National Military Court executes 17 TFG Soldiers

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Coeus
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11709
Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region

National Military Court executes 17 TFG Soldiers

Post by Coeus »

Image

Maxkamadda Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa gelinkii dambe ee maanta xukun dil ah ku xukuntay in kabadan Toban Askari oo ka tirsanaa Ciidammada Dowladda Soomaaliya kuwaasi oo badankood ayaga oo koox koox ah dilal u geysteen Askar iyo Saraakiil kale oo Dowladda ka tirsanaa.

Lix kamid ah Eedeysanayaasha galabta ay Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ku riday Xukunka oo dhamaantood ay kamid ahaayeen Ciidammada Dowladda Soomaaliya ayaa waxa ay ku eedeysnaayeen dil ay Lixdooda u geysteen Askari ka tirsanaa Ciidammada Dowladda taariikhdu markay ahayd 22-11-2011 falkaasi oo ka dhacay degmada Wadajir ee gobolka Banaadir waxaana dood dheer iyo markii maxkamaddu ay dhageysatay Marqaatiyadii la horkeenay waxaa ay Maxkamaddu ku xukuntay Dil toogasho ah Lixdoodaba maadaama ay Falka dilka ah wada geysteen.

Sidoo kale Sideed kamid ah Eedeysanayaasha Maxkamadda Ciidammada Qalabka Sida Xukunka Kuriday oo iyana sidoo kale ka mid ahaa Ciidammada Dowladda Soomaaliya ayaa waxaa ay Ku eedeysnaayeen dil ay Wadajir ugu geysteen Sarkaal kamid ahaa Saraakiisha Dowladda taariikhdu Markay ahayd 15-06-2011 Abaare 12kii habeennimo ayaga oo ku dhex dilay gurigiisa ayaa dood dheer iyo markii ay Maxkamaddu Dhageysatay Marqaatiyadii la horkeenay waxa ay Todobo ka mid ah Eedeysanayaasha Sideeda ah Maxkamaddu ku Xukuntay Dil Toogasho ah Maadaama ay Todobadooda dilka Wadajir Sarkaal ugu geysteenayadoo sidoo kalena Maxkamaddu ay sii deysay qofka Sideedaad oo wax dambi ah lagu waayey.

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa sidoo kale isla gelinkii dambe ee maanta waxa ay Xukun Dil ah Ku riday Askari ka tirsanaa Ciidammada Dowladda kaasi oo lagu soo eedeeyey in uu fal kufsi ah kula kacay gabar Soomaaliyeed oo ka mid ahayd Barakacayaasha kusoo Barakacay magaalada Muqdisho .

Xukunnadan ay galabta Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ku riday Eedeysaneyaashaan oo dhammaantood dil lagu Xukumay ayaa waxa ay qeyb ka yihiin Xukunno mudooyinkan Maxkamaddu ku ridaysay Askarta Dambiyada dilalka iyo kuwa u dhigma gala ayadoo tan iyo intii Xukunnadan ay bilawdeen yaraaday dilalka inta badan magaalada Muqdisho ka dhici jirey.
Last edited by Coeus on Sat Sep 17, 2011 2:29 pm, edited 1 time in total.
User avatar
Coeus
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11709
Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region

Re: National Military Court executes 10 TFG Soldiers

Post by Coeus »

Great work. Traitors and criminals should not be given opportunity to Soil the reputation and work of the honourable men and women in the Somali military :up: :som:
User avatar
ciyaal_warta
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9629
Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
Location: Hiiraan State of Somalia

Re: National Military Court executes 10 TFG Soldiers

Post by ciyaal_warta »

Coeus wrote:Image

Maxkamadda Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa gelinkii dambe ee maanta xukun dil ah ku xukuntay in kabadan Toban Askari oo ka tirsanaa Ciidammada Dowladda Soomaaliya kuwaasi oo badankood ayaga oo koox koox ah dilal u geysteen Askar iyo Saraakiil kale oo Dowladda ka tirsanaa.

Lix kamid ah Eedeysanayaasha galabta ay Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ku riday Xukunka oo dhamaantood ay kamid ahaayeen Ciidammada Dowladda Soomaaliya ayaa waxa ay ku eedeysnaayeen dil ay Lixdooda u geysteen Askari ka tirsanaa Ciidammada Dowladda taariikhdu markay ahayd 22-11-2011 falkaasi oo ka dhacay degmada Wadajir ee gobolka Banaadir waxaana dood dheer iyo markii maxkamaddu ay dhageysatay Marqaatiyadii la horkeenay waxaa ay Maxkamaddu ku xukuntay Dil toogasho ah Lixdoodaba maadaama ay Falka dilka ah wada geysteen.

