUUD ee beesha.
aniga dooni mayo in beesha sade ey uu kala jabto sida beesha kablalax uu kala jabay, marka waryaa jooji necebka aad uu qabtiid reer galti, gedo waa nagu filan yahay marka umada ka xisho, sidi dhoocil xun baad uu hadasha orod midnimo muji!
waryaa cuqdad reer diini baad qabta, waliba reer galti oo dhan
nacasyahow beesha ha kala jabin, dayuusyahow reer hassan.
walle beesha reer yusuf baa ugu fiican beesha reer hassan, inta kale waxay qabaan cuqdad reer galti.
waryaa beesha sade hal ugaas bey qabaan wana reer ugaas sharmarke, laakiin aniga xuman ma ku qabo in ay beelaha sade inay ugaas sameystaan oo hoos yimado ugaaska GUUD ee beesha.
aniga dooni mayo in beesha sade ey uu kala jabto sida beesha kablalax uu kala jabay, marka waryaa jooji necebka aad uu qabtiid reer galti, gedo waa nagu filan yahay marka umada ka xisho, sidi dhoocil xun baad uu hadasha orod midnimo muji!
-
- SomaliNetizen
- Posts: 495
- Joined: Tue Aug 07, 2007 6:01 pm
- Location: Buurdhuubo - greater Gedo region of Somali republic.
Talxe reclaim Marehan ugaas in Gedo + lower Jubba

Hambalyo ugaaska beesha Talxe ay caleemo saartay dhawaan.

- XimanJaale
- SomaliNet Super
- Posts: 12577
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
abdirisak waa cuqdadloow
cuqdadlowabdirisak22 wrote:![]()
Hambalyo ugaaska beesha Talxe ay caleemo saartay dhawaan.
- Garbo_Gedo
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1138
- Joined: Sun Mar 29, 2009 10:42 am
- Location: Gedo, Baladki Amiirada
Re: Beesha Talxe Amaareer have appointed a new ugaas
Dude, hadal dheer hadaan kuu soo gabiyo: I am Talxe and Talxe is me. TAAS MASKAXDA GASHO.abdirisak22 wrote:Wayna kaa haddaba wayna kaaGarbo_Gedo wrote:This is obviously misleading and an article prepared by few grudge holding individuals who doesn't represent our beloved Talxe.![]()
Talxe in ay ugaaskooda caleemo saartaan oodantooda ka tashtaan raali kama tihid miyaa?
-
- SomaliNetizen
- Posts: 495
- Joined: Tue Aug 07, 2007 6:01 pm
- Location: Buurdhuubo - greater Gedo region of Somali republic.
Re: Beesha Talxe Amaareer have appointed a new ugaas
then, dude u dont sound like a Talxe fellow cuz fudeyd ayaa haddalkaaga ka muuqda nimankaa miisaan ayaa lagu yaqaan abtiyaashoodna saameyn kama yeeshaan wiilasha Talxe kasmadooda.Garbo_Gedo wrote:Dude, hadal dheer hadaan kuu soo gabiyo: I am Talxe and Talxe is me. TAAS MASKAXDA GASHO.abdirisak22 wrote:Wayna kaa haddaba wayna kaaGarbo_Gedo wrote:This is obviously misleading and an article prepared by few grudge holding individuals who doesn't represent our beloved Talxe.![]()
Talxe in ay ugaaskooda caleemo saartaan oodantooda ka tashtaan raali kama tihid miyaa?
u didnt answer my first question Garbo?
Why did you upset get when Talxe chosen the new ugaas o Gedo?
Last edited by abdirisak22 on Tue Sep 13, 2011 6:02 pm, edited 1 time in total.
-
- SomaliNetizen
- Posts: 495
- Joined: Tue Aug 07, 2007 6:01 pm
- Location: Buurdhuubo - greater Gedo region of Somali republic.
Re: Beesha Talxe Amaareer have appointed a new ugaas
XimanJaale wrote:abdirisak,
waryaa cuqdad reer diini baad qabta, waliba reer galti oo dhan
nacasyahow beesha ha kala jabin, dayuusyahow reer hassan.
walle beesha reer yusuf baa ugu fiican beesha reer hassan, inta kale waxay qabaan cuqdad reer galti.
waryaa beesha sade hal ugaas bey qabaan wana reer ugaas sharmarke, laakiin aniga xuman ma ku qabo in ay beelaha sade inay ugaas sameystaan oo hoos yimado ugaaska GUUD ee beesha.
aniga dooni mayo in beesha sade ey uu kala jabto sida beesha kablalax uu kala jabay, marka waryaa jooji necebka aad uu qabtiid reer galti, gedo waa nagu filan yahay marka umada ka xisho, sidi dhoocil xun baad uu hadasha orod midnimo muji!
you are wrong Jaalle i love reer Diini a fine people who produced some of the greatest Somalis according to you example Cabdiraxmaan jamac Barre, Warsame indhool, Xoosh, Faadumo Isaak Bixi and Gurxan muse cawl

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 505 Views
-
Last post by SadeMedia
-
- 0 Replies
- 1703 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 0 Replies
- 2006 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 2 Replies
- 657 Views
-
Last post by mahdi01
-
- 3 Replies
- 753 Views
-
Last post by Smile-LiKe-SuN-RiSE
-
- 3 Replies
- 800 Views
-
Last post by Adali
-
- 120 Replies
- 8286 Views
-
Last post by Tanker
-
- 3 Replies
- 709 Views
-
Last post by Sbashi
-
- 1 Replies
- 676 Views
-
Last post by Kees70
-
- 0 Replies
- 1142 Views
-
Last post by CoolPoison