Page 1 of 2
Awrtable elders and Sade elders meet about Garsoor incident
Posted: Sun Sep 25, 2011 3:38 pm
by XimanJaale
Martiqaadkii Gaalkacyo Ee Loo Sameeyey Odoyaasha Marexaan Ee Nabadaynta U Joogay Waxa Martiqadkas Sameyey Odoyaasha Awrtable oo soo qaban qabiyey ayakatalis-somalia
Galkacayo-Gedo-News
Odayaasha Sade Daarood (Mareexaan) ee Nabadeynta u yimid magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa martiqaad u sameeyay odayaasha Yusuf Daarood (Awrtable) ee degan magaaladaas. Waxaana laga wada hadley sidii ay wax uga qaban lahaayeen colaada dadka ehelka walaalaha ah ku dhaxmartey magaalada sidii loo dhamayn lahaa kaalin weyna uga qaadan lahaayeen.
Odayaasha Yusuf daarood ayaa ku soo dhaweeyay magaalada Galkacyo islamarkaana martiqaadka waxaa soo agaasimay dhalinyarada aayakatalis ee beesha Yusuf Daarood.
Odayaasha labada dhinac ayaa isku afgartey waxyaabihii ay ka wada hadleen islamarkaana sida wadajir ah uga wada dhaqdhaqaaqyo lagu soo afjaraayo xiisada ka taagneyd maalmihii tagey.
Odayaasha beesha SADE Darood ayaa ka mahadceliyay sida walaaltinimada leh ee martiqaadka maanta iyo sida ay ugu soo dhaweyeen walaalahooda Awrtable
W/D Burhaanadiin Albadri.
Galkacyo
Somalia
www.gedonet.com
Re: Awrtable elders and Sade elders meet about Garsoor incid
Posted: Sun Sep 25, 2011 3:54 pm
by Awe
Cuqdadlow your not a genuine rep for beesha sade on Snet and you have been labeled a troll by your own kin therefore your not allowed to post in our section regarding these topics, now scram.
Re: Awrtable elders and Sade elders meet about Garsoor incid
Posted: Sun Sep 25, 2011 4:00 pm
by XimanJaale
Awe wrote:Cuqdadlow your not a genuine rep for beesha sade on Snet and you have been labeled a troll by your own kin therefore your not allowed to post in our section regarding these topics, now scram.
How am I trolling? I'm posting news about the peace process of Gaalkacyo. If you feel hurt to hear that Beesha Sade are pioneers in the peace process, don't bite me!
Re: Awrtable elders and Sade elders meet about Garsoor incid
Posted: Sun Sep 25, 2011 4:10 pm
by Awe
It seems like you have a hard time comprehending what I wrote so I'm not even going to reply to you again you goof. Just don't embarass yourself while you're here.

Re: Awrtable elders and Sade elders meet about Garsoor incid
Posted: Sun Sep 25, 2011 4:12 pm
by XimanJaale
Awe wrote:It seems like you have a hard time comprehending what I wrote so I'm not even going to reply to you again you goof. Just don't embarass yourself while your here.

Does your clan even know the meaning of embarresment?

Re: Awrtable elders and Sade elders meet about Garsoor incid
Posted: Sun Sep 25, 2011 4:12 pm
by Cinque Mtume
Ximan, get the hell out of the Puntland section immediately. Galkacyo does not concern you.
Re: Awrtable elders and Sade elders meet about Garsoor incid
Posted: Sun Sep 25, 2011 4:17 pm
by The_Emperior5
Sade maxa ka galay galkacyo iyo garsoor , war nimanku faduul badana
Re: Awrtable elders and Sade elders meet about Garsoor incid
Posted: Sun Sep 25, 2011 4:25 pm
by XimanJaale
The_Emperior5 wrote:Sade maxa ka galay galkacyo iyo garsoor , war nimanku faduul badana
Waryaa laangaabyahow, Gaalkacyo waa dhul Daarood kow dheh, waxaana dego Beesha Wagardhac waxaa kalo degan Beesha Majerteen, Beesha Leelkase, Beesha Awrtable iyo beelo kale oo yar yar sida Caraab Salaax iyo Habar Gidir. Marka odayaasha Sade waxay xaq uu leyihin inay colaada ka tagaan Galkaacyo joojiyan, umad muslim baa nunahay marka waa xaq iin la heshishiyo musliminta. Beesha Sade of Central Somalia live in peace so we should help our fellow Daarood neighbors. But Beesha Sade of South Somalia have no right to get involved.
Re: Awrtable elders and Sade elders meet about Garsoor incid
Posted: Sun Sep 25, 2011 4:28 pm
by The_Emperior5
XimanJaale wrote:The_Emperior5 wrote:Sade maxa ka galay galkacyo iyo garsoor , war nimanku faduul badana
Waryaa laangaabyahow, Gaalkacyo waa dhul Daarood kow dheh, waxaana dego Beesha Wagardhac waxaa kalo degan Beesha Majerteen, Beesha Leelkase, Beesha Awrtable iyo beelo kale oo yar yar sida Caraab Salaax iyo Habar Gidir. Marka odayaasha Sade waxay xaq uu leyihin inay colaada ka tagaan Galkaacyo joojiyan, umad muslim baa nunahay marka waa xaq iin la heshishiyo musliminta. Beesha Sade of Central Somalia live in peace so we should help our fellow Daarood neighbors. But Beesha Sade of South Somalia have no right to get involved.
madaan shalay ka ooyeyn aad ka calacalayn Puntland baa dadkaygii iyo dhaliyaradaydii skoolada uu diiday Daaroodkaad ku tamaysey meyeen hada wa shalay
adeer galkacyo laba mamuul ba ka taliya mamuulka puntland oo aadan adigu ka mid ahayn
iyo mamuulka galmudug oo anad adigu mid ahayn bal marka meesha maxa ku so galiyey soo quulo qarka u saraan in meel laga tuuro maad noqon
Calling me laangaab my subclan can buy your entire Clan