Sidoo kale Sideed kamid ah Eedeysanayaasha Maxkamadda Ciidammada Qalabka Sida Xukunka Kuriday oo iyana sidoo kale ka mid ahaa Ciidammada Dowladda Soomaaliya ayaa waxaa ay Ku eedeysnaayeen dil ay Wadajir ugu geysteen Sarkaal kamid ahaa Saraakiisha Dowladda taariikhdu Markay ahayd 15-06-2011 Abaare 12kii habeennimo ayaga oo ku dhex dilay gurigiisa ayaa dood dheer iyo markii ay Maxkamaddu Dhageysatay Marqaatiyadii la horkeenay waxa ay Todobo ka mid ah Eedeysanayaasha Sideeda ah Maxkamaddu ku Xukuntay Dil Toogasho ah Maadaama ay Todobadooda dilka Wadajir Sarkaal ugu geysteenayadoo sidoo kalena Maxkamaddu ay sii deysay qofka Sideedaad oo wax dambi ah lagu waayey.

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa sidoo kale isla gelinkii dambe ee maanta waxa ay Xukun Dil ah Ku riday Askari ka tirsanaa Ciidammada Dowladda kaasi oo lagu soo eedeeyey in uu fal kufsi ah kula kacay gabar Soomaaliyeed oo ka mid ahayd Barakacayaasha kusoo Barakacay magaalada Muqdisho .

Xukunnadan ay galabta Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ku riday Eedeysaneyaashaan oo dhammaantood dil lagu Xukumay ayaa waxa ay qeyb ka yihiin Xukunno mudooyinkan Maxkamaddu ku ridaysay Askarta Dambiyada dilalka iyo kuwa u dhigma gala ayadoo tan iyo intii Xukunnadan ay bilawdeen yaraaday dilalka inta badan magaalada Muqdisho ka dhici jirey.

kill that bastard :up:

Maxkamada qalabka sida :up: :up: :up: :som:
User avatar
DropkickMurphy
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 822
Joined: Sat Jul 02, 2011 9:13 pm
Location: Xaafada Iskufilan

Re: National Military Court executes 17 TFG Soldiers

Post by DropkickMurphy »

Caadi ma aha. :)
Let us hope these TFG soldiers sentenced to be executed are not all from minority unarmed clans but mostly the militias of the former warlords.
User avatar
tightrope
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6581
Joined: Thu Jul 15, 2010 1:46 pm
Location: U MAD SOUTHIE?

Re: National Military Court executes 17 TFG Soldiers

Post by tightrope »

THESE DAYS TUU-FG ARE KILLING MORE OF THEIR SOLDIER THAN AL-SHABAB :lol:
User avatar
afisoone
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5509
Joined: Wed Jul 22, 2009 9:46 pm
Location: We all want to become president even though Amisom controls Mogadishu

Re: National Military Court executes 17 TFG Soldiers

Post by afisoone »

Coeus wrote:Image

Maxkamadda Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa gelinkii dambe ee maanta xukun dil ah ku xukuntay in kabadan Toban Askari oo ka tirsanaa Ciidammada Dowladda Soomaaliya kuwaasi oo badankood ayaga oo koox koox ah dilal u geysteen Askar iyo Saraakiil kale oo Dowladda ka tirsanaa.

Lix kamid ah Eedeysanayaasha galabta ay Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ku riday Xukunka oo dhamaantood ay kamid ahaayeen Ciidammada Dowladda Soomaaliya ayaa waxa ay ku eedeysnaayeen dil ay Lixdooda u geysteen Askari ka tirsanaa Ciidammada Dowladda taariikhdu markay ahayd 22-11-2011 falkaasi oo ka dhacay degmada Wadajir ee gobolka Banaadir waxaana dood dheer iyo markii maxkamaddu ay dhageysatay Marqaatiyadii la horkeenay waxaa ay Maxkamaddu ku xukuntay Dil toogasho ah Lixdoodaba maadaama ay Falka dilka ah wada geysteen.

