Woman with legs of donkey.

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Woman with legs of donkey.

Post by zingii »

Sheekadan waa sheeko ka dhacday xamar, kuna dhacday walaalkay eedadeey dhashay(farxaab).
Siduu ii sheegay, maalin maalmaha kamidah ayuu asaga iyo saaxiibkii magaalada
isku raaceen ayagoo ka wata gaari (laangaruusal) ah oo aabahay lahaa. Intii magaalada
ku dhex jireen bay waxay arkeen naag qurxoon oo isku dhacaysa kana kala dhacaysa.
Naagtan quruxoon waxay ka adeeganaysay suuqa oo dambiil adeeg ka buuxa ayey wadatay.
Quruxdeeda iyo qaabkeeda ayaa aad u cajabiyay oo ay la dhaceen (farxaan) iyo saaxiibkii.
Waxay goaansadeen inay u tagaan oo la hadlaan taleefan iyo wixii lamid ahna ka daadsadaan
si ay u shukaamiyaan. intay u tageen ayagoo wada socda bay waydiiyeen inay caawiyaan gaarina
ku qaadaan oo hoygeeda ku geeyaan maadaama ay adeeg culus wadatay. Naagtii qorxooneed way
ka aqbashay oo gaarigii bay soo raacday. Intii dhex la sii socday wa lais bartay oo magacyada ayaa
la isdhaafsaday. Markay magacayada isku sheegeen bay sheeko iyo hasaawi xiiso leh galeen. Intay
sheekada socotay farxaan iyo saaxiibkii waxay maqleen naagtii oo lugaha isku garacaysa :?,
iyaguna waxay u qaateen inay kabaha isku garaccayso maadaama ay sheeko xiiso leh uga shekenayaan :lol:
oo sheekadoodi bay iska wateen. Naagtii qorxeenayd gurigeedii markii la gaaray bay ku tiri "gurigayga waa kan".
ee soo dhawaada oo shaah aan idiin kariyo, iyaguna way ka aqbaleen. Gurigii bay gudaha u galeen oo miiska ayay
fariisteen. Naagtii qurxoonayd sadex koob oo shaah ah bay koobab kusoo kala shubtay oo miiska keentay.
Koobabkii intay kala qabsadeen bay sheekadii xiisaha lahayd ayay sii wateen ilaa ay ka maqlayeen
(sharqan miiska hoostii ka imaanayso) . Farxaan saaxiibkii ayaa miiska hoostii eegay oo arkay
naagta sheekeenaysa inay (qoobab dameer leedahay) :o . Intuu naxay bay sheekadii badnayd ku noqotay
oo shib ayaa ka soo hartay. Farxaan intuu la yaabay ninkii sheekenayay waxa mar qurah amuusiyay buu dhiniciisa
eegay. Saa indhihiisu waxay qabteen ninkii oo dhididaya, markaas buu si fiican usii eegay wajiga saaxiibkii, waxaana
u muuqday inuu u baaqayo oo indhaha ku fiiqayo miiska hoostii oo sharqan ka yeerayso. Indhihii farxaan waxay la kulmeen
(qoobab dameer) :shock: . Farxaan iyo saxiibkii intay hal mar is fiirsheen bay irida marqura kuwada yaaceen oo cagaha
wax ka dayeen. Naagtii way ka soo daba oraday ilaa ay gaarigoodi ka gaarayeen.

Farxaan iyo saaxiibkii sidaas bay kaga fakadeen (qoob dameeray) maalintaa iyada ah.
Byootuhful
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 636
Joined: Sat Sep 10, 2011 9:02 am
Location: Hargeisa

Re: Woman with legs of donkey.

Post by Byootuhful »

O.K so what’s the lesson to be learned from this story?
User avatar
OliveOil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7678
Joined: Thu Feb 11, 2010 3:07 am
Location: I walk this empty street on the Boulevard of Broken Dreams

Re: Woman with legs of donkey.

Post by OliveOil »

I think maskiinka Zingii is bored with his wife :lol: :lol:
LivingToSucceed
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2140
Joined: Sat Aug 28, 2010 6:50 am

Re: Woman with legs of donkey.

Post by LivingToSucceed »

An other jin story :down: ...
User avatar
Hargaysa1982
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 656
Joined: Tue Jul 12, 2011 10:42 am
Location: SIINAY (Hargeisa)

Re: Woman with legs of donkey.

Post by Hargaysa1982 »

waryee xaaskaagi ma la heeshisay loooooooooool qobabka dameerku haku dambeeyaane
User avatar
kismayogedojubaland
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1115
Joined: Sun Jul 25, 2010 12:20 pm
Location: Ceelcade, Gedo, Jubbaland State of Somalia

Re: Woman with legs of donkey.

Post by kismayogedojubaland »

Mashallah, She is Abgaal. :|
User avatar
fatimazahra
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 693
Joined: Thu Feb 24, 2011 2:57 am
Location: United States of Somalia

Re: Woman with legs of donkey.

Post by fatimazahra »

say hi to her
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Woman with legs of donkey.

Post by zingii »

i take it you guys never heard of such a story in your younger days. :|
User avatar
934
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2117
Joined: Tue Mar 25, 2008 11:38 am

Re: Woman with legs of donkey.

Post by 934 »

I heard of this kind of story plenty how taxi driver picked up a women and saw she had donkey feet. I havent read your script above but it was a regurlar thing back in Djibouti. mostly it use to hapen to taxi drivers who pick a women and then decide to get freasky only the man to be found grinding on the tar in the middle of the road oblivious to the what his doing :lol:

there is another that find a woman in the middle of the night at the port. took her somewhere little private, layed her down and started to remove (pull back) her clothes that turn out to be like the layers of an onion. Pull the diric back and another and another and another and on and on and on and on :lol: :lol:
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Woman with legs of donkey.

Post by zingii »

934 wrote:I heard of this kind of story plenty how taxi driver picked up a women and saw she had donkey feet. I havent read your script above but it was a regurlar thing back in Djibouti. mostly it use to hapen to taxi drivers who pick a women and then decide to get freasky only the man to be found grinding on the tar in the middle of the road oblivious to the what his doing :lol:

there is another that find a woman in the middle of the night at the port. took her somewhere little private, layed her down and started to remove (pull back) her clothes that turn out to be like the layers of an onion. Pull the diric back and another and another and another and on and on and on and on :lol: :lol:
LoL @ the last one. :lol:

I never heard of that until today.
Beans
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3364
Joined: Sun Jul 10, 2011 8:58 pm
Location: Where squirrels cross the road freely

Re: Woman with legs of donkey.

Post by Beans »

These kind of stories always sound like they have been created at the peak of marqaan.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”