Baaq Jaaliyada Beesha Habar Yoonis Ee magalada Ottawa
(Hadhwanaagnews) Monday, September 12, 2011
Anagu ah Jaaliyada beesha habar yoonis ee ku dhaqan magalada Ottawa ee casimada dalka Canada, waxaanu si toos uga cabanaynaa in dadka badan kood ee ka so jeeda beesha ee ku dhaqan gobalada togdheer iyo sanaag iyo oodweyne in ay yihiin bela caadhadhkii diwaan galintii hore ee dalka ka dhacay, taas oo keentay dhibatuuyin xaga farsamada qaabka nidamka diiwaangalintii hore ee dalka ka dhacay.
Waxaanu cadaynaynaa in aan u aragno in cadaalad daro tahay in laa galo doorashada degankaa oo ariinkas wax laga gaadheyn oo keeni doonta cawaaqib xumo ku imanayasa doorashada soo socota ee Golaha deeganka ee 2012.
Hadaba waxaanu u soo jeedinayna Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Komishinka Doorashooyinka Qaranka Somaliland Ciise Yuusuf Maxamed in si dagdag ah la bilaabo in dadkaas laa diwan galiyeyo si ay kaa qayb galaan doorashada deganada 2012.
Waa bilha tawfiiq
1. Pro.Cabdicasiis axmed Xareed
2. Dr.Axmed Macalin Xasan
3. Cabdilaahi Cabdi Faarax
4. Cali aw cabdi nuur
5. Eng.Cabdicasiis Cabdullaahi Diiriye
6. Siciid daahir Aadan
7. Cabdi cali qaasin
8. Cismaan Axmed Xaashi
9. Eng.Cali Maxamuud Xuseen
10. Axmed Maxamuud Xuseen
11. Cabdinaasir aw muxmud caraale
12. Mustaf jaamac salaax
13. Cabdiladiif kaahin
14. Maxamad Diiriye cilmi
15. YuUsuf Maxamed Cali
16. Eng.Saciid Cabdillaahi Cali
17. Cumar Xasan dhunkaal
18. Maxamad xirsi carmiye
19. fadumoFaarax abukor
20. ifraax xaaji cilmi
21. Maxamuud Axmed Nuur laangadhe
22. cawad Cabdilaahi axmed
23. cabdikaarin caraale
24. Cali Xaashi Xersi
25. mahdi Rooble Cali
26. foosiya Maxamed Cali Aadan
27. nuura Cabdullaahi maxmaed
28. Maxamed Aadan Xasan
29. Cabdirisaaq Aadan Axmed
30. Cabdisalaan fuad Faarax
31. cumar Xasan warsaame
32. khadar Maxamed Maxamuud
33. Cabdixakiin Shiikh Cilmi
34. Cabdiraxman nuur salaax
35. ducaale fadal Cumar
36. Cabdulaahi faraweyne
37. qaasin mahdi rooraye
38. Cabdiwali xaaji mataan
39. ibraahin Axmed saciid
40. khadar Maxamed Diiriye
41. ilhaan Maxamuud gacmadheere
42. jaamac cawl dayax
43. Dr. mukhtaar Cilmi Rooble
44. khadiija Maxamed ibraahin
45. Safi xaaji Aadan
46. Bashiir alaale
47. abukor cabdiwahaab maxmaed
48. caasha jibril xaamud
49. nadra cumar nuux
50. naasir maqaalo
51. muuse cismaan cali
52. Cabdiqani Daahir biixi
53. Cabdiraxmaan Faarax Cabdaale
54. Burhaan warsame gurey
55. saleeban jaamac rigaax
56. aniisa yaasin sanyare
57. Xasan nuur dayr
58. caawil yuusuf hoobal
Baaq Jaaliyada beesha Habar Yoonis ee magalada Ottawa-Canada
Moderator: Moderators
- HaragWafi85
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1838
- Joined: Sun Sep 19, 2010 9:48 am
- Location: Somaliland.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Baaq Jaaliyada beesha Habar Yoonis ee magalada Ottawa-Ca
They are right the diiwaangelin needs to start ileen dad badan lama diwaan gelin baaq jaaliyada h.y. is right

- Rightwing
- SomaliNet Super

- Posts: 9248
- Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
- Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
- Contact:
Re: Baaq Jaaliyada beesha Habar Yoonis ee magalada Ottawa-Ca
Golaha deeganka ee 2012
wakhtigu wuu cararayaa!
wakhtigu wuu cararayaa!
- Knight of Wisdom
- SomaliNet Super

- Posts: 6609
- Joined: Thu Aug 27, 2009 1:56 pm
- Location: Eiffel Tower
Re: Baaq Jaaliyada beesha Habar Yoonis ee magalada Ottawa-Ca
Only 58 people?
- HaragWafi85
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1838
- Joined: Sun Sep 19, 2010 9:48 am
- Location: Somaliland.
Re: Baaq Jaaliyada beesha Habar Yoonis ee magalada Ottawa-Ca
Pinky those are some of the people oo soo saray baaqan not all.
- HaragWafi85
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1838
- Joined: Sun Sep 19, 2010 9:48 am
- Location: Somaliland.
Re: Baaq Jaaliyada beesha Habar Yoonis ee magalada Ottawa-Ca
The_Emperior5 wrote:They are right the diiwaangelin needs to start ileen dad badan lama diwaan gelin baaq jaaliyada h.y. is right![]()
I agree aswell.
Last edited by HaragWafi85 on Mon Sep 12, 2011 6:41 pm, edited 1 time in total.
- Knight of Wisdom
- SomaliNet Super

- Posts: 6609
- Joined: Thu Aug 27, 2009 1:56 pm
- Location: Eiffel Tower
Re: Baaq Jaaliyada beesha Habar Yoonis ee magalada Ottawa-Ca
Got it.HaragWafi85 wrote:Pinky those are some of the people oo soo saray baaqan not all.
- HaragWafi85
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1838
- Joined: Sun Sep 19, 2010 9:48 am
- Location: Somaliland.
Re: Baaq Jaaliyada beesha Habar Yoonis ee magalada Ottawa-Ca
Rightwing wrote:Golaha deeganka ee 2012![]()
wakhtigu wuu cararayaa!
I know time is fast. It was only yesterday when we were having the 2010 Somaliland presidential election.
- KingMJ
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4191
- Joined: Sun Dec 05, 2010 1:04 pm
- Location: Back frm the Dead
Re: Baaq Jaaliyada beesha Habar Yoonis ee magalada Ottawa-Ca
This is a great plan and good thinking ahead. This way everyone can register and get there cards early and on time, so even more people can vote than ever before. Also giving a more fair representation of the election 
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 665 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 18 Replies
- 3031 Views
-
Last post by MrPrestige
-
- 4 Replies
- 2083 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 1 Replies
- 3045 Views
-
Last post by Sadaam_Mariixmaan
-
- 66 Replies
- 3430 Views
-
Last post by hargaysaay
-
- 1 Replies
- 878 Views
-
Last post by Erigavo-Man
-
- 3 Replies
- 1946 Views
-
Last post by Siigodheer
-
- 9 Replies
- 1074 Views
-
Last post by Bohol iyo karaman
-
- 84 Replies
- 7027 Views
-
Last post by Somalistan
-
- 130 Replies
- 8724 Views
-
Last post by Ismail_Boss