
15th Sept:

The only change happened is in Central Somalia, in Galgaduud. Ahlu Sunna have captured new land 20km east from Dhuusomareeb.
Wararka naga soo gaaraya Deegaanadii ay shalay ku dagaalameen Al-Sahbaab iyo Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa degan, Laakiin dagaal la’aanta waxaa dheer abaabulo dagaal oo dhinacyada iska soo horjeeda ay Wadaan.
Ciidamo aad ubadan oo katirsan Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa gudaha ugalay deegaanadii ay shalay Dagaaladu kadhaceen waxaana halkaas ay kawadaan abaabulo kadhan ah Deegaanada kale ee ay Al-Shabaab kaga sugan yihiin Gobolka Galgaduud.
Dad kusugan Magaalada Dhuuso-Mareeb ayaa inoo sheegay in Ciidamada Ahlu Sunna oo wata gaadiiid dagaal oo aad ubadan ay ilaa xalay kabaxayeen Magaalada ayan gaareen deegaan 20 KM ujirta Magaalada, waxaana ay wadaan abaabul dagaal.
Dadka degan Deegaanada ay Al-Shabaab gacanta kuhayaan ee Ceel garas, Ceel lahelay iyo Ceel buur ayaa waxaa kajirta cabsi xoogan oo ay kaqabaan in weeraro qasaaro ugaysta ay kaga yimaadaan dhanka Ahlu Sunna Waljamaaca.
Wararka sidoo kale aan kahelayno Degmada Ceel-buur ayaa sheegaya in Al-Shabaab badan ay kusugan yihiin.
Sarkaal katirsan Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa xaqiijiyay in uu dagan yahay qaabkii dagaal ee ay Al-Shabaab kaga saari lahaayeen deegaanada ay gacanta kuhayaan ee Galgaduud.
Si kastaba dagaalkii shalay kadhacay Duleedka Magaalada Dhuuso-Mareeb ayaa waxaa kudhintay dad kabadan 7 ruux halka dhaawacana uu kabaadn yahay ilaa 10 kale.
Dhusamareeb(Mareeg)-Heavy fighting between Islamist militias of Shabab and Ahlu-Suna occurred in Dhusamareeb city of Galgudud region killing 3, injuring 7 others, reports said.
The battle between these militias of Shabab and Ahlu-Suna occurred at 20KM east side of Dhusamareb city of Galgudud region killing 3, wounding 7 others, reports said.
The clash came Ahlu-Suna waged attack against Shabab fighter who were said to very clos to the city.