Xog Hoos : Isbahaysiga NATO oo ku heshiyay in ay Somalia la waregaan
admin | Sep 15, 2011 | 0 comments
Wadamada ku bahobay Gashaanbuurta NETO ayaa waxaay isku raceen in ay Gabi ahaan la waregeen Wadanka Somalia isla markana ay ka si feyaan Wax ay ugu yereen Argagixisada Calamiga ah.
Kulan balaran oo ay ku yesheen Mid ka mid ah Casimadaha Wadamada Yurup ayaa waxaa dhamaan Xubnaha ku jiraa Isbahaysiga Naato ay isku Raceen in sida ugu dhaqsiyaha badan Ciidamo xoogan logu diri Somalia kuwaas oo la gayndoono Casimada Somalia iyo dhamaan Gobolada Dalka Somalia ee ay jogaan Xarakada Alshabaab.
Waxaa sido kale ay isku raceen in Gabi ahan Dakadaha iyo Garomada diyaradaha ee ku yaala Wadanka Somalia ay si buuxda u maamulan Ciidamada Isbahaysiga Naato ee la donayo in la geeyo Somalia si ay Gacan buuxda ugu dhigaan Amaanka Guud ee Wadanka Somalia.
Qorshahaan aya waxaa uu ku soo adaya Xili saxafada Calamka ay wax ka qorayso in Hogamiyaha Shabakada Al. Qaaciida Ayman al Zawahiri uu dhawaan u soo waregi Doona Wadanka Somalia si u Xarun uga dhigto.
——————————–
Info@kismaayo24.com
Filed Under: Wararka Kismaayo24
Tags: featured
Read more: http://kismaayo24.com/?p=16581#ixzz1Y3nlSjew
Cali-Mahdi making his big return together with nato.
Moderator: Moderators
- zingii
- SomaliNet Super

- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Cali-Mahdi making his big return together with nato.
abgaal turub baray.
- XimanJaale
- SomaliNet Super

- Posts: 12577
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
- zingii
- SomaliNet Super

- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: Cali-Mahdi making his big return together with nato.
shekadaadi oo taytalka loo badalay waaye nooh.XimanJaale wrote:![]()
marka waa : breaking news camal.
- TheblueNwhite
- SomaliNet Super

- Posts: 11301
- Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
- Contact:
- XimanJaale
- SomaliNet Super

- Posts: 12577
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
Re: Cali-Mahdi making his big return together with nato.
those dhabacyo mods are moving all my threads, yesterday they moved 2 non-political threads to clans section, it had nothing to with clan and politics.zingii wrote:shekadaadi oo taytalka loo badalay waaye nooh.XimanJaale wrote:![]()
![]()
marka waa : breaking news camal.
Re: Cali-Mahdi making his big return together with nato.
cali naafto wali wuu nool yahay miyaa.. 
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 10 Views
-
Last post by zingii
-
- 5 Replies
- 902 Views
-
Last post by Abdihaliim
-
- 2 Replies
- 481 Views
-
Last post by Newboy
-
- 5 Replies
- 780 Views
-
Last post by adanboy
-
- 0 Replies
- 538 Views
-
Last post by Sadaam_Mariixmaan
-
- 82 Replies
- 9194 Views
-
Last post by LeJusticier
-
- 57 Replies
- 3551 Views
-
Last post by Sadaam_Mariixmaan
-
- 12 Replies
- 1131 Views
-
Last post by Alchemist
-
- 1 Replies
- 602 Views
-
Last post by RIIGHAYE