Re: Awrtable elders and Sade elders meet about Garsoor incid
Posted: Sun Sep 25, 2011 4:39 pm
by XimanJaale
The_Emperior5 wrote:
madaan shalay ka ooyeyn aad ka calacalayn Puntland baa dadkaygii iyo dhaliyaradaydii skoolada uu diiday Daaroodkaad ku tamaysey meyeen hada wa shalay
adeer galkacyo laba mamuul ba ka taliya mamuulka puntland oo aadan adigu ka mid ahayn
iyo mamuulka galmudug oo anad adigu mid ahayn bal marka meesha maxa ku so galiyey soo quulo qarka u saraan in meel laga tuuro maad noqon
Calling me laangaab my subclan can buy your entire Clan

Niinka ragga ah doesn't hold grudge, my clan are not holding grudge to anyone. Kow dheh, dhaqanka Somaliyeed is for elders to communicate and create peace, marka I respect the Sade elders of Central Somalia for taking part in creating peace between two clans. Alhamdulilah Beesha Sade of CENTRAL Somalia have peace in their land. But a laangaab iidoor shouldn't care about wat Sade does or doesn't do. Asual you wake up from the dead when you hear SADE

Re: Awrtable elders and Sade elders meet about Garsoor incid
Posted: Sun Sep 25, 2011 5:27 pm
by quark
The_Emperior5 wrote:Sade maxa ka galay galkacyo iyo garsoor , war nimanku faduul badana
They are fellow darood and they are welcome in galkacyo. but why do you care who visits there?
Re: Awrtable elders and Sade elders meet about Garsoor incid
Posted: Sun Sep 25, 2011 5:36 pm
by Xamud.
Marexaans are our kin, they are welcome to stay in every corner of Gaalkacyo. XimaanJalle you on the other hand saqajaan baad tahay, ninka duudaye u niikiyo maxuu anaga no sheegayaa.
Re: Awrtable elders and Sade elders meet about Garsoor incid
Posted: Sun Sep 25, 2011 9:06 pm
by Advo
The_Emperior5 wrote:Sade maxa ka galay galkacyo iyo garsoor , war nimanku faduul badana
I never hear u say habar jeclo maxaa ka galay hargeisa, xaafada new hargiesa waliba
I never hear u say habar awal maxaa ka galay burco etc......
ninyahow isku dirka jeclidaa

Re: Awrtable elders and Sade elders meet about Garsoor incid
Posted: Sun Sep 25, 2011 9:14 pm
by Goljano Lion
Advo wrote:The_Emperior5 wrote:Sade maxa ka galay galkacyo iyo garsoor , war nimanku faduul badana
I never hear u say habar jeclo maxaa ka galay hargeisa, xaafada new hargiesa waliba
I never hear u say habar awal maxaa ka galay burco etc......
ninyahow isku dirka jeclidaa


Re: Awrtable elders and Sade elders meet about Garsoor incid
Posted: Sun Sep 25, 2011 9:37 pm
by Babygirl-
Advo wrote:The_Emperior5 wrote:Sade maxa ka galay galkacyo iyo garsoor , war nimanku faduul badana
I never hear u say habar jeclo maxaa ka galay hargeisa, xaafada new hargiesa waliba
I never hear u say habar awal maxaa ka galay burco etc......
ninyahow isku dirka jeclidaa

Isaaq iskadhaafe Darood affairs kaamaba Dheexbaaxo..