marna jaar ma noqoteen?
Jid ma wada lugeyseen
Ma laacdanteen jidiin wali?
... Jihaad ma isku aragteen
Jiidhkaad ka dhalatiyo?
Ma kaa jaray dadkiiyoo
Gooni socod makaa dhigay?
Re: Gacayte, Kinsi AUN
Posted: Thu Sep 22, 2011 7:37 pm
by HaragWafi85
AUN. Truly legends.
Re: Gacayte, Kinsi AUN
Posted: Thu Sep 22, 2011 9:27 pm
by Hargaysa1982
BIG FAT LIKE!!!!
Re: Gacayte, Kinsi AUN
Posted: Fri Sep 23, 2011 5:48 pm
by Barkhadd
Timo_Case wrote:
Umaleey jacayl
marna jaar ma noqoteen?
Jid ma wada lugeyseen
Ma laacdanteen jidiin wali?
... Jihaad ma isku aragteen
Jiidhkaad ka dhalatiyo?
Ma kaa jaray dadkiiyoo
Gooni socod makaa dhigay?