Some students from Caabudwaaq travelled all the way to Gaalkacyo to take part, seeing that they are Daarood, they joined the Puntland side. They took part in the exams, however during the result day. The Puntland education minister rejected that students from Caabudwaaq can take part, in front of the result ceremony. (subxannallah). <<You can watch this incident on Universal TV & Somali channel news edition.
The parents of the Caabudwaaq complained to TFG, then TFG told them to take part in the Galmudug part of the examination. They went to Galmudug and were welcomed by open hands. The Turkish that were organizing for Puntland, were in shock.
This incident shows that some parts of Somalia are not ready for Somalinimo.

(Puntland are still acting like a bitch).

Its sad that we Mareexaans have taken part in bringing peace between Leelkase and Majerteen fight, and at the same time Mareexaan students are being treated like shit by Puntland. Any Mareexaan reading this thread, I'm telling you forget about Daaroodnimo and I'm telling the Mareexaans in central Somalia, do not help Puntland anymoreWasiirka Waxbarashada Puntland oo Cadifaad qabiil ti ugu xumayd kula dhaqmay Arday ka soo jeeda Dagmada Cabudwaaq
Wararka naga soo garaya magalada Galkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa Shegaya inMagaladaasi ay soo gareen Saraakil Turki ah kuwaas oo lagu tala galay in ay la socdaan Deeq Waxbarasho oo ay Dowlada Turkiga ugu deeqday Guud ahaan Shacabka Somaliyeed.
Si dadka u qalma deeqdaasi waxbarasho loga soco kuwa anan u qalmin ayaa waxaa la qadayay Imtixanaad waxaana qayb ka aha imtixanaadkaas oo ayagu galay imtixaanka Arday ka timid Magalada Cabudwaaq ee Gobolka Galgaduud waxaana la sugayay Natiijadi ka so baxday Imtixaankaas Shalay.
Waxaa Mar kaliyah soo bux dhaafshay Goobti lagu Shacinayaay Imtixanaadka Ardaydi Gashay Imtixanaadkaas iyo Walidiintoda Waxaana ugu horeyn ka hadlay Goobti Wasiirka Waxbarashada Puntland marka ugu horeysa waxaa uu salamay Dhaman Ardayda iyo Walidiinti ka soo qayb gashay Kulankaas lagu shacinayay natijadi ka soo baxday Imtixaanka waxaa uu ku xijiyay in Dhamaan Ardaydi ka timid Magalada Cabudwaaq ee Gashay Imtixaanka in aysan Xaq u lahayn in ay ka mid noqdaan Ardayda la siinayo ama u tartami kara deeqda waxbarasho ee Dowlada Turkiga ay ugu talo gashay Wadanka Somalia sidas daradeed Imtaxaanadkini Gooni aya lo dhigay mana la shaciin doono natijadiisa .
Arintaas ayaa Waxaay Ardaydi iyo Walidiinti la socotay ku noqotay Filan waa in nin Sheganaya Wasiir Waxbarasho in uu kumanan Dadweyne ah hortooda ka dhaho Rer Cabuudwaaq uma qalman in la siiyo Waxbarasho Dibada ah.
Qar kami ah Walidiinti oo la xariray Wasarada Waxbarashada Somalia ayaa waxaay u shegeen qabka ay Arintaani u dhacday ayado Sarakisha wasaarada Waxbarashada Somalia ay ku taliyeen in Dhalinyaradi Imtixanaadka gashay ay Mar labaad imtixaan ka galan Danta Kale ee Galmudug.
Ugu danbeyn Ardaydi waxaay tageen Gobti Imtixanaadka ee Dhanka Galmudug waxaana logu soo dhaweyay si weyn waxaayna manta u fadhisanayaan Imtaxaanki Masuul u qabilsan Galmudug Dhanka waxbarashada ayaa u shegaay Walidinti Arday imtixanaadka galayay in si Cadaalad ah lo firin doono isla markan ay qaybtooda ka helidoonan deeqaha Waxbarasho ee Dowlada Turkiga ugu deeqday Shacabka Somaliyeed.
Dhacdadaan aadka u fosha xuun ee uu ku kacay Wasirka Waxbarashada Puntland waxaay si kala fogeynaysa Shacabka ku dhaqaan Waqoyiga Galgaduud iyo Maamul Goboleedka Puntland oo horeyba Xirirkoodu usan wanagsanayn.
