Odayaal tiradoodu ay tahay siddeetan oo ka tirsan duqoowda gobolka Gedo ayaa kulan waxa uu uga furmay degmada Doolow, iyagoo ka arrinsanaya wax ka qabashada ammaanka gobolka iyo sidii ay u taageeri lahaayeen hannaanka nabadda.
Furitaankii kulanka oo uu ka hadlay guddoomiyaha degmada Doolow ee dowladda KMG,Cabdirashiid Jaanashiid Jaan ayaa waxa uu sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay in degmadiisa lagu qabto kulan looga arrinsanayo nabadda iyo horumarka gobolka Gedo, waxa uuna carrabaabay in ay soo dhaweynayaan kulamada nuucan ah.
Nabadoon Aadan Cabdullaahi Xuseen Aadan Gaab oo ka mid ah odayaasha gobolka Gedo ayaa sheegay in kulankan uu yahay mid taariikhi ah islamarkaana loo baahan yahay in dadka ku dhaqan gobolka ay sameeyaan iskaashi ku aadan nabadgelyada iyo horumarka.
Nabadoonka ayaa sidoo kale xusay in kulanka maanta u furmay odoyaasha gobolka Gedo uu yahay mid hor dhac u ah kulamo badan oo la doonayo in looga arrinsado horumarka iyo ammaanka gobolka Gedo.
Kulanka odayaasha Gedo ayaa lagu wadaa in la soo gabagabeeyo maalinta barri ah
Read more: http://kismaayo24.com/?p=16741#ixzz1YQ2oxuiz
Over 80 elders having conference in Doolow
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- XimanJaale
- SomaliNet Super

- Posts: 12577
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
Over 80 elders having conference in Doolow
- Voltage
- SomaliNet Super

- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: Over 80 elders having conference in Doolow
I hope it changes to a conference on maamul goboleed 
- kismayogedojubaland
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1115
- Joined: Sun Jul 25, 2010 12:20 pm
- Location: Ceelcade, Gedo, Jubbaland State of Somalia
Re: Over 80 elders having conference in Doolow
Guul Jubaland

- XimanJaale
- SomaliNet Super

- Posts: 12577
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
Re: Over 80 elders having conference in Doolow
Khair guul badan inshallah 
- kismayogedojubaland
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1115
- Joined: Sun Jul 25, 2010 12:20 pm
- Location: Ceelcade, Gedo, Jubbaland State of Somalia
Re: Over 80 elders having conference in Doolow
I forgot to mention inshallah. 
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 754 Views
-
Last post by BuuloXubeey
-
- 8 Replies
- 879 Views
-
Last post by zingii
-
- 33 Replies
- 4952 Views
-
Last post by Smile-LiKe-SuN-RiSE
-
- 0 Replies
- 660 Views
-
Last post by XimanJaale
-
- 0 Replies
- 622 Views
-
Last post by Substance
-
- 2 Replies
- 840 Views
-
Last post by XimanJaale
-
- 16 Replies
- 2638 Views
-
Last post by Executive
-
- 1 Replies
- 1377 Views
-
Last post by Adali
-
- 9 Replies
- 1384 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH