Garaad C/Laahi iyo Wafti Baladhan In CEERIGAABO !
Posted: Fri Sep 16, 2011 11:54 am
September 16, 2011.
Garaad C/Laahi iyo Wafti Baladhan Oo uu Hogaminayo ayaa gaadhay Ceerigaabo halkaso siweyn logu sodhaweyay(Video)
Wafdi balaadhan oo uu hogaamiyanayo Garaad Cabdilaaahi maxamed Guuleed Ayaa Shalay Gaadhay magaalada Ceerigaabo Ee Gobolka Sanaag,Halkasoo sidiran loogu soodahweyay Garaadka Iyo waftida Uu Hogaaminayo,Iyadoo lagaga Hortagay Meel Magaalada Ceerigaabo ujirta 15km oo looyaqaano Geed Laba Gerdaale.
Soodhayn kadib ayaa waxa saxaafada lahadalay Garaad Cabdilaahi maxamed Guuleed oo kawar bixiyay ujeedka Socdaalkoodan oo ah sidii xaloogu helihaa mashaqadii dhawanta kadhacday magaalada ceerigaabo,iyadoodhawantan magaalada Ceerigaabo Lagu dilay Taliye Saldhig .
Linkigan Hoose Riix Si,aad udaawato Video-Ga
[youtube]-ERdzdDZ1PI&feature=player_embedded[/youtube]