www.gedonet.comMartiqaadkii Gaalkacyo Ee Loo Sameeyey Odoyaasha Marexaan Ee Nabadaynta U Joogay Waxa Martiqadkas Sameyey Odoyaasha Awrtable oo soo qaban qabiyey ayakatalis-somalia
Galkacayo-Gedo-News
Odayaasha Sade Daarood (Mareexaan) ee Nabadeynta u yimid magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa martiqaad u sameeyay odayaasha Yusuf Daarood (Awrtable) ee degan magaaladaas. Waxaana laga wada hadley sidii ay wax uga qaban lahaayeen colaada dadka ehelka walaalaha ah ku dhaxmartey magaalada sidii loo dhamayn lahaa kaalin weyna uga qaadan lahaayeen.
Odayaasha Yusuf daarood ayaa ku soo dhaweeyay magaalada Galkacyo islamarkaana martiqaadka waxaa soo agaasimay dhalinyarada aayakatalis ee beesha Yusuf Daarood.
Odayaasha labada dhinac ayaa isku afgartey waxyaabihii ay ka wada hadleen islamarkaana sida wadajir ah uga wada dhaqdhaqaaqyo lagu soo afjaraayo xiisada ka taagneyd maalmihii tagey.
Odayaasha beesha SADE Darood ayaa ka mahadceliyay sida walaaltinimada leh ee martiqaadka maanta iyo sida ay ugu soo dhaweyeen walaalahooda Awrtable
W/D Burhaanadiin Albadri.
Galkacyo
Somalia
Awrtable elders and Sade elders meet about Garsoor incident
Moderator: Moderators
- XimanJaale
- SomaliNet Super
- Posts: 12578
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
Awrtable elders and Sade elders meet about Garsoor incident
Re: Awrtable elders and Sade elders meet about Garsoor incid
Cuqdadlow your not a genuine rep for beesha sade on Snet and you have been labeled a troll by your own kin therefore your not allowed to post in our section regarding these topics, now scram.
- XimanJaale
- SomaliNet Super
- Posts: 12578
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
Re: Awrtable elders and Sade elders meet about Garsoor incid
How am I trolling? I'm posting news about the peace process of Gaalkacyo. If you feel hurt to hear that Beesha Sade are pioneers in the peace process, don't bite me!Awe wrote:Cuqdadlow your not a genuine rep for beesha sade on Snet and you have been labeled a troll by your own kin therefore your not allowed to post in our section regarding these topics, now scram.
Re: Awrtable elders and Sade elders meet about Garsoor incid
It seems like you have a hard time comprehending what I wrote so I'm not even going to reply to you again you goof. Just don't embarass yourself while you're here. 

- XimanJaale
- SomaliNet Super
- Posts: 12578
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
Re: Awrtable elders and Sade elders meet about Garsoor incid
Does your clan even know the meaning of embarresment?Awe wrote:It seems like you have a hard time comprehending what I wrote so I'm not even going to reply to you again you goof. Just don't embarass yourself while your here.


- Cinque Mtume
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4005
- Joined: Fri Mar 06, 2009 5:36 pm
- Location: Tres Puntos
Re: Awrtable elders and Sade elders meet about Garsoor incid
Ximan, get the hell out of the Puntland section immediately. Galkacyo does not concern you.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Awrtable elders and Sade elders meet about Garsoor incid
Sade maxa ka galay galkacyo iyo garsoor , war nimanku faduul badana
- XimanJaale
- SomaliNet Super
- Posts: 12578
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
Re: Awrtable elders and Sade elders meet about Garsoor incid
Waryaa laangaabyahow, Gaalkacyo waa dhul Daarood kow dheh, waxaana dego Beesha Wagardhac waxaa kalo degan Beesha Majerteen, Beesha Leelkase, Beesha Awrtable iyo beelo kale oo yar yar sida Caraab Salaax iyo Habar Gidir. Marka odayaasha Sade waxay xaq uu leyihin inay colaada ka tagaan Galkaacyo joojiyan, umad muslim baa nunahay marka waa xaq iin la heshishiyo musliminta. Beesha Sade of Central Somalia live in peace so we should help our fellow Daarood neighbors. But Beesha Sade of South Somalia have no right to get involved.The_Emperior5 wrote:Sade maxa ka galay galkacyo iyo garsoor , war nimanku faduul badana
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Awrtable elders and Sade elders meet about Garsoor incid
madaan shalay ka ooyeyn aad ka calacalayn Puntland baa dadkaygii iyo dhaliyaradaydii skoolada uu diiday Daaroodkaad ku tamaysey meyeen hada wa shalayXimanJaale wrote:Waryaa laangaabyahow, Gaalkacyo waa dhul Daarood kow dheh, waxaana dego Beesha Wagardhac waxaa kalo degan Beesha Majerteen, Beesha Leelkase, Beesha Awrtable iyo beelo kale oo yar yar sida Caraab Salaax iyo Habar Gidir. Marka odayaasha Sade waxay xaq uu leyihin inay colaada ka tagaan Galkaacyo joojiyan, umad muslim baa nunahay marka waa xaq iin la heshishiyo musliminta. Beesha Sade of Central Somalia live in peace so we should help our fellow Daarood neighbors. But Beesha Sade of South Somalia have no right to get involved.The_Emperior5 wrote:Sade maxa ka galay galkacyo iyo garsoor , war nimanku faduul badana
adeer galkacyo laba mamuul ba ka taliya mamuulka puntland oo aadan adigu ka mid ahayn
iyo mamuulka galmudug oo anad adigu mid ahayn bal marka meesha maxa ku so galiyey soo quulo qarka u saraan in meel laga tuuro maad noqon

