so they lied !

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Mondey
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4427
Joined: Fri Jun 17, 2011 9:44 pm
Location: We'll resist and fight again, Strangers, thats's how freemen feel in a world of slaves.

so they lied !

Post by Mondey »

Ardaydii Xukumada Siilanyo Sheegtay Inay Toos Turki U Tegi Doonaan Oo Muqdisho Ka Degay Tani Oo Cadaysay M.G Somaliland inuu Hoos Yimaad Muqdisho

Hargaysa(BoramaCity)-Arday reer somaliland oo dawlada turkigu ka helay ama ay siisay deeq waxbarasho oo isagu jirta mid dugsi sare oo xirfadeed iyo mid heer jaamacadeeda tiradooduna dhan tahay 36 arday ayaa laga dejiyey magaalada muqdisho,ardaydan ayaa saaka loo qaybiyey ama la siiyey basaboorka la yidhaahdo E-passaport kaas oo dawladaha dunida aqoonsan yihiin inuu yahay basaboorka saxda ah ee Somaliya.

Wararka aanu helay ayaa intaas ku daraaya in ardeyda reer somaliland lagudaray amaba ay diyaarad wada raacayaan arday kale oo ka socota puntland iyo muqdisho oo ku guulaystey interview ay ka qaadeen masuuliyiin ka socota dawlada turkiga iyo dawlada soomaaliya.ardeydan ayaa iasagu jira kuwo dhamaystey waxbarashada dugsiyada sare iyo dugsiyada dhexe ee Puntland,Somaliland iyo koonfurta Soomaaliya.

Inkastoo xukumada Somaliland sheegtay inay ardaydeedu ku tegayaan basaboorka somaliland dalka Turkiga taasi wey shaqeyn weyday,waxay kaloo xukumada somaliland sheegtay in diyaarad khaasi geyn doonto dalka turkiga taasina wey beenowday ka dib markii diyaaradii ay raaceen ka dejisay gegida diyaaradaha ee Adan Cade ee magaalada Muqdisho.

Warar aanu ka helay qof ku sugnaa madaarka aadan cade ee magaalada muqdisho gudihiisa ayaa noo xaqiijiyey inay ardaydaa ka soo dhooftay magaalada hargeysa ka soo degeen madaarka aadan cade ,waxaa kaloo ilo xogogaal ahi noo sheegeen inaan ardaydaas la weydiin wax dokumantisa.

Xukumada madaxweyne Siilaanyo ayaa caaddeysatey had iyo jeer inay shacabkeeda u sheegto warar ama xoggo aan sax ahayn oo iska hor iyo daba imanaya kuna abuura jahawareer bulshada dhexdeeda taasna waxaa sabab u ah kalsooni daro jirta iyo iyadoo ku fashilantay wixii loo doortay ee ay shacabka u ballanqaadey,waxaa ku adag inay qirato fashilaadaha la dersa hase yeeshee hadaan taas laga hortegin waxaa iman doonta maalin farta dhexda laga qaniini doono. ninbaa laga hayaa hadaan karinta laga guurin gorayo heryaysanina walee way ka soo geli.

Ugu danbeyn waxaa dhaboowday sheekadii lagu xaman jiray xukumada siilaanyo inay xidhiidh la leedahay xukumada sheikh shariif hogaamiyo ee ka talisa xaafado ka mid ah magaalada muqdisho.sidoo kale ayaa wakiilka xoghayaha guud u qaabilsan somaliya mr Mahiiga inoola dhaqmaa sidii maamul-goboleed ka tirsan Somaliya ka dib markuu arkay labaclabacda xukumada Axmed Siilaanyo.

Dhanka kalena waalidiintii dhashay caruurtani laga dajiyay magaalada Muqdisho oo qaarkood ay u warameen shabakda qaran news, ayaa waxa ay sheegeen in ay arintaasi ka walaacsanyihiin, arinkuna ahaa in caruurtooda toos loo geeyo dalka Turkiga oo ay waxbarasho u tagaan, waxana ay walaac iyo war wer weyn ka muujiyeen xukumada Siilaanyo oo ay qaarkood ku sheegeen in ay ku soo baxayso waxii lagu xamnaayay ee ahayd in aanu dalkaba maamulin madaxweynahii la soo doortay.

http://awdal.awdalstate.com/2011/09/26/ ... -muqdisho/
User avatar
Mondey
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4427
Joined: Fri Jun 17, 2011 9:44 pm
Location: We'll resist and fight again, Strangers, thats's how freemen feel in a world of slaves.

Re: so they lied !

Post by Mondey »

PM abdiwali was right !
User avatar
Knight of Wisdom
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6609
Joined: Thu Aug 27, 2009 1:56 pm
Location: Eiffel Tower

Re: so they lied !

Post by Knight of Wisdom »

Mamuul Goboleedka Somaliland ee Jamahuriyada Somalia is just like any Mamuul Goboleed.
siren
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7879
Joined: Fri Nov 28, 2003 7:00 pm
Location: PREPARE- D-DAY IS COMING!

Re: so they lied !

Post by siren »

:lol:

Who actually believed them in the first place?
anonymousfaarax
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1987
Joined: Thu Aug 11, 2011 4:35 pm

Re: so they lied !

