Mareykanka iyo xulufadiisa ayaa Muqdisho ka furtay Xabsiyo waaweyn oo ay ku ciqaabaan dadka astaamaha diimeed leh islamarkaana looga shakisanyahay in ay Muwaxidiin yihiin ugu yaraana ah dadka akhlaaqda wanaagsan u saaxiibka ah.
Muqdisho waa magaalad ku caanbaxday iska caabinta iyo kifaaxa sidaasi oo ay tahay magaalada waxaa dhinac ka degan dadka Ahlu shar ah oo gaalada xulufo la ah dadkaasi waxaa hogaamiya labada shariif.
Hay'ado ay kamid yihiin CIA,Musaad-ka Yahuudda iyo kuwa kale oo dhamaantood reer galbeedka laga leeyahay ayaa caasimadda ku sugan, mid walba waxay ku shaqeysataa maleeshiyaadka DKMG ah PS-ta loo yaqaan iyo kuwa kale oo magaca Nabad sugidda loo yaqaan.
Xabsiyo u Eg guwantanama ayaa xamar ka furan waxaa halkaasi ku gacan galay dhalinyarada Muslimiinta iyo gabdhaha Muslimaadka ah oo ciqaab aad u xun lamarsiiyo.
Xabsiga Villa Somaliya ku yaal waxaa gacanta ku haya dad cadaan ah laakin waxaa shaqaale ka ah Soomaali,Xalane waxaa isna ku yaal Xabsiga lafilayo in uu noqdo midka ugu weyn ee Geeska Afrika oo ay Mareykanku u adeegsadaan dhibaateynta Muslimiinta.
Mid kamida dhalinyarada magaalada Muqdisho oo dhawaan xabsigaasi lagasoo daayay ayaa ka hadlay dhibaatada taal xabsiga,wareysi uu siiyay Radio Alfurqaan ayuu uga warramayaa arrinkaasi.


Listen to this kid as he tells us about this ashahada la dirir torture