Sidoo kale Sideed kamid ah Eedeysanayaasha Maxkamadda Ciidammada Qalabka Sida Xukunka Kuriday oo iyana sidoo kale ka mid ahaa Ciidammada Dowladda Soomaaliya ayaa waxaa ay Ku eedeysnaayeen dil ay Wadajir ugu geysteen Sarkaal kamid ahaa Saraakiisha Dowladda taariikhdu Markay ahayd 15-06-2011 Abaare 12kii habeennimo ayaga oo ku dhex dilay gurigiisa ayaa dood dheer iyo markii ay Maxkamaddu Dhageysatay Marqaatiyadii la horkeenay waxa ay Todobo ka mid ah Eedeysanayaasha Sideeda ah Maxkamaddu ku Xukuntay Dil Toogasho ah Maadaama ay Todobadooda dilka Wadajir Sarkaal ugu geysteenayadoo sidoo kalena Maxkamaddu ay sii deysay qofka Sideedaad oo wax dambi ah lagu waayey.

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa sidoo kale isla gelinkii dambe ee maanta waxa ay Xukun Dil ah Ku riday Askari ka tirsanaa Ciidammada Dowladda kaasi oo lagu soo eedeeyey in uu fal kufsi ah kula kacay gabar Soomaaliyeed oo ka mid ahayd Barakacayaasha kusoo Barakacay magaalada Muqdisho .

Xukunnadan ay galabta Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ku riday Eedeysaneyaashaan oo dhammaantood dil lagu Xukumay ayaa waxa ay qeyb ka yihiin Xukunno mudooyinkan Maxkamaddu ku ridaysay Askarta Dambiyada dilalka iyo kuwa u dhigma gala ayadoo tan iyo intii Xukunnadan ay bilawdeen yaraaday dilalka inta badan magaalada Muqdisho ka dhici jirey.
Lama maba gaarin November 2011. Ma 2010 ma kawadaa... Yaa !!

fiiltare
Posts: 245
Joined: Sat Oct 25, 2003 7:00 pm
Location: FIILTARE, BAARTA MUQA DHEER

Re: National Military Court executes 17 TFG Soldiers

Post by fiiltare »

I can't wait maalinka gudoomiyaha Maxkamada Milateriga maxkamad lasoo taago oo asna dil lagu xakumo oo la dilo waayo sidee dhalinyaro u dili kartaa ayagoon wax abuukate ah heeysan. Waan daawaday 3 nin dil uu xakumey suuqa bakaaraha dhaxdiisa ayagoo sadaxdoodaba leh anaga waxba maanan xadin oo saraakiishaa xadey ayagoo ula jeeday Indhocade iyo kuwo la halmaalo balse marqaati beenaadleyaal mooryaan tuute qaatey ahaa la keenay meesha. Eedeysanaha waxoow xaq u leeyahay Abukate. Marka ninka qeyrkiisa loo xiiroow, markaada diyaar sii noqo
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: National Military Court executes 17 TFG Soldiers

Post by udun »

Good beginning. The 1st step to create and support a peaceful environment is the creation of professional security forces. The prosecution of the rotten security personnel was a long overdue. :up:
Saraxnow
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4751
Joined: Mon Jun 27, 2011 7:02 pm

Re: National Military Court executes 17 TFG Soldiers

Post by Saraxnow »

tightrope wrote:THESE DAYS TUU-FG ARE KILLING MORE OF THEIR SOLDIER THAN AL-SHABAB :lol:

:lol: I know, useless imbeciles. :lol:
User avatar
TheblueNwhite
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11301
Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
Contact:

Post by TheblueNwhite »

Saraxnow wrote:

love fooqal love.

TheblueNwhite wrote:
Saraxnow wrote:
tightrope wrote:THESE DAYS TUU-FG ARE KILLING MORE OF THEIR SOLDIER THAN AL-SHABAB :lol:

:lol: I know, useless imbeciles. :lol:
love fooqal love.

Oh is that what your family taught you. Miskiin.

TFG is a bunch of imbeciles and are not better than Shabab. Capiche?. :up:
User avatar
TheblueNwhite
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11301
Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
Contact:

Re: National Military Court executes 17 TFG Soldiers

Post by TheblueNwhite »

Fucktard don't you have ceeb to measure in your section or is it dead that you have to talk about shyte that you don't know jack about. Dhiloyahay find a Google map to jerk off to, this right here is not for little dhilos like you to worry or talk about.

TFG is not your f-king business, you have no stake in it hence none of your f-king business. So fock off and wack off to your geeljire ceeb measurements in your section. :lost:
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: National Military Court executes 17 TFG Soldiers

Post by original dervish »

Of course he has a stake....its failure to restore any normality is what his secessionist wet dream is based on.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”