Sawirada gargaarayasha Turkiga ku raxeysanaya mogadishu

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13991
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Sawirada gargaarayasha Turkiga ku raxeysanaya mogadishu

Post by DR-YALAXOOW »

gargaarayaasha turkiga e kaalmeynaya dadka ay al shabaabul shayadiiin gaajada macluusha ay sababeen dhulka ay maamulaan ee magaalada mogadishu u so qaxay ayaa waxay magaaalada ka deggan yihiin meelo loogu tala galay, amaankooda aad ayaa loo ilaaliyaa ciidanka booliiska jamhuuriyada Somalia ayaa ilaaliya.
sawirada gargaarayaasha TURKIGA
Image
Image
Image
Image

Bakhaarka weyn ee cuntada turkishka ay keenaan lagu xareeyo
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image

safaarada turkiga ee mogadishu
Image
Image
Image
User avatar
Mckuus
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 981
Joined: Sun Jul 05, 2009 12:24 am

Re: Sawirada gargaarayasha Turkiga ku raxeysanaya mogadishu

Post by Mckuus »

Turkey is trying to recreate the ottoman empire and turn somalia into a colony!
User avatar
greenday
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12366
Joined: Wed Jul 28, 2010 10:31 am
Location: Ruux bukaanka ku nacay, adoo bahan katagay....Ala barasho, barasho wacanaa!

Re: Sawirada gargaarayasha Turkiga ku raxeysanaya mogadishu

Post by greenday »

Fiiri yalaxow, waxa radinaye safarada Turkiga ee muqdisho sawiraheed, meel maku aragtay?
User avatar
TheblueNwhite
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11301
Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
Contact:

Re: Sawirada gargaarayasha Turkiga ku raxeysanaya mogadishu

Post by TheblueNwhite »

They can do whatever they want in Hawiyeland. We will welcome the most powerful muslim nation to our land. You can go cry elsewhere. :arrow:
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13991
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: Sawirada gargaarayasha Turkiga ku raxeysanaya mogadishu

Post by DR-YALAXOOW »

greenday wrote:Fiiri yalaxow, waxa radinaye safarada Turkiga ee muqdisho sawiraheed, meel maku aragtay?
brother sawirka safaarada turkiga ee ku meelgaarka ah waa kanaa.
Image
waa ku meel gaar. dhawaan waxay dhisayaan turkiga safaarad weeyn cusub. sidoo kale waxay dhisayaan Dhamaan wadooyinka waaweeyn ee magaalada mogadishu iyo DHISMAYAASHA DAWLADA iyo ciidamada booliiska iyo isbitaalada mogadishu

Viva turkey
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Sawirada gargaarayasha Turkiga ku raxeysanaya mogadishu

Post by AhlulbaytSoldier »

Rofl at the title.
How can they enjoy xamar which is destroyed? If they want raxaysasho ama dalxiis they would go to Bodrum, Turkey. :lol:
User avatar
greenday
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12366
Joined: Wed Jul 28, 2010 10:31 am
Location: Ruux bukaanka ku nacay, adoo bahan katagay....Ala barasho, barasho wacanaa!

Re: Sawirada gargaarayasha Turkiga ku raxeysanaya mogadishu

Post by greenday »

Blue isku xisho bal :down:
User avatar
TheblueNwhite
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11301
Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
Contact:

Re: Sawirada gargaarayasha Turkiga ku raxeysanaya mogadishu

Post by TheblueNwhite »

Green iga har. :lost:
User avatar
King-of-Awdal
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6111
Joined: Thu May 17, 2007 5:26 am
Location: The Future.

Re: Sawirada gargaarayasha Turkiga ku raxeysanaya mogadishu

Post by King-of-Awdal »

Mckuus wrote:Turkey is trying to recreate the ottoman empire and turn somalia into a colony!
Would you rather be a Habeshi or Bantu Colony? :lol:
User avatar
greenday
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12366
Joined: Wed Jul 28, 2010 10:31 am
Location: Ruux bukaanka ku nacay, adoo bahan katagay....Ala barasho, barasho wacanaa!

Re: Sawirada gargaarayasha Turkiga ku raxeysanaya mogadishu

Post by greenday »

DR-YALAXOOW wrote:
greenday wrote:Fiiri yalaxow, waxa radinaye safarada Turkiga ee muqdisho sawiraheed, meel maku aragtay?
brother sawirka safaarada turkiga ee ku meelgaarka ah waa kanaa.
Image
waa ku meel gaar. dhawaan waxay dhisayaan turkiga safaarad weeyn cusub. sidoo kale waxay dhisayaan Dhamaan wadooyinka waaweeyn ee magaalada mogadishu iyo DHISMAYAASHA DAWLADA iyo ciidamada booliiska iyo isbitaalada mogadishu

Viva turkey
This is not it, i saw it on SNTV,wexe aheed dhisma cusub but thanks.
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13991
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: Sawirada gargaarayasha Turkiga ku raxeysanaya mogadishu

Post by DR-YALAXOOW »

hutking aka hargeysaawiKING !! raaxeeysi means people who are happy to be in mogadishu inordet o help their fellow muslims(soomaalis) turkish brothers are helping soomaalis who run away from al shabaabul shayaadiin held regions whichs most effected the macluusha people from Bay bakoool, shabeelada hoose. shabeelada dhexe. gedo. REGIONS WHICH khawaarijta child killers occupy.

even people of mogadishu first time in 3 years DADKA waxay ku raaxeeystaan maalmahaan xeebta LIIDO. after CIIDANKA QALABKA SIDA KA XUREEYEEN WAXUUSHTA AL SHABAAB. people of mogadishu are enjoying the MOGADISHU. magaalada ku raaxeysanayaan xaafadaheeda kala duwan. XEEBTA DHEER LIIDO.

AIDISKII AL SHABAAB waa laga reeystay alxamdulilaah.
User avatar
greenday
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12366
Joined: Wed Jul 28, 2010 10:31 am
Location: Ruux bukaanka ku nacay, adoo bahan katagay....Ala barasho, barasho wacanaa!

Re: Sawirada gargaarayasha Turkiga ku raxeysanaya mogadishu

Post by greenday »

TheblueNwhite wrote:Green iga har. :lost:

Igu haleey.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”