Calling me laangaab my subclan can buy your entire Clan



- XimanJaale
- SomaliNet Super
- Posts: 12578
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
Re: Awrtable elders and Sade elders meet about Garsoor incid
Niinka ragga ah doesn't hold grudge, my clan are not holding grudge to anyone. Kow dheh, dhaqanka Somaliyeed is for elders to communicate and create peace, marka I respect the Sade elders of Central Somalia for taking part in creating peace between two clans. Alhamdulilah Beesha Sade of CENTRAL Somalia have peace in their land. But a laangaab iidoor shouldn't care about wat Sade does or doesn't do. Asual you wake up from the dead when you hear SADEThe_Emperior5 wrote:
madaan shalay ka ooyeyn aad ka calacalayn Puntland baa dadkaygii iyo dhaliyaradaydii skoolada uu diiday Daaroodkaad ku tamaysey meyeen hada wa shalay
adeer galkacyo laba mamuul ba ka taliya mamuulka puntland oo aadan adigu ka mid ahayn
iyo mamuulka galmudug oo anad adigu mid ahayn bal marka meesha maxa ku so galiyey soo quulo qarka u saraan in meel laga tuuro maad noqon
Calling me laangaab my subclan can buy your entire Clan![]()
![]()

-
- SomaliNet Super
- Posts: 7820
- Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
- Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug
Re: Awrtable elders and Sade elders meet about Garsoor incid
They are fellow darood and they are welcome in galkacyo. but why do you care who visits there?The_Emperior5 wrote:Sade maxa ka galay galkacyo iyo garsoor , war nimanku faduul badana
Re: Awrtable elders and Sade elders meet about Garsoor incid
Marexaans are our kin, they are welcome to stay in every corner of Gaalkacyo. XimaanJalle you on the other hand saqajaan baad tahay, ninka duudaye u niikiyo maxuu anaga no sheegayaa.
Re: Awrtable elders and Sade elders meet about Garsoor incid
I never hear u say habar jeclo maxaa ka galay hargeisa, xaafada new hargiesa walibaThe_Emperior5 wrote:Sade maxa ka galay galkacyo iyo garsoor , war nimanku faduul badana
I never hear u say habar awal maxaa ka galay burco etc......
ninyahow isku dirka jeclidaa

-
- SomaliNet Super
- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Re: Awrtable elders and Sade elders meet about Garsoor incid
Advo wrote:I never hear u say habar jeclo maxaa ka galay hargeisa, xaafada new hargiesa walibaThe_Emperior5 wrote:Sade maxa ka galay galkacyo iyo garsoor , war nimanku faduul badana
I never hear u say habar awal maxaa ka galay burco etc......
ninyahow isku dirka jeclidaa


Re: Awrtable elders and Sade elders meet about Garsoor incid
Isaaq iskadhaafe Darood affairs kaamaba Dheexbaaxo..Advo wrote:I never hear u say habar jeclo maxaa ka galay hargeisa, xaafada new hargiesa walibaThe_Emperior5 wrote:Sade maxa ka galay galkacyo iyo garsoor , war nimanku faduul badana
I never hear u say habar awal maxaa ka galay burco etc......
ninyahow isku dirka jeclidaa
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 6 Replies
- 1870 Views
-
Last post by XimanJaale
-
- 21 Replies
- 2836 Views
-
Last post by malakumod
-
- 52 Replies
- 3943 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 3 Replies
- 1432 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 115 Replies
- 14069 Views
-
Last post by kaliil
-
- 2 Replies
- 1452 Views
-
Last post by Mondey
-
- 0 Replies
- 533 Views
-
Last post by Adali
-
- 2 Replies
- 951 Views
-
Last post by zingii
-
- 2 Replies
- 605 Views
-
Last post by Xiis1928