Guddoomiyihii jaamacadda Hargeysa ayaa si rasmi ah isaga casilay xilka guddoomiyennimo ee jaamacadda Hargeysa.
Guddida jaamacadda ayaa magcaabay guddoomiye cusub oo ku meel gaadh ah Muuse Adan Axmed, kaas oo buuxin doona jagada uu banneeyey guddoomiyiha iscasilay Prof. C/raxman Axmed Xuseen.
Gudddoomiyaha iscasilay ayaa loo magcaabay buuxinta jagadaas kadib markii uu geeriyooday guddoomiyii hore ee Jaamacaddu marxuum Muuse Cabdi.
Jaamacadda Hargeysa waxa beryahan danbe ragaadiyay maamulo isbedelaya iyo muranno dhanka maamulka ah kuwaas oo khatar gelin kara habsami u socodka hawlaha jamacadda, waxana guddoomiyaha cusub looga fadhiyaa dardar gelinta hawlaha jaamacadda iyo kor u qaadida meeqaamka ay ka taagan tahay jaamacadaha dalka.
Somaliland Education Network
Hargeisa News Desk
Guddoomiye Cusub oo jaamacadda Hargeysa Loo magcaabay
Moderator: Moderators
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Guddoomiye Cusub oo jaamacadda Hargeysa Loo magcaabay
I still cant believe Muusa Cabdi Cilmi samatar is dead , i cant believe i will never see him again only in Jannah
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 557 Views
-
Last post by Classiq
-
- 4 Replies
- 510 Views
-
Last post by zingii
-
- 1 Replies
- 399 Views
-
Last post by ChiefAaqil
-
- 12 Replies
- 1127 Views
-
Last post by Hodan94
-
- 2 Replies
- 498 Views
-
Last post by AsadSL
-
- 0 Replies
- 936 Views
-
Last post by kaliil
-
- 1 Replies
- 432 Views
-
Last post by Hargaysa1982
-
- 0 Replies
- 452 Views
-
Last post by Executive
-
- 4 Replies
- 443 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 5 Replies
- 735 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH