Cleaning project in Xamar-weyne, Mogadishu

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Coeus
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11709
Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region

Cleaning project in Xamar-weyne, Mogadishu

Post by Coeus »

Image

Olole nadaafadeed oo muddo Tobon maalmood ah ka socday Afarta xaafadood oo ay ka koobantahay degmada Xamarweyne ayaa la soo gebagebeeyay.

Guddoomiyaha degmada Xamar weyne C/llaahi Sahal “Gardhuub”oo la hadlay haweenkii ka qeeybqaatay ololahaasi mudadii uu socday ayaa ku amaanay howlsha nadaafadda oo ay ka qabteen Afarta xaafadood oo ay ka koobantahay degmadaasi.

Isagoo hadalkiisa sii wata ayuu guddoomiyuhu ku dheeraaday ahmiyadda ay nadaafadu u leedahay nolosha deegaanka, isagoo balan qaaday in la abaal marin doono haweenkii ka qeybqaatay ololahaasi nadaafadeed ee mudada Tobonka maalmood ah ka socday Afarta xaafadood ee ay ka koobantahay degmada Xamar weyne.

Degmada Xamar weyne oo ka mid ah degmooyinka ugu faca weyn G/Banaadir ayaa hadda waxaa ay la ciirciireysaa kumannaan barakacayaal ah, iyadoo suuqa Degmadaasina uu noqday kan ugu mashquulka badan magaalada Muqdisho, wuxuuna ololahan nafaadadeed uu qeyb ka noqonayaa dadaalka uu maamulka Gobolku ugu jiro sare u qaadida bilicda magaalada Muqdisho.
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”