Turkish Government Visits Ala Yaasir Camp
Posted: Mon Sep 12, 2011 8:49 pm
Turkish delegate visits Al Shabab run camp Ala Yaasir and was pleasantly shocked by its organisation and thy way Al Shabab single handedly feed and rehabilitated the needy.
Turkish workers have now decided to use Kismayo port to import food rations.
Wafti ka socda Dowladda Turkiga oo gaaray Xerada Aala Yaasir (SAWIRO + COD)
Written by Administrator
Monday, 12 September 2011 23:08
Wafdi ka socda dalka Turkiga ayaa gaaray xerada Aala Yaasir oo haatan ay ku sugan yihiin kumanaan qoys oo kasoo barakacay guryahoodii ka dib markii ay saamaysay abaaraha ka jira dalkeena Soomaaliya.
Wafdigan Turkiga ah ee soo Gaaray Xerada Aala Yaasir ayaa soo gaarsiiyey Barakacayaasha ku sugan xerada deeq ay ka soo qaadeen walaalahooda Muslimka ah.
Ku xigeenka Gudoomiyaha Hay'adda IHH ee Turkiga Muraad Kafakdan oo Saxaafadda la hadlay ayaa yiri " Waxaan u nimid in aan Gargaar gaarsiino shacabka Soomaaliyeed ee Walaaleheen ah waxaan soo gaarnay Xerada Aala-Yaasir oo ay Maamulaan Xarakada Al-Shabaab, In mudo ah waxaan gargaar ka qaybin jirnay dhulka ay gacanta ku hayso Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab inagoo soo wakiilanaynay Hay’ada Maxaliga ah ee Zamzam,,,,, waxaa nalagu yiri Al-Shabaab ma ogola in deegaanadooda gargaar laga qaybiyo, waana halis oo ma aha meel la tegi karo, arinkaas ayaan in badan ka maqali jirnay Wakaaladaha Wararka, Maanta anaga ayaa go’aansanay inaan indheheena kusoo aragno xaalada dhabta ah ee ka jirta dhulka ay Mujaahidiintu maamulaan, waxaan kasoo dhaqaaqnay Muqdisho, waxaan hada joognaa Aala-Yaasir oo 50km u jira Muqdish, waxaan la kulanay arin wixii naloo soo sheegay ka gadisan, wadada dheer ee aan kusoo safarnay ma jirin cid na hor istaagtay, waxaan aragnay Nabadgelyo aan ku faraxnay, Xerada Aala-Yaasir waxaa ka jira nidaam aan ka jirin xeryaha kale ee qaxootiyada, Nidaamka raashinka loo qaybinayo waa mid aad u wanaagsan, Waxaan u sheegeynaa dadka Muslimiinta ah oo ay ku jiraan kuwa Turkiga in aanay jirin cid hortaagan inay caawiyaan walaalahooda dhibaataysan, weliba waxay helayaan cid arinkaas ku caawisa oo ah Xarakada Al-Shabaab, Anaguna waxaan go'aansanay inaan usii gudubno gobollada kale sida Baydhabo iyo Kismaayo….Wixii hada ka dambeeyana Maraakiibteena raashinka gargaarka ah wada waxaan u wareejin doonaa Dakada Magaalada Kismaayo…iyo dekadaha kale ee ay maamulaan Mujaahidiinta, si ay u sahlanaato in loo gaarsiiyo Koonfurta Soomaaliya……Waad Mahadsantihiin".
Link ; http://www.somalimemo.net/index.php?opt ... d=34:warar
The world is opening up there eyes to the Abilities of Al Shabab and how they are the best thing that happened to Somalia in the last 20 years, however you foolish somali's are going to be the last ones to admit to it. Because you people are a bunch of two face lying HYPOCRITES