Dhakhaatiir Turkish ah oo beryihii u danbeeyey howlo caafimaad ka wadey degaanada Puntland ayaa goor hore oo saaka ah soo gaarey magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.
Wefdigan oo ay garoonka diyaaradaha kusoo dhoweyeen Madax katirsan muumulka gobolka iyo kan degmada , Arday , cuqaal , hooyooyin iyo dadweyne kale oo aad u tira badan ayaa isla durbadiiba markii ay cusbataalka guud ee magaalada Boosaaso tageen si toos ah u bilaabay adeegyo caafimaad oo ay dadka si bilaash ah ugu qabanayaan kuwaas oo isugu jira Baaritaano , daaweyn , iyo qalliin.
Boqolaal qof oo kamid ah dadweynaha ku dhaqan magaalada Boosaaso iyo degaanada ku xeeran ayaa soo buux dhaafiyey hareera cusbataalka kuwaas doonaya inay ka faa’iideystaan adeegyada ay dhakhaatiirtani sida bilaashka ah u qabanayaan inta ay magaalada Boosaaso ku sugan yihiin.
Wasiirka Wasaarada caafimaadka Puntladn Dr.Cali Cabdilaahi Warsame oo isagu wefdigan dhakhaatiirta ah horkacayey islamarkaana Cusbataalka Boosaaso gudihiisa Saxaafada kula hadlay ayaa ugu baaqay dadweynaha inay si habsami leh uga faa’iideystaan howlaha caafimaad ee ay dhakhaatiirta Turkishka ahi bulshada u qabanayaan.
Dhakhaatiirtan oo kasoo kicitimay dhinaca magaalada Gaalkacayo ee xarunta gobolka Mudug ayaa intii ay Gaalkacayo joogeen ku guuleystey inay qaabilaan 1213 bukaan kuwaas 85-kamid ah qaliimo kala duwan lagu sameeyey , ayaa sidoo kale inta ay magaalada Boosaaso ku sugan yihiin fulin doono adeegyo caafimaad oo kuwaas dhigooda ah.
Turkish doctors reach Bosaso
Moderator: Moderators
- damu
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3373
- Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
- Location: PL National Socialist Party
Turkish doctors reach Bosaso
- damu
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3373
- Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
- Location: PL National Socialist Party
Re: Turkish doctors reach Bosaso














thank you turkey
- ZubeirAwal
- SomaliNet Super

- Posts: 15174
- Joined: Sat Mar 19, 2011 1:05 pm
- Location: No one feels safe from hypocrisy except the hypocrite.
Re: Turkish doctors reach Bosaso
mashallah turkishta are teaching reer puntland how to live, ku dayo puntland ku dayo 

- XaliimoFarax
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2936
- Joined: Wed Sep 15, 2010 9:44 pm
- Location: Only words on screen
Re: Turkish doctors reach Bosaso
Mashallah Turkey
Q how come they always go to PL? And not the other regions I would have picked xamar for them to go first or where the drought is the worst.
Ps stirrers do not comment
Q how come they always go to PL? And not the other regions I would have picked xamar for them to go first or where the drought is the worst.
Ps stirrers do not comment
- Monk-of-Mogadishu
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4962
- Joined: Mon Oct 08, 2007 1:06 pm
- Location: The thought of gemini07 and her family getting rich sends chills down my spine
Re: Turkish doctors reach Bosaso
The Turkish should teach HIV prevention to reer Berbera.
- Cinque Mtume
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4005
- Joined: Fri Mar 06, 2009 5:36 pm
- Location: Tres Puntos
Re: Turkish doctors reach Bosaso
Your doctor tells you how to eat correctly and how to be social? How's that going for you?AbuukarSubeer wrote:mashallah turkishta are teaching reer puntland how to live, ku dayo puntland ku dayo
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 7 Replies
- 544 Views
-
Last post by quark
-
- 1 Replies
- 369 Views
-
Last post by Rabshoole
-
- 0 Replies
- 732 Views
-
Last post by TarTar
-
- 0 Replies
- 1730 Views
-
Last post by Monk-of-Mogadishu
-
- 6 Replies
- 3128 Views
-
Last post by Pwani
-
- 27 Replies
- 1800 Views
-
Last post by LadyLayla
-
- 0 Replies
- 474 Views
-
Last post by DonCorleone
-
- 22 Replies
- 1908 Views
-
Last post by paperino
-
- 6 Replies
- 1150 Views
-
Last post by sahal80
-
- 2 Replies
- 863 Views
-
Last post by Enlightened~Sista