Post by anonymousfaarax »

In any case it would be wrong to deny these kids the opportunity of better education for the sake of political point-scoring. Currently Somaliland is de-facto independent but unrecognised, we already knew that.
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: so they lied !

Post by SahanGalbeed »

Naw! iska waxooga nacas baad ilaa eegtahay .
Ardey Uganda loo diray oo Somalia iyo Somaliland ba ka socota oo Berbera ka dhoofay ayaa waddanka ka baxay maalin dhaweed . Ma' Xamar baynu iska leenahay baad inaga maqashaan ?
Nedel fowqal nedel walba oo ay calooshu taagan tahay markaad computer hoos dhigto , dhuusadas oo miidhan ayuu kugu sii daaya .
Last edited by SahanGalbeed on Tue Sep 27, 2011 2:08 pm, edited 1 time in total.
User avatar
TheblueNwhite
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11301
Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
Contact:

Re: so they lied !

Post by TheblueNwhite »

Quick delete this thread before Union sees it! he will have a field day with this news.

I will come back later with my popcorn.
User avatar
Samatr
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14767
Joined: Fri Feb 11, 2005 4:56 am
Location: Somewhere only we know :P

Re: so they lied !

Post by Samatr »

for some place that doesn't exist, it sure does occupy the time of a lot people. :mrgreen:
User avatar
greenday
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12366
Joined: Wed Jul 28, 2010 10:31 am
Location: Ruux bukaanka ku nacay, adoo bahan katagay....Ala barasho, barasho wacanaa!

Re: so they lied !

Post by greenday »

Why would they turn down free education? They know whats in their best interest :up:
quark
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7820
Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug

Re: so they lied !

Post by quark »

TheblueNwhite wrote:Quick delete this thread before Union sees it! he will have a field day with this news.

I will come back later with my popcorn.
:lol: :lol:
User avatar
ZubeirAwal
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15174
Joined: Sat Mar 19, 2011 1:05 pm
Location: No one feels safe from hypocrisy except the hypocrite.

Re: so they lied !

Post by ZubeirAwal »

Knight of Wisdom wrote:Mamuul Goboleedka Somaliland ee Jamahuriyada Somalia is just like any Mamuul Goboleed.
and?One thing is for sure is that our supposed 'president' dammer dalxis can't set foot in Somaliland, so how am i part of a country where my people reject.and my people dominate and are the majority in the north you know that :)
anonymousfaarax
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1987
Joined: Thu Aug 11, 2011 4:35 pm

Re: so they lied !

Post by anonymousfaarax »

AbuukarSubeer wrote:
Knight of Wisdom wrote:Mamuul Goboleedka Somaliland ee Jamahuriyada Somalia is just like any Mamuul Goboleed.
and?One thing is for sure is that our supposed 'president' dammer dalxis can't set foot in Somaliland, so how am i part of a country where my people reject.and my people dominate and are the majority in the north you know that :)
Sxb don't even bother. The TFG can only dream to control as much territory as that of Somaliland, they can only dream to be democratically elected, they can only dream to be half of what the Somaliland government is. :up: :sland: Let haters talk :-@ , dust off our shoulder :up: :sland:
User avatar
Samatr
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14767
Joined: Fri Feb 11, 2005 4:56 am
Location: Somewhere only we know :P

Re: so they lied !

Post by Samatr »

AbuukarSubeer wrote:
Knight of Wisdom wrote:Mamuul Goboleedka Somaliland ee Jamahuriyada Somalia is just like any Mamuul Goboleed.
and?One thing is for sure is that our supposed 'president' dammer dalxis can't set foot in Somaliland, so how am i part of a country where my people reject.and my people dominate and are the majority in the north you know that :)
waryee don't waste your time, you should boycott negative threads such as this if it gives you such a reaction. :lol:
User avatar
Mondey
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4427
Joined: Fri Jun 17, 2011 9:44 pm
Location: We'll resist and fight again, Strangers, thats's how freemen feel in a world of slaves.

Re: so they lied !

Post by Mondey »

SahanGalbeed wrote:Naw! iska waxooga nacas baad ilaa eegtahay .
Ardey Uganda loo diray oo Somalia iyo Somaliland ba ka socota oo Berbera ka dhoofay ayaa waddanka ka baxay maalin dhaweed . Ma' Xamar baynu iska leenahay baad inaga maqashaan ?
Nedel fowqal nedel walba oo ay calooshu taagan tahay markaad computer hoos dhigto , dhuusadas oo miidhan ayuu kugu sii daaya .
its not about taking off from Xamar thats the boring part... its about lying to your own people and fabricating a story about how the kids traveled with Somaliland passports on Somaliland Airways/first class. when it actually was a new somali e-passport what they had. :lol:
User avatar
Mondey
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4427
Joined: Fri Jun 17, 2011 9:44 pm
Location: We'll resist and fight again, Strangers, thats's how freemen feel in a world of slaves.

Re: so they lied !

Post by Mondey »

Samatr wrote:for some place that doesn't exist, it sure does occupy the time of a lot people. :mrgreen:
so does wonderland :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”