where is part 2? I thought yours was the realist and wasn't based on some illusion of thinking they are poets. Your spoke of real day to day issues that are confronted by somali youngsters everyday trying to reconcile they're identies here in the west. Your easy to understand somali carries the deep message behind for all of us to understand. hurry up and write part two.Landhan wrote:Hadaa hada la eego
Wadada aad hada mariso
Maad is leedahay wey ku ficantahay?
Mise meel iska qurun bey tahay?
Dad fic ficaan waad weeyaysa
Kuwi xunxun waad la ciyaareysa
Raves iyo baadhi baad qabneysa
Waad isla qaawineysa
Cunta xaaran baad cuneysa
Khamri laakiin waad diideysa
‘Waa xaaran’ baad oreyneysa
Guriga late baad soo galeysa
Hoyo miyaad dhageysaneysa?
May dheh, ileen Aabona waad la ceytameysa
Labadaba wey ku sanifiyaan
Guriga bey kaa tuureyaan
Waxaad la saxaneysa saxiibta Ayaan
Ti iska waalwaalan
Drugs iyo baaleeyo bey kugu shubeysa
Adigana maad diideysa?
Sarirta baad la fadhida
Yadana rollkii bey ku haysa
Adigana cod baad maqleysa
Cid ba kula hadleeya
Qof subconscious leydhaaho
Muxu leeyahey talow?
------
Part 2 Coming Soon
