Page 1 of 1

Furitaanka soo wajahay CoolPoison.

Posted: Fri Sep 16, 2011 1:15 pm
by zingii
Somali waxay tiri:

"salaada maqrib iyo naag xunba waa la dadajiyaa".

marka hore waani, hadii ay diidana (dalaaq boobsiis ah, iga qabso ku dheh).

Re: Furitaanka soo wajahay CoolPoison.

Posted: Fri Sep 16, 2011 1:33 pm
by zingii
bisha canshuur celinta inta laga gaarayo sug.
cunuga ku buuxso kadibna (dalaaq boobsiis ah dhab ku